Hiiraan Online
Friday, May 24, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Aug 16, 2012
Dagaal culus oo Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ku dhexmary Ciidamada DKMG ah, kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab
Khamiis, Ogoosto 16, 2012 (HOL) — Ugu yaraan 15-qof oo dhinacyadii dagaalamay ka tirsan ayaa ku dhintay tiro intaas ka badan oo dad rayid ah ay ku jiraanna way ku dhaawacmeen dagaallo culus oo xalay ka dhacay gudaha iyo daafaha degmada Xudur ee gobolka Bakool.
Dagaalladan ayaa qarxay kaddib markii xoogagga Al-shabaab ay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya ku lahaayeen daafaha degmada iyo gudaheeda.
Isgaarsiinta ayaa la jaray ka hor intii aanu weerarku billlaabay, iyadoo illaa saakay ay jaran tahay isgaarsiinta, balse wararka lagu helayo qalabka fooneeyaha loo yaqaan ayaa sheegaya in khasaaraha dagaalka ee la arkay uu gaarayo 15-ruux.
Guddoomiye ku xigeenka gobolka Bakool ee dowladda KMG ah, Cali-nuur Maxamed Xasan oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in khasaaraha dagaalka uu dhinacooda aad ugu yar yahay, balse saraakiil iyaguna u hadlay Al-shabaab ayaa sheegaya in khasaaraha uu u badan yahay dhinaca ciidamada dowladda.
Dadweynaha degmada Xudur ayaa la sheegay inay aad u argagaxsan yihiin iyadoo ay saakay xaaladdu daggan tahay degmadana ay gacanta ku hayaan ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya.
Waa markii labaad oo weerar noocan oo kale ay Al-shabaab ku qaaddo degmada Xudur ee gobolka Bakool laba toddobaad gudahood, iyadoo dagaalkii hore ay ku dhinteen labaatameeyo labada dhinac u badan.
Degmada Xudur ayaa ah degmada Keliya ee gobolka Bakool ay kaga sugan yihiin ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa caawinaya ee Itoobiya, iyadoo guddoomiye ku xigeenka gobolka uu sheegay in bisha Ramadaan kaddib ay u qorsheysan tahay inay la wareegaan degmooyinka kale ee gobolka.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Qoys ku sumoobay Tuulada Qalaanqal ee gobolka Nugaal
8/16/2012 11:35 AM EST
Khamiis, August 16, 2012(HOL): Qoys ka kooban 5 qof ayaa ku sumoobey tuulada Qalaanqal oo ka tirsan gobolka Nugaal, kadib markii ay cabeen biyo ku jirey weel caag ah, oo markiisii hore dareere sun ah lagu keenay.
RA’IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA: “ Xukuumaddu wey jireysaa inta xukuumad cusub laga soo dhisayo”
8/16/2012 10:59 AM EST
Khamiis, August 16, 2012(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa ka jawaabay hadal uu shalay qalabka warbaahinta ka sii daayay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, kaasi oo ahaa in xukuumadda Soomaaliya aysan lahayn wax saameyn ah, isla markaana aysan wax qaraar ah soo saari karin maadaama uu madaxweynenimo isu soo sharraxay Ra’iisal Wasaaraha.
Madaxweynaha Somaliland oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah Culimada gobollada, kuna booriyey inay ka wacyigeliyaan isqarxinta dhalinyaradda
8/16/2012 9:59 AM EST
Khamiis, Agoosto 16, 2012 (HOL)-Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa xalay kulan afur iyo casho iskugu jirta la yeeshay culimadda Somaliland,isla markaana uga waramay xaaladda guud iyo kaalinta ay culimadu ka qaadan karaan wacyigelinta dadweynaha.
Tifaftire cusub oo loo magacaabay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da
8/16/2012 9:55 AM EST
Khamiis August 16, 2012(HOL): Maalmihii ugu dambeeyay, waxaa isbadal xoog leh laga dareemayaa baraamijyada ka baxa idaacadda BBC. Dad badan ayay dhici kartaa in ay la yaaban yihiin waxa sababay isbadalka tayada barnaamijyada, oo uu ka mid yahay midka subixii 7-da aroornimo saacadda Afrikada bari soo gala, waxaa horay uga shaqay jiray muddo sanado ah qof kaliya, iyadoo hadda laba qof ay ka howlgalaan.
Buug cusub oo loogu magac daray Tiirka Nabadda ee Gobollada Dhexe oo lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho
8/16/2012 4:25 AM EST
Khamiis, Ogoosto 16, 2012 (HOL) — Waxaa Muqdisho lagu soo bandhigay buuq cusub oo diiradda saaraya xaalada gobolada dhexe, iyadoo buugan loogu magac daray [Tiirka Nabada, Carqaladaga iyo Fursadaha Gobolada Dhexe] ayaa waxaa soo bandhigtay xarunta cilmi-baarista iyo wada-tashiga ee CRD.
Hay'adda Culummada Soomaaliyeed oo baaq u jeedisay Madaxda DKMG ah iyo Odayaasha Xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka
8/16/2012 4:18 AM EST
Khamiis, Ogoosto 16, 2012 (HOL) — Hay'adda culummada Soomaaliyeed ayaa baaq u jeedisay madaxda DKMG ah ee Soomaaliya iyo odayaasha dhaqanka ee ku howlan xulista xildhibaannada cusub ee baarlamaanka.
Xoogagga Al-shabaab oo gubay Gaari Jaad u waday Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose
8/16/2012 4:06 AM EST
Khamiis, Ogoosto 16, 2012 (HOL) — Xoogag taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa shalay gubay gaari jaad u waday degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose oo ay gacanta ku hayaan ciidamada DKMG ah iyo kuwa caawinaya, iyagoo sidoo kale dilay darawalkii iyo nin kale oo lagu sheegay inuu ahaa ganacsadihii jaadka lahaa.
Somali News
Viewpoint: Can the Mo Farah effect help Somalis and Somalia
-
BBC
8/16/2012 7:38 PM EST
Mo Farah's double Olympic gold brings a much-needed positive image for the Somali people whose name has unfortunately become synonymous with anarchy and lawlessness.
Witness: ND man asked about disposing body in well
-
AP
8/16/2012 4:35 PM EST
A witness testifying in the case of a Jamestown man accused of killing a Somali immigrant says the woman allegedly tried to dispose the body in his well.
Kenya Defense Force kill 73 Al Shabaab militants in Somalia
-
Standard
8/16/2012 1:53 PM EST
Kenya Defence Forces killed 73 Al Shabaab militants in Fafadun, Somalia in a clash that left two soldiers dead.
AMISOM says to continue fight on Al-Shabaab despite chopper crash
-
Xinhua
8/16/2012 1:51 PM EST
MOGADISHU, Aug. 16 (Xinhua) -- The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said its operations against Al-Shabaab will continue despite the loss of three Ugandan helicopters en route to reinforce the peacekeeping mission in the Horn of Africa nation.
Rescuers find missing bodies in Uganda helicopter crash
-
AFP
8/16/2012 1:50 PM EST
NAIROBI — Kenyan search teams on Thursday found the final missing bodies of seven Ugandan servicemen killed in a military helicopter crash at the weekend, the army said as it ended its rescue mission.
Somali pirates wish ‘best regards’ in ransom letters
-
ANI
8/16/2012 1:47 PM EST
Mogadishu: Somali pirates are sending politely-worded ransom letters to the owners of vessels they hijack, while outlining what they need to do to get their ships back, and surprisingly, its written in a courteous and business-like tone.
EU-NATO forces free hijacked vessel
-
UPI
8/16/2012 1:44 PM EST
BRUSSELS, Aug. 16 (UPI) -- EU and NATO naval forces freed a ship commandeered by Somali pirates in the Gulf of Aden this week, even as the number of such attacks has dropped sharply.
Viewpoint: Can the Mo Farah effect help Somalis and Somalia?
-
BBC
8/16/2012 1:41 PM EST
Mo Farah's double Olympic gold brings a much-needed positive image for the Somali people whose name has unfortunately become synonymous with anarchy and lawlessness.
Top Somali leaders vie for presidential contest
-
Xinhua
8/16/2012 4:01 AM EST
The three top leaders of the Somali government namely the President, the Prime Minister and the Speaker of the outgoing parliament have all announced their candidature for the upcoming presidential election due in less than a week.
600 Somali soldiers graduate from training
-
Sabahi Online
8/16/2012 3:57 AM EST
A group of 600 Somali soldiers graduated in Mogadishu on Tuesday (August 14th) after training for more than six months in Uganda, Somalia's Radio Risaala reported.
Government demands compensation for crashed choppers
-
UGPulse.com
8/16/2012 3:55 AM EST
Government is considering to demand the African Union and United Nations to compensate Uganda for the crashed chopper and lost soldiers.
Third Body Recovered from Uganda Helicopter Wreckage
-
VOA
8/16/2012 3:53 AM EST
Kenyan search teams have pulled a third body from the wreckage of a Uganda military helicopter and are searching for four soldiers who are still missing.
Officer tells how terror suspect was nabbed
-
Capital FM
8/16/2012 3:50 AM EST
A Kenyan court was told Wednesday that Briton terror suspect Jermaine Grant had a huge bunch of keys and two mobile phones on his waist when he was arrested.
British detectives to testify at Kenyan bomb plot trial
-
Reuters
8/16/2012 3:46 AM EST
London police are expected to give evidence at the Kenyan trial of a British Muslim accused of plotting an attack in Kenya, the prosecutor said on Wednesday.
3 Al-Shabaab suspects killed in Kenya's coastal region
-
Xinhua
8/16/2012 3:44 AM EST
Kenya's security forces have killed three suspected Al-Shabaab militia from Somalia in the coastal region of Lamu as the East African nation enhances security along its borders with the Horn of Africa nation.
Agendas in Somalia skewed, envoy says
-
UPI.com
8/16/2012 3:34 AM EST
Some lawmakers in Somalia are trying to pursue independent agendas in a way that's detrimental to political progress, a U.N. envoy said.
Minnesota: Somali restaurateur to break bread with Sikh leaders
-
MPR
8/16/2012 2:55 AM EST
The deadly shootings at the Sikh temple in Wisconsin last week rattled Abdirahman Ahmed, and he knew he had to do something. Ahmed, a Muslim, decided the best way to show his support for the Sikh community is to ....
160 Somali migrants rescued, four dead
-
MaltaToday
8/16/2012 2:48 AM EST
Two Armed Forces patrol boats sailed into Haywharf Maritime Base this morning, bringing 160 migrants to Malta, after being intercepted at sea on two different boats.
Ethiopia suspends forex reserves
-
Daily Monitor
8/16/2012 1:36 AM EST
The Ethiopian government has suspended the provision of foreign currency in a decision that has been linked to the political uncertainties surrounding Prime Minister Meles Zenawi’s deteriorating health.
Kenya: Moi Urges Somalia Candidates to Foster Stability
-
CapitalFM
8/16/2012 1:13 AM EST
Retired president Daniel arap Moi has challenged Somalia leaders seeking for elective positions in the upcoming elections to exploit the chance and unite the country.