Hiiraan Online
Wednesday, June 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Isniin, Aug 13, 2012
Madaxweynaha Soomaliland oo soo dhaweeyay guushii uu gaadhay Mo Faarax, isagoo Dhallinyarada ku guubaabiyay inay ku daydaan
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo, ayaa hambalyo u diray guusha weyn ee uu soo hooyey Orodyahanka caanbaxay ee Maxamed Faarax ee u orda dalka Ingiriiska.
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyada Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa lagu sheegay bogaadinta uu hawadda u mariyey madaxweynuhu orodyahanka.
“Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu hamlayo iyo boogaadin u dirayaa Ciyaaryahanka weyn ee Mo Faarax oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, isla markaana haysta jinsiyadda Dawlada Ingiriiska isaga oo ku guulaystay Biladii labaad ee Dahabka ahayd ee Tartanka Ciyaaraha Olympic- ada ee ka socda London”ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedkaasi.
Madaxweynuhu waxa uu ku boogaadiyey Mo Faarax guushaa caalamiga ah iyo magaca uu u soo hooyey naftiisa, Dalkiisa iyo dadkiisaba waxaanu ilaahay uga rajeeyey inuu adkaysto Guushan, guulo ka badana gaadho.
“Madaxweynuhu waxa uu dhalinyarada reer Somaliland ugu baaqay inay ka fogaadaan Balwadaha iyo waxkasta oo wakhtiga ka luminaya kuna daydaan Mo faarax”ayaa qoraalkaasi xafiiska madaxweynaha ka soo baxay lagu daray.
Sidoo kale, gudoomiyaha xisbiga Taladda haya ee KULMIYE Md: Muuse Biixi Cabdi ayaa hambalyo u diray orodyahanka Soomaaliyeed ee Maxamed Faarax, guusha uu ka gaadhay tartankii orodadda shanta kun iyo tobanka kun ee Mitir ee ka dhacay magaaladda London ee dalka Ingiriiska.
Sidoo kale, dhamaan dhallinyaradda reer Somaliland ayaa si weyn u hadal hayey guusha layaabka leh ee uu ka soo hooyey xirfadiisa Orodyahanimo ee labada jeer ku hantiyey biladdo dahab ah, iyadoo dhamaan meelkasta oo soomaali joogto lagu farxay guushiisa iyo magaca uu usoo jiiday ummadda Soomaaliyeed.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
Post your comments
Danjire Mahiga oo sheegay in Toddobaadka soo socda lasoo dooran doono Afhayeenka Baarlmaanka iyo Madaxweyne
8/13/2012 9:01 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Dajire Augustine Mahiga oo ah ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in toddobaadka soo socda lasoo dooran doono afhayeenka baarlamaanka, ku xigeennadiisa iyo madaxweynaha.
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Beelaha una dhoofay dalka Sucuudi Carabiya
8/13/2012 9:00 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Madaxweynaha DKMG Soomaaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay guddiga xalinta khilaafaadka ee ku kulansan Muqdisho, isagoo ugu baaqay guddiga in la xalliyo cabashooyin ku saabsan musuqmaasuqa ee beelaha qaarkood soo gudbiyaan.
Madaafiic Culus oo la isku Weydaarsaday duleedka Degmada Afmadow ee Galbeedka Gobolka Jubbada Hoose
8/13/2012 5:18 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Wararka aynu ka heleyno magaalada Afmadow ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in xalay duleedka degmadaasi ay madaafiic isku weeydaarsadeen ciidamada dowladda, kuwa Kenya iyo Al-shabaab.
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo cayimay Wakhtigii ay Doorashooyinka Golaha Deegaanku dhacayaan
8/13/2012 5:08 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in doorashooyinka golaha deegaanka Somaliland ay dhici doonaan maalinimadda Arbacadda ee bisha November 28, 2012
Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda KMG Soomaaliya oo Muqdisho ku dilay Suxufi
8/13/2012 5:00 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Ciidammo ka tirsan kuwa DKMG ah ee Soomaaliya ayaa shalay gallinkii dambe ku dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir mid ka mid ah suxufiyiinta madaxa-bannaan ee Muqdisho ku sugan.
Kooxo bastoolado ku hubeysan oo degmada Mandheere ee Gobolka Waqooyiga Bari ee Kenya ku dilay Baadari Kenyan ah
8/13/2012 4:36 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa bartamaha magaalada Mandheera ee dalka Kenya ku toogtay baadari Kenyan ah, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan baadariga la dilay halka uu ka yimid.
Dab xoog leh oo baabi'iyay qaybo ka mid ah Suuqa Xerada IFO oo ka mid ah Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya
8/13/2012 4:12 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Dab xooggan ayaa khasaare xooggan ka geystay suuqa xerada qoxootigsa IFO oo ka mid ah xeryaha ku yaalla Dhadhaab, halkaasoo ay ku jiraan in ka badan Nus Malyuun qof oo u badan Soomaali.
SHARIIF XASAN: "Haddii xilka Madaxweynenimo la ii doorto Soomaaliya waxaan ku maamulayaa Cadaalad"
8/13/2012 3:57 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Afhayeenka baarlamaanka KMG ah ee uu xilligiisu gabagabada yahay, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in haddii loo doorto xilka madaxnimo ee Soomaaliya uu dalka ku hoggaamin doono cadaalad.
Xukuumadda Uganda oo sheegtay in diyaarado dagaal oo ay u dirtay Soomaaliya lagu waayay Hawada dalka Kenya
8/13/2012 3:48 AM EST
Isniin, Ogoosto 13, 2012 (HOL) — Dowladda Uganda ayaa sheegaty in tiro ka mid ah ciidamadeeda iyo diyaaradaha nooca qummaatiga u kaca ah ee helicopter-ka loo yaqaan oo ay u dirtay Soomaaliya si howgalka socda uga qaybqaataan lagu waayay hawada dalka Kenya.
Somali News
Toronto rapper K'naan to publish children's picture book on his life
-
CP
8/13/2012 7:03 PM EST
TORONTO - Toronto rapper K'naan plans to publish a children's picture book about his life.
Judge Gives Somali Pirate 12 Life Sentences
-
AP
8/13/2012 6:54 PM EST
A federal judge ordered a Somali pirate on Monday to serve a dozen life sentences in prison for his role in the hijacking of a German merchant vessel and a U.S. yacht, saying the hostage negotiator was lucky he wasn't facing the death penalty.
2 Pre-Teen Pirates Sent Back to Somalia
-
AP
8/13/2012 12:37 PM EST
Two Somali children traveling the high seas with pirates are being sent back to Somalia. The two pre-teens — ages 12 and 11 — were captured in January with 12 other Somalis ...
UN decries death of 2 journalists in Somalia
-
AP
8/13/2012 12:30 PM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) —Two more Somali journalists were killed in the nation's capital, bringing the number of journalists slain in the country this year to nine and highlighting the dangers media workers continue to face in the Horn of Africa nation despite increased security in Mogadishu.
Rescuers find one Ugandan copter gunship, 2 missing
-
Reuters
8/13/2012 12:24 PM EST
KAMPALA (Reuters) - Uganda said on Monday the pilot and four crew of a Somalia-bound Ugandan attack helicopter that made an emergency landing in Kenya had been rescued but two other gunships and ten crew members were still missing in the same area.
Somali government must end assassinations
-
AFP
8/13/2012 11:57 AM EST
NAIROBI (AFP) — Somalia's government must end a wave of assassinations that has struck the volatile capital Mogadishu as leaders jostle for power ahead of elections next week, the AU and UN warned Monday.
SOMALIA: Activists laud ban on FGM/C, say implementation will require more
-
IRIN
8/13/2012 9:59 AM EST
Activists have welcomed a ban on female genital mutilation/cutting (FGM/C) in the new constitution of Somalia – a country where 96 percent of women undergo one of the more extreme forms of the practice – but warn that translating the law into action will require more than just a legal declaration.
Nigerian troops kill 20 Boko Haram Islamists
-
AFP
8/13/2012 5:50 AM EST
Nigerian troops on Sunday killed 20 suspected Boko Haram Islamists in the restive northeastern city of Maiduguri, a senior officer said, an account quickly denied by the militant group.
Refugees needed more support after quakes
-
Voxy
8/13/2012 5:40 AM EST
Most former refugees coped well in Christchurch’s earthquakes despite none of them an experiencing an earthquake before, a University of Canterbury (UC) study has found.
Al Shabaab 'promised kidnapped kids paradise to become suicide bombers'
-
DM
8/13/2012 5:37 AM EST
Al-Qaeda inspired Somali terrorist group Al Shabaab kidnapped young children in the troubled country and brainwashed them to become suicide bombers to launch future attacks on the West, it has emerged.
SOMALIA: Hard Times For The Bad Guys
-
Strategy Page
8/13/2012 5:34 AM EST
Somali pirates have fallen on hard times. Last month, for the first time in five years, there was an entire month with no ships taken or even attacked. The last ship taken was a wooden fishing boat seized on June 19th. The last attack was on June 26th, when an unsuccessful attempt was made against a cargo ship. Part of this was due to bad weather as July and August are the monsoon (rainy) season off Somalia. It's more than weather, however, as pirate activity is down 60 percent for the first six months of the year.
‘Missing’ Ugandan choppers sighted in Mt Kenya forest
-
CapitalFM
8/13/2012 3:39 AM EST
NAIROBI, Kenya (CapitalFM) – One of the three Ugandan helicopters that went missing over Kenyan airspace on Sunday has reportedly been sighted within Mt Kenya forest.
FEATURE-Africa's pirates have demands - and letterhead, too
-
Reuters
8/13/2012 3:06 AM EST
Welcome to the Pirate Action Group. Pirate commander Jamal wishes to congratulate you on being hijacked. Kindly speak to his negotiator about your ransom, bearing in mind that his demands are similar for every vessel he seizes.