Hiiraan Online
Wednesday, May 22, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Talaado, Sept 18, 2012
AMISOM oo sheegtay in ciidammo Booliis ah oo ka socda dalka Nayjeeriya ay ku soo biireen Howlka Midowga Afrika ee Somalia
Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Taliska AMISOM ayaa sheegay maanta in ciidammo booliis ah oo ka soda dalka Nayjeeriya oo isugu jira rag iyo dumar ay kusoo biireen howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Muqdisho, kuwaasoo ku biiri doona booliis horay ugu sugnaa Muqdisho oo ka socda dalka Uganda.
Warsaxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidamadan ay soo gaareen Muqdisho 16k-kii bishan oo ahayd maalintii la caleemo-saarayay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
"Ciidamadan ka socda dalka Nayjeeriya waxaan rajeynayaa inay qayb ka qaadan doonaan howlgalka lagu doonayo in Soomaaliya nabad looga dhigo, waxaana uga mahadcelinaynaa shacabka iyo xukuumadda Nayjeeriya ciidamada ay soo direen," ayuu yiri ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Abuubakar Diarra oo qeexayay sida uu u arko ciidamadan cusub ee howlgalka kusoo biiray.
Qoraalka AMISOM kasoo baxay ayaa lagu sheegay in horay ay Soomaaliya ugu sugnaayeen saraakiil ka socda dalka Uganda, booliiskanna ay kusoo biireen, balse ma aysan sheegin tirada ciidamadan.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa horay ugu sugnaa 240 booliis ah oo ka socday dalka Uganda, kuwaasoo ka howgalka saldhigyada Muqdisho qaarkood, waxaana tani ay noqonaysaa markii ugu horreysay oo booliis hoostagaya Midowga Afrika ay ka howgalaan dal Afrikaan ah.
Ergaygu AU-da ee Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in AMISOM ay sii wadi doonto howlgalkeeda Soomaaliya inta laga soo celinayo ammaanka iyo kala dambeynta, isagoo sheegay in booliiskan cusub ay dhiirrigelinayaan nabad laga dhaliyo Muqdisho.
Waa markii ugu horreysay oo ciidammo ka socda dalka Nayjeeriya oo ku yaalla galbeedka Afrika uu yimaado magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya, iyadoo la xusuusto in dalkan uu dhowr jeer oo hore sheegay inuu ciidammo nabad ilaalin ah u soo dirayo Soomaaliya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Sweden
9/18/2012 11:46 AM EST
Talaado, September 18, 2012(HOL): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka horumarinta xiriirka caalamiga ah ee dalka Sweden Gunilla Carlsson iyo xiriiriyaha arrimaha bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay Mark Bowden.
Kenya oo sheegtay in Ciidamadeeda iyo kuwa Soomaaliya ay ku dhow yihiin Magaalo Xeebeedda Kismaayo
9/18/2012 8:40 AM EST
Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Saraakiisha milateriga Kenya ayaa sheegay maanta oo Talaado ah in ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay qarka u saaran yihiin magaalo xeebeedda Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, hakaasoo ay kumannaan qof oo ku noolaa ka barakacayaan.
Israsaaseyn dhexmaray Askar kawada tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay waxyeello kasoo gaartay Arday
9/18/2012 7:54 AM EST
Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen iska-horimaad ciidammo kawada tirsan dowladda Soomaaliya ku dhexmaray maanta oo Salaaso ah inta u dhexeysa isgoyska KM-4 iyo Tarabuunka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh oo iska fogeeyay eedeyn uu u soo jeediyay Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya
9/18/2012 7:31 AM EST
Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa iska fogeeyay hadal kasoo yeeray wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Kenya, Sam Ongeri oo ahaa in Shariif uu ku lug lahaa qarax lagu weeraray hoteel uu magaaladaas ka deggenaa madaxweynaha Soomaaliya toddobaadkii hore.
Ururrada Bulshada Rayidka oo ka hadlay sidii gargaarka lagu gaarsiin lahaa dadka ku nool deegaanadii laga saaray Al-Shabaab
9/18/2012 7:06 AM EST
Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Ururada bulshada rayidka Banaadir ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay kaga hadleen sidii gargaar bani'aadanimada lagu gaarsiin lahaa deegaannada Al-shabaab laga saaray iyo sidii looga hortegi lahaa in gargaarkaas la leexsado.
Magaalada Kismaayo oo cabsi weyn ay ka jirto iyo Qoysaskii deggenaa Magaaladaas oo cabsi awgeed uga barakacaya
9/18/2012 6:39 AM EST
Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Xilli maalmihii ugu danbeeyay ay xiisado dagaal ka taagnaayeen qeybo katirsan gobollada Jubooyinka ayaa magaalada Kismaayo laga dareemayaa jawi kacsanaan iyo barakac xooggan.
Maamulka Puntland oo ku talisay in Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya laga dhigo ruux ku cusub siyaasadda oo aan xukuumadihii hore ka mid noqon
9/18/2012 3:09 AM EST
Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Maamul goboleedka Puntland ayaa ka digay in loo magacaabo ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya mas'uul horay uga soo mid noqday xukuumadihii dalka soo maray, iyagoo ku taliyeen in lasoo magacaabo ruux cusub oo aan kasoo mid noqon xukuumadihii hore.
Xukuumadda Somaliland oo soo dhoweysay khudbaddii Madaxweynaha Soomaaliya uu kaga hadlay Arrimaha Somaliland
9/18/2012 3:00 AM EST
Talaado, September 18, 2012 (HOL) — Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhaweysay hadalkii uu ka yidhi Madaxweynaha Cusub ee Somalia wada hadaladda Somaliland iyo Somalia dhexmari doona.
Somali News
Jaaliyadda Reer Arizona oo u Hambalyeynayo Madaxweynaha Cusub ee JFS
-
HOL
9/18/2012 9:16 PM EST
Jaaliyadda Reer Arizona oo u Hambalyeynayo Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
Ongeri denies linking Sharif to Mogadishu blast
-
Capital FM
9/18/2012 5:16 PM EST
NAIROBI, Kenya Sep 18 – Foreign Affairs Minister Sam Ongeri on Tuesday denied making remarks in Kisii at the weekend, blaming former Somalia President Ahmed Sheikh Sharif for a bomb attack in Mogadishu last week.
Security Council encourages new Somali president to appoint inclusive government
-
UN News Centre
9/18/2012 5:13 PM EST
The Security Council today expressed its determination to work closely with the new institutions and offices of the Somali authorities, and encouraged the new President to appoint an inclusive, accountable Government.
MUBS To Train Somali Administrators In Basic Administrative Skills
-
Ultimate Media
9/18/2012 5:12 PM EST
Makerere University Business School has today signed a memorandum of understanding with the government of Somalia that will see Somalia people train in Uganda to receive administrative skills training.
Defense: Navy actions led to pirate hostage deaths
-
Virginian Pilot
9/18/2012 5:10 PM EST
Attorneys for three Somali men charged in the deaths of four Americans during a pirate attack in the Arabian Sea last year say the Navy and FBI’s efforts to rescue the hostages led to the killings.
Somalia: Militants said to leave last stronghold
-
AP
9/18/2012 5:05 PM EST
GALKAYO, Somalia (AP) — Fighters from Somalia's Islamist extremist rebels have started to leave their remaining coastal stronghold in the face of advancing allied African troops, residents and a military official said Tuesday.
UN Council backs new Somali government
-
AFP
9/18/2012 5:03 PM EST
The UN Security Council on Tuesday hailed the election of Somalia's new president a "milestone" for the conflict-stricken state, but called for a clampdown on corruption and a tougher campaign against Islamist militants.
Signs of hope in a perennially gloomy Somalia
-
The National
9/18/2012 5:01 PM EST
Long-suffering Somalia is beginning to show signs of emerging from decades of warlordism, anarchy, corruption, extremism, poverty, intermittent famine and non-stop chaos. The country's fragile new start deserves renewed attention and prudent support from the region and the world.
AU Peace and Security Council hails successful transition in Somalia
-
Xinhua
9/18/2012 4:53 PM EST
ADDIS ABABA, Sept. 18 (Xinhua) -- The Peace and Security Council of the African Union (AU) has hailed the successful conclusion of the transition in Somalia, according to a statement released by the AU on Tuesday.
Minnesota Judge reinstates contempt charges for Somali woman
-
AP
9/18/2012 4:50 PM EST
MINNEAPOLIS (AP) — A federal judge in Minnesota has reinstated the contempt charges for a Somali woman who refused to stand for the court during the first two days of her trial on terror charges.
Somali woman helping rape victims wins U.N. award
-
Reuters
9/18/2012 10:41 AM EST
GENEVA (Reuters) - Hawa Aden Mohamed won the United Nations refugee agency's Nansen Refugee Award on Tuesday for her work in helping thousands of Somali women and girls, many of them rape victims, start new lives in their battered homeland.
Thousands flee as Somali forces advance on Kismay
-
BBC
9/18/2012 10:37 AM EST
Somali government forces are advancing on Kismayo, the key stronghold of Islamist group al-Shabab, as thousands of residents flee an expected assault.
Kenya: MP faults Ongeri for 'careless talk' on Somalia
-
Daily Nation
9/18/2012 10:29 AM EST
Foreign Affairs Minister Sam Ongeri was “careless and reckless” when he accused Somalia’s former President Sheikh Sharrif of being behind last week’s attempted assassination of his successor Hassan Sheikh Mahmoud, an MP has said.
Army's elite to take on Somali pirates in Aden
-
Irish Independent
9/18/2012 12:57 AM EST
The operation included the use of an Air Corps Casa maritime aircraft, which kept the target ship under secret surveillance while guiding the navy to its location.
Woman kills her Somali husband
-
Saudi Gazette
9/18/2012 12:56 AM EST
JEDDAH – Jeddah Police have arrested a Somali woman for allegedly stabbing her husband to death. The woman allegedly fled the scene after the crime.
Fresh blood for the Horn of Africa, but can new leaders fix old problems?
-
Daily Maverick
9/18/2012 12:54 AM EST
You wait ages for a new leader in the Horn of Africa, and then two of them come along at once. SIMON ALLISON reports on Ethiopia’s new prime minister and Somalia’s new president, and the daunting challenges faced by both.
Somali militants al-Shabab 'leaving' Kismayo stronghold
-
BBC
9/18/2012 12:50 AM EST
Residents in the Somali city of Kismayo have told the BBC that fighters from the Islamist group al-Shabab are leaving their stronghold in the port.
AMISOM apologises for fatal traffic accident
-
Sabahi
9/18/2012 12:50 AM EST
African Union Mission in Somalia (AMISOM) force commander Lieutenant General Andrew Gutti apologised on Sunday (September 16th) to the family of a man killed in a traffic accident in Mogadishu involving an AMISOM convoy.