Hiiraan Online
Monday, May 20, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, Nov 21, 2012
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo booqday Magaalada Gaarisa iyo Xaaladda degmadaas oo saakay deggen
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Wasiirka gaashaandhigga Kenya, Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa gaaray magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya gallinkii dambe ee shalay oo Salaaso ahayd, iyadoo la sheegay in xaaladdu ay saakay tahay mid deggen.
Yuusuf Xaaji ayaa booqday goobihii ay ciidamada Kenya dhibaatooyinka ka geysteen isagoo sheegay in falalkii ay ciidamadu ku kaceen ay ahaayeen kuwo aad u xun, balse ma uusan sheegin in tallaabo laga qaadayo ciidamadaas iyo in kale.
"Xaaladda Gaarisa way deggen tahay tan iyo markii uu shalay soo booqday wasiirka difaaca Kenya, saakay waxaa dib loo furay goobaha ganacsiga qaarkood, gaadiidka dadweynuhu dib ayay shaqooyinkooda u billaabeen," ayuu yiri goobjooge ku sugan degmada Gaarisa oo saxaafadda la hadlay.
Sidoo kale, goobjooguhu wuxuu sheegay in ciidamadii Kenya ee gudaha ugu jiray magaalada labadii casho ee lasoo dhaafay aysan saakay joogin, iyadoo aan la ogeyn halka ay aadeen.
Mudanayaasha laga doorto Gaarisa, culummada iyo waxgaradka degmada ayaa aad uga carooday falalkii isugu jiray boobka, gudbidda iyo khasaaraha nafeed ee ay ka geysteen ciidamada milateriga Kenya magaalada Gaarisa, iyagoo ku eedeeyay dowladda Kenya inay iska indho-tirtay wixii Gaarisa ka dhacay.
Rabshadaha magaalada Gaarisa ka socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa waxay ka dhasheen dilka saddex askari oo ka tirsan milateriga Kenya oo maalintii dorraad loogu geystay bartamaha Gaarisa.
Dhaawacyada dadkii waxyeelladu kasoo gaartay rabshadihii magaaladaas ka dhacay ayaa weli yaalla isbitaalka weyn ee magaalada, waxaana dadkaas ku jiray arday ay ciidamada Kenya ugu galeen iskuulkii ay wax ka baranayeen.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Baarlamaanka Kenya oo Maanta ka dooday Howgalkii Milateriga Kenya ee Gaarisa, Guddina u saaray Baarista Howgalladaas
11/21/2012 8:11 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Baarlamaanka dalka Kenya ayaa maanta ka dooday howgalladii ay ciidamada milateriga Kenya ka fuliyeen magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya, kaasoo ay dad ku dhinteen, kuwo kale ay dhaawacyo, sidoo kalena geystay burbur hantiyeed oo fara badan.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Soomaaliya oo Xabsiga u Taxaabtay Wariyihii BBC ee Magaalada Muqdisho
11/21/2012 7:39 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xabsiga dhigtay wariye Ibraahim Maxamed Aadan oo ahaa wariyihii BBC-da laanta afka Soomaaliga uga warrami jiray magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.
Tababar ku saabsan Hormuraminta Ganacsiga Bulshada oo Maanta Muqdisho looga furay Shirkado Ganacsi oo kala duwan
11/21/2012 7:07 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Tababar ku saabsan horumarinta ganacsiga bulshada ayaa maanta laga furay Muqdisho, kaasoo socon doono muddo shan casho ah oo ka billaabanaysa maanta kuna eg Axadda soo socota, waxaana ka faa'iideysan doona tababarka 19 qof oo ka socday shirkado ka howgala Soomaaliya.
Madaxweynah Soomaaliya oo wafdi ka socday dalka Ingiriiska ku wareejiyay dhulkii ay ka furan laahayeen Safaaraddooda
11/21/2012 6:43 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay wafdi ka socday dalka Ingiriiska, isagoo ku wareejiyay dhul ay ka dhistaan safaaraddooda Soomaaliya.
Madasha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo Falan-qaynaya lixdii Qodob ee uu horay u soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya
11/21/2012 6:31 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Madasha bulshada rayidka Soomaaliya ayaa ka doodday lixdii qodob ee uu ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya kuwasaoo uu sheegay inay saldhig u noqon doonaan waxqabadka dowladdiisa, waxayna sidoo kale ugu hambalyeeyeen ra’iisul wasaare Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir0doon (Saacid) sida uu uga gudbay hannaankii wax-qeybsi ee 4.5 iyo kaalintii uu xubnihii uu haweenka ka siiyay golihiisa wasiirradda oo ay sheegeen inay tahay mid aan horay loo arag.
Safaaradda Somalia ay ku leedahay Belgium oo ku guuleysatay inay ka saarto Ajaaniib Deggenayd Xarunta Safaaradda (SAWIRRO)
11/21/2012 6:16 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Belgium ayaa ku guuleysatay inay xarunta safaaraddaas ka saarto dad si sharci daro ah kuu deggenaa muddo 18 sano ah, iyadoo arrintan ay timid kaddib markii ay maxkamadda Belgium go'aan ku gaartay in in dadka deggen xaruntaas safaaradda ay isaga baxaan.
Ciidamada Huwanta ah iyo Dagaalyahannada Al-shabaab oo ku Dagaalamay Deegaanka Yoontooy ee Duleedka Kismaayo
11/21/2012 5:07 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) —Wararka aynu ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saaka aroortii uu dagaal xooggan ka dhacay deegaanka Yoontoy oo qiyaastii 25-KM dhanka waqooyi kaga began magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.
Al-shabaab oo iska fogeysay Mas'uuliyadda Qaraxii Waxyeellada geystay ee ka dhacay Magaalada Nairobi
11/21/2012 5:06 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Xarakada Al-shabaab ayaa iska fogeysay inay mas'uul ka tahay weerarkii qaraxa ahaa ee Axaddii lasoo dhaafay ka dhacay Nairobi kaasoo ay dad badan oo shacab ah wax ku noqdeen.
Prof. Jawaari oo sheegay in Todobaadka soo socda la ansixin doono Xeerarka uu ku shaqeynayo Baarlamaanka Soomaaliya
11/21/2012 1:40 AM EST
Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in toddobaadka soo socda ay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ansixin donaan xeer hoosaadka baarlamanka uu ku shaqeynayo afarta sano ee soo socota, iyadoo ay toddobadyadii lasoo dhaafay socdeen doodo ay xildhibaannadu ka yeelanayaan qodobbada xeer hoosaadka.
Somali News
Kenya's once safest town now famous for wrong reasons
-
Xinhua
11/21/2012 6:21 PM EST
GARISSA, Kenya, Nov. 21 (Xinhua) -- Kenya's northern town of Garissa that was once voted as the safest town in East and Central Africa by Interpol has all of a sudden lost its glory as it continues experiencing a spate of grenade and gun attacks allegedly being executed by Al-Shabaab militants.
Faith in the future of Somalia
-
The Independent
11/21/2012 6:19 PM EST
The mosque that once dominated the ravaged nation’s capital is shattered by war and in ruins, but its imam has never lost hope – and now it looks set to rise again
Local Somali Man Liable For Torture
-
AP
11/21/2012 6:01 PM EST
COLUMBUS, Ohio --A former military colonel with a Somali security force dubbed the "Gestapo of Somalia" by its critics was responsible for the torture of a human rights advocate in the 1980s, a federal judge ruled Tuesday in a decision that opens the door for a hearing on potential financial damages.
How Shabaab Is Losing The Battle, But Maybe Winning The War
-
AA
11/21/2012 6:00 PM EST
The Somali militant group al-Shabaab is currently losing ferocious battles against Kenyan troops in Southern Somalia – part of an African Union peacekeeping mission. However, they are winning a strategic war back in Kenya; this is the battle for hearts and minds.
Kenya: Garissa residents shot after army launches crackdown
-
BBC
11/21/2012 2:37 AM EST
At least eight people have been shot and more than 50 wounded in an army crackdown in the north-eastern Kenyan town of Garissa, officials say.
Tough Foreign Policy Challenges for Somalia’s “Iron Lady”
-
IPS
11/21/2012 2:33 AM EST
MOGADISHU, Nov 20 2012 (IPS) - As little-known politician Fauzia Yusuf Haji Adan was sworn in as Somalia’s first female foreign minister and deputy prime minister on Monday Nov. 19, the stateswoman who hails from the unrecognised, self-proclaimed republic of Somaliland is tipped to become the country’s “Iron Lady”.
Djibouti faces mounting challenges with refugees
-
Sabahi
11/21/2012 2:29 AM EST
Djibouti's Ali Addeh and Holl-Holl camps are home to an estimated 25,000 refugees as well as a host of challenges for government officials and international organisations.
Horn Petroleum Third Quarter 2012 Results
-
HRN
11/21/2012 2:27 AM EST
VANCOUVER, BRITISH COLUMBIA--(Marketwire - Nov. 20, 2012) - Horn Petroleum Corporation (TSX VENTURE:HRN) ("Horn" or the "Company") is pleased to announce its results for the third quarter of 2012.
Kenya: Foreign firms cut new jobs 60pc
-
Business Daily Africa
11/21/2012 2:21 AM EST
The number of jobs created by foreign companies dropped 60.4 per cent in the nine months to September on reduced foreign direct investments in the country.
SOMALIA: Cash transfers for social protection
-
IRIN
11/21/2012 2:20 AM EST
NAIROBI, 20 November 2012 (IRIN) - Expanding the use of cash transfer programmes could encourage sustainable development and reduce dependency on emergency support in fragile states such as Somalia, experts say.
Latest Somali terror ‘recruitment’ videos feature masked narrator with ‘British’ accent
-
ANI
11/21/2012 2:18 AM EST
London, Nov. 21 (ANI): Terrorists in Somalia have released full-length documentaries that feature a masked narrator with a British accent, as part of a publicity drive designed to attract Western recruits.
U.S. has decimated al Qaeda chiefs but must persist in fight: Panetta
-
Reuters
11/21/2012 2:17 AM EST
(Reuters) - U.S. forces have decimated al Qaeda's leadership and made gains against some of its affiliates, but the fight has shifted in new directions that will require persistent U.S. efforts to truly end the threat, Defense Secretary Leon Panetta said on Tuesday.
Royals target Chelsea starlet
-
ESS
11/21/2012 2:12 AM EST
Reading are showing an interest in Chelsea's highly-rated young striker Islam Feruz with a view to taking him on loan.
Zimbabwean banned for fixing matches
-
Daily Monitor
11/21/2012 2:10 AM EST
Former Dynamos and Zimbabwe national team defender Guthrie Zhokinyi has banned for life for his role in match-fixing matches during the Cecafa Senior Challenge Cup held in Kenya in 2009.
Deqa Abshir exhibits at the Italian Institute of Culture
-
The Star
11/21/2012 2:01 AM EST
To reach their potential, those with an aptitude for art must continue to nurture their talent. Heartily sowing the seeds, contemporary Somali-Kenyan painter, Deqa Abshir, continues to evolve her technique. Assertive and unafraid, she is optimistic about a career in the arts and, without a doubt, if she harnesses her talent, harvest will come.
Responding to Urgent Nutritional Needs on the Outskirts of Mogadishu
-
MSF
11/21/2012 1:59 AM EST
Years of intense violence, drought, malnutrition, and infectious disease have wrecked the Somali health system and displaced thousands of Somalis from their homes. While food security seems to have improved since 2011, a Doctors Without Borders/Médecins Sans Frontières (MSF) assessment shows that malnutrition rates are still alarming in many parts of the country, including the outskirts of Mogadishu.
UN Children's Fund predicts that by 2050, 1 in 3 children will be African
-
AP
11/21/2012 1:57 AM EST
Shifting population trends mean that one in three children born by 2050 will be African, the U.N. Children's Fund said Tuesday.
In Somalia, UNICEF supports efforts to push back against a tide of violence against women and girls
-
UNICEF
11/21/2012 1:52 AM EST
MOGADISHU, Somalia, 20 November 2012 – Mayeda* was displaced in 1992 and again in 2011 because of famine in southern Somalia. She has lived in Tarabunka camp for a year.