Hiiraan Online
Friday, May 24, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Nov 16, 2012
Dagaal Khasaare Geystay oo kooxo Beeraleey ah ku dhexmaray Deegaano ka tirsan Goboka Shabeellada Hoose
Jimco, November 16, 2012 (HOL) — Ugu yaraan afar qof oo beeraley ah ayaa ku dhintay sideed kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kaddib dagaal ku dhexmaray deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeellada hoose kooxo beeraley ah oo ku muransan dhul beereed halkaas ku yaalla.
Dagaalkan ayaa qarxay markii labada dhinac ee dagaalamay ay isku qabsadeen lahaanshaha dhul beereed ay koox waliba dhinaceeda u sheeganayso, iyadoo ay socdaan hadda waanawaanno lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafkaas.
"Inta aan ognahay afar qof ayaa dhintay, sideed kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kaddib dagaal ku dhexmaray deegaanka Warmaxan kooxo beeraley ah. Hadda waxaa socda dadaallo lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafka," ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka gobolka Shabeellada hoose Maxamed Maxamuud Cilmi.
Odayaasha kooxaha dagaalamay oo ka mid ah beelo wada-dega deegaankaas ayaa dadaal xooggan ugu jira sidii ay u qaboojin lahayaeen xiisadda, iyadoo dagaalkan uu yahay kii ugu horreeyay oo kooxo beeraley ah ku dhexmara deegaankaas tan iyo markii Al-shabaab laga qabsaday bishii hore.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in dhinacyada dagaalamay ay weli koox walba ay iyadu sheeganayso inay leedahay dhulka, waxayna sheegeen in weli la dareemayo saansac colaadeed oo sababi karta in dagaalladu ay dib u soo laabtaan.
Deegaankan ayaa ahaa kuwo nabadoon oo ay dadka beeraleyda ahi si nabad ah ku wada nool yihiin sannadihii ay Al-shabaab ka talinaysay deegaannadaas, iyadoo aan la ogeyn waxa dagaalkooda kusoo beegay xilli ay dowladdu ka talinayso deegaanka.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Wejigii Koowaad ee Mashruuca Shidaal baarista Puntland oo lasoo gabagabeeyay
11/16/2012 12:55 PM EST
Jimco, November 16, 2012 (HOL) — Waxaa horraantii bishan aynu ku jirno ee Nov, 2012 si rasmi ah usoo gaba gaboobey hawlihii shidaal baarista ahaa ee ay shirkadda Africa Oil ka waddey ceelalka Shabeel-1 iyo Shabeel-2 ee dooxada Dharoor ee gobolka Bari.
Tababar ku saabsan badbaadada suxufiyiinta oo Magaalada Muqdisho lagu soo gebagebeeyay (DAAWO SAWIRRO)
11/16/2012 7:57 AM EST
Jimco, November 16, 2012(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gunaanaday tababar la siinayo suxufiyiinta Soomaaliyeed, kaasi oo lagu barayay sidii ay isu badbaadin lahaayeen marka ay ku shaqeynayaan xaaladaha khatarta ah eek a jira dalka gudahiisa.
Guddoomiyaha gobollka Hiiraan oo ay la Socdaan Saraakiil ka Tirsan AMISOM oo Gaaray Magaalada Baladweyne [SAWIRRO]
11/16/2012 7:06 AM EST
Jimco, November, 16, 2012 (HOL) -- Guddoomiyaha maamulka gobollka C/fitaax Xassan Afrax oo wehliyaan xubno ka tirsan ku-xigeenadiisa iyo saraakiisha ciidamada midowgga Africa AMISOM ee ka howlgala gobollka Hiiraan ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne.
Madaxweynaha Soomaaliya iska fogeeyay Warbixin ku saabsan Dhuxusha oo ay daabacday Wakaaladda Wararka Reuters
11/16/2012 3:29 AM EST
Jimco, November 16, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iska fogeeyay waribxin ay daabacday wakaaladda wararka ee Reutes, taasoo lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu ogolaaday in la dhoofiyo dhuxusha taalla Kismaayo.
Taliyeyaasha Saldhigyada Booliis Muqdisho qaarkood oo u xir-xiran Qaraxii ka dhacay Bannaanka Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya
11/16/2012 3:01 AM EST
Jimco, November 16, 2012 (HOL) — Taliyeyaasha saldhigyaada degmooyinka Xamar Jajab, Xamar-weyne, Waaberi iyo Wardhiigley ayaa loo xiray qaraxii dhawaan ka dhacay afaafka hore ee xarunta baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo khasaare nafeed oo aad u yar dhaliyay.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Tallaabo horay loo qaaday ku Tilmaamya Dhaarinta Golaha Wasiirrada Soomaaliya
11/16/2012 2:43 AM EST
Jimco, November 16, 2012 (HOL) — Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyay dhaarinta inta badan xubnaha golaha wasiirrada dowladda Soomaaliya ee uu soo dhisay ra'iisul wasaare Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) isagoo ku tilmaamay dhaarinta wasiirrada tallaabo kale oo horay loo qaaday.
Jaaamacadda Camuud ee Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo ku Sharaftay Shahaadadda sare ee PHD
11/16/2012 2:29 AM EST
Jimco, November 16, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey oo labaddii cisho u dambeeyey hawlo shaqo ku joogay magaaladda Boorame ayaa booqday mashaariic kala duwan oo ka socda magaaladda Boorame iyo jaamacadda Camuud.
Somali News
Two policemen shot dead in eastern Kenya trouble spot
-
Reuters
11/16/2012 4:51 PM EST
NAIROBI, Nov 16 (Reuters) - Two policemen were shot dead on Friday at a market in the eastern Kenyan town of Garissa, a base for security forces fighting insurgents in neigbouring Somalia.
National Theatre Wales launches 2013 season with production rooted in Cardiff's Somali community
-
Telegraph
11/16/2012 4:49 PM EST
A three-day production exploring Cardiff's Somali community that will be live-streamed online launches National Theatre Wales's third season.
Somalia takes major political step
-
UPI
11/16/2012 4:46 PM EST
UNITED NATIONS, Nov. 16 (UPI) -- World leaders hailed the swearing-in of the Cabinet of ministers presented by the new prime minister of Somalia, calling it a positive change.
EU aid to Somalia hopes for education, security, governance and economic development
-
Bikya Masr
11/16/2012 4:45 PM EST
ADDIS ABABA: The European Union has announced new funding to Somalia for improving governance, strengthening security, as well as working towards better education and economic development.
From piracy to fly fishing, the activities driving the trends are as wide-ranging as the buyers themselves
-
Financial Times
11/16/2012 4:43 PM EST
In 2010, reports of Somali pirates pouring into Nairobi’s middle- and upper-end property market began to emerge from the Horn of Africa. Laden with sacks of cash, these rogue investors were said to be converting illegally-acquired ransom bounty into commercial and residential real estate in Nairobi’s bustling Eastleigh district. Property prices in Eastleigh – the long-time centre of Kenya’s Somali community – reportedly doubled as some $100m entered the market.
Minnesota:Complaint Details Alleged Hate Crime At Cub Foods
-
KAALtv
11/16/2012 1:21 PM EST
On Wednesday night, we learned more about a case from August when a Somali woman was allegedly chased into a store by a man yelling racial slurs. It allegedly started in the parking lot of Cub Foods in southeast Rochester.
USA: Jamestown man sentenced to life in prison in the death of a Somali immigrant
-
INFORUM
11/16/2012 11:34 AM EST
JAMESTOWN, N.D. – A Jamestown man convicted of murder in the death of a Somali immigrant 18 months ago was sentenced to life in prison without parole Wednesday.
Medina: Saudis take a bulldozer to Islam's history
-
The Independent
11/16/2012 4:53 AM EST
Three of the world’s oldest mosques are about to be destroyed as Saudi Arabia embarks on a multi-billion-pound expansion of Islam’s second holiest site. Work on the Masjid an-Nabawi in Medina, where the Prophet Mohamed is buried,
New Somali Cabinet Sworn In
-
RTT News
11/16/2012 2:43 AM EST
The ten-member cabinet of Somalia's newly appointed Prime Minister Abdi Farah Shirdon was sworn into office on Thursday, two days after the country's parliament voted overwhelmingly to endorse the ministerial line-up.
Police arrest Nairobi blast suspect
-
Standard
11/16/2012 2:40 AM EST
Police are holding a suspected terrorist after an explosion he had planned to detonate inside a supermarket exploded and injured him in Nairobi’s Eastleigh area.
Developing Djibouti: An American Imperative
-
National Geographic
11/16/2012 2:39 AM EST
The geographic extremities of any continent tend to have strategic value and it is thus no surprise that the so-called “Horn of Africa” was contested and divided between the colonial powers. Italy, the United Kingdom and France vied for control here. While the highlands of Abyssinia remained a formidable challenge for colonizers (the Italians captured Addis Ababa only for a brief period from 1890 to 1896), the coastal regions got divided up between the colonial powers. Although the French had much of their clout on the Western end of the continent, they wanted an outpost on the Red Sea, given its strategic value in connecting Africa to Asia, leading to the establishment of a small colony of “French Somaliland.”
Kenyan police arrests five more terror suspects in Mombasa
-
Xinhua
11/16/2012 2:33 AM EST
MOMBASA, Kenya, Nov. 15 — Kenya’s anti terrorism police unit officers on Thursday arrested five more terror suspects in the coastal city of Mombasa in major operations.
Private soldiers: Bullets for hire
-
Economist
11/16/2012 2:32 AM EST
OVER the past decade the business of renting out private soldiers has grown from a specialised niche into a global trade, worth as much as $100 billion, according to the United Nations. When the American consulate in Benghazi, Libya, was torched in September, locals hired by Blue Mountain, a British firm, were on guard. When a few weeks later African Union forces kicked the Shabab, a terrorist group, out of Kismayo, Somalia, South African private soldiers gave them training and support. In Iraq and Afghanistan more than 20,000 private guards are employed by the American government.
Crime plagues Florence business owner
-
WCPO
11/16/2012 2:29 AM EST
FLORENCE, Ky. - Fathiya Ali's tiny Florence store has been targeted by thieves twice in the past two weeks.
Deal to sell property of bankrupt Montessori school collapses
-
Ottawa Citizen
11/16/2012 2:26 AM EST
OTTAWA — A deal to sell the bankrupt Canadian Montessori Academy and Tiny Tots building has fallen through and the property will soon be back on the market.
Briefing: Ethiopia’s Muslim protests
-
IRIN
11/16/2012 2:24 AM EST
ADDIS ABABA, 15 November 2012 (IRIN) - Tensions have been simmering over several months between Muslims and the government, with thousands holding demonstrations in protest at the government's alleged interference in religious affairs; the government has blamed the protests on a small group of extremists.
Man fatally stabbed during mailbox break-in, court hears
-
Calgary Herald
11/16/2012 2:21 AM EST
A city man was fatally stabbed during a dispute in which he tried to break into the mail box of his assailant at a southwest apartment complex two years ago, court heard during sentencing arguments on Thursday.
Magnolia Picks Up Danish Feature 'A Hijacking' for North America
-
Hollywood Reporter
11/16/2012 2:19 AM EST
Tobias Lindholm's drama about Somali pirates premiered at the Venice Film Festival.
Russian Navy anti-piracy flotilla on the way to Africa
-
Defence Web
11/16/2012 2:17 AM EST
The Russian Navy's Pacific Fleet has dispatched a fresh squadron of three vessels to combat piracy off the East African coast.