Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, Jun 20, 2012
Shir ka dhacay Magaalada Toronto oo lagu Taageerayay Murrashaxa Cali-Baashi
Waxaa maalintii axada ahayd oo ay taariikhduna ahayd June 17, 2012, magaalada Toronto, CIDER SINIA CENTRE ka dhacay shir wayn oo lagu taageerayay musharaxnimada madaxtinimada dowled goboleedka Galmudug G/le sare Cali-baashi Maxamed Xaji Cumar Fiqi, waxaa shirkaasi soo qabanqaabiyay Cali Shiddo iyo Cabdullahi Warsame, waxaana daadihinayay Cabdirashiid Salad Farah (keyton), iyo Bashir.
G/lle Sare Calibaashi waxa uu ku dhashay magaalada Xaradheere ee Gobolka Mudug, ka dib markii uu waxbarashadiisa dugsiga sare ku dhamaystay soomaaliya wuxuu tababar militari ku soo qaatay Midowga Soofeeti, halkaasoo uu ku dhamaystay akademiyada Sare ee Ciidanka. 1985 waxa uu qaatay darajada Gaashaanle Sare asagoo ka mid ahaa saraakiisha loogu qadarinta badan yahay ee ciidanka xoogga dalka Somalia. Wuxuu Calibaashi ka mid yahay qurbajoogta, wuxuuna ku nool yahay magaalada London ee dalka Ingiiska.
Shirkaan lagu taageerayay musharaxa Calibaashi waxaa ka soo qayb galay dad aad u tira badan oo ka soo jeedo beelaha dega Galmudug. Waxaa halkaasi laga soo jeediyay hadalo isugu jira taariikh nololeedka musharaxa iyo hawlihii uu u soo qabtay dadka iyo dalka Soomaaliyeedba. Waxaa dadkii meesha ka hadlay xuseyn in uu musharaxa yahay nin u qalma in uu hogaanga deegaankaasi qabto kaalin fiicanna ka qaadan karo nabadeenta iyo horumarinta deegaanada Galmudug. Dadkii meesha ka hadlay oo fara badnaa, waxaa ka mid ahaa:
1. G/sare MohamudCulusow Ebeker
2. G/sare Abdi Mohamud Bootaan
3. G/sare Mohamed Farah (dabdamis)
4. G/sare Abdi Nur Farah
5. G/sare Abdulkadir Mohamed Galbeeti
6. G/sare Ahmed dhere
7. Dhamme shikh Mohamed
8. Dr. Mohamed Ahmed Gilao
9. Cabdullaahi Sid Ahmed
10. Suldan Abdi Jama Abdulle Gorad
11. Cabdullaahi Warsame
Doorashadaas oo dhici doonto bilaha soo socdo, waxaana xusid mudan in rag badan ay isu soo taageen jagada Madaxweynanimada Galmudug oo ay ka mid yihiin kuwa soo socdo:
1. G/le sare Ali bashi Mohamed Cumar Fiqi
2. General Abdi Hassan Awale Qaybdiid
3. Cabdisamad Nur Guled
4. Inj. mohamud
5. Abdirasaq Xusein Gedi
Waxaan musharaxiinta isusoo taagtay xilka madaxnimada Galmudug Eebe uga baryeynaa in uu waafajiyo xaqa, una gargaaraan Ummadda Soomaaliyeed waqtigaan dhibka badan oo uu dalka ku jiro.
Post your comments
Koob Kubadda Cagta ah oo ay ka qeybgaleen caruur Soomaaliyeed oo lagu qabtay Örebro-Sweden
6/20/2012 9:25 AM EST
Araca, June 20, 2012-Waxaa magaalada Örebro ee dalka Sweden lagu qabtay koob Kubadda Cagta ah oo ay ka qeybgaleen Caruur Soomaaliyeed oo magaaladaas ku nool, kuwasi oo da’dooda ay u dhaxeyso 8—9 sano jir.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Dhakhaatiirta Somaliland ugu baaqay inay Gacan ka gaystaan Abaaraha ka jira Dalka
6/20/2012 8:36 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, C/raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay kulan ay isugu yimaadeen dhakhaatiirta Somaliland ee gobolladda iyo degmooyinka ku kala sugan, kaasoo ka qabsoomay hoteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.
Odayaasha Dhaqanka ee ku shiraya Muqdisho oo ku Taliyay in Tirada Baarlamaanka laga dhigo 275-xubnood
6/20/2012 8:07 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Odayaasha-dhaqanka ee ku shirsan Muqdisho ayaa isku raacay labo qodob oo kasoo baxay shir maalmahan uga socday Muqdisho, iyadoo sheegay inay goa'anka ay gaareen ay u gudbinayaan beesha caalamka iyo Soomaaliya.
Shir looga hadlayo Mustaqbalka Soomaaliya oo Dowladda KMG ah iyo Somaliland uga furmay duleedka Magaalada London
6/20/2012 7:39 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Shirkan oo looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya ee ay yeelanayaan xubnaha ka socda Soomaaliya iyo Somaliland oo socon doona laba maalmood ayaa looga hadli doonaa sidii labada dhinac ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinac walba ah.
Musharraxa Madaxweynenimada Soomaaliya C/raxmaan Baadiyow oo Xaflad ka mid ah ololihiisa ku qabtay Nairobi (SAWIRRO)
6/20/2012 7:31 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Musharraxa madaxweynenimada C/raxmaan Baadiyow oo xaflad kamid ah kaambaynkiisa ku qabtay Nairobi.
Guddoomiyaha Gobolka Galguduud ee Ururka Ahlusunna oo Muqdisho u yimid sidii uu wadahadallo ula yeelan lahaa DKMG ah
6/20/2012 7:29 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha Ahlusunna Waljamaaca ee gobolka Galguduud, Axmed Yuusuf Xasan Ciyoow ayaa maanta soo gaaray Muqdisho isagoo sheegay in sababta socdaalkiisa ay tahay sidii uu wadahadallo ula yeelan lahaayeen inay u yimaadeen Muqdisho sidii ay wadahadallo ugala yeelan lahaayeen DKMG ah iyo UNPOS, sidii mashaariic horumarineed looga fulin lahaa gobolka Galguduud.
Shirkii Saxiixayaasha Heshiiska Roadmap-ka oo si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya
6/20/2012 7:00 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa maanta oo Arbaco ah ka furmay shir ay leeyihiin saxiixayaasha Roadmap-ka Soomaaliya kaasoo socon doona laba maalmood, iyadoo looga hadlayo waxyaabihii ka hirgalay heshiiskaas oo ay madaxda Soomaalidu sannadkii hore ku gaareen Muqdisho.
Kooxda Raaskambooni oo hay'adaha gargaarka ka dalbay inay howlihii samafalka ka bilaabaan deegaannada laga saaray Al-shabaab
6/20/2012 6:53 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Kooxda Raaskambooni oo ka barbar dagaalanta ciidamada DKMG ah iyo kuwa Kenya ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya ayaa ugu baaqay hay'adaha gargaarka inay howlahooda ka billaabaan deegaannadii laga saaray Al-shabaab.
Booliis ka socda Uganda oo ka howlgalaya Muqdisho si ay u xaqiijiyaan Ammaanka Caasimadda Soomaaliya
6/20/2012 6:24 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Booliis gaar ah oo ka socda dalka Uganda ayaa lagu wadaa in Muqdisho ay soo gaaraan maalmaha soo socda, kuwaasoo gacan ka geysan doona xasilinta ammaanka gobolka Banaadir.
Dhallinyaro lix bilood tababarro la siinayay oo Magaalada Muqdisho kusoo bandhigay waxyaabhihii ay barteen
6/20/2012 4:33 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Dhallinyaro tiradoodu gaarayso 250 ayaa xaflad loogu qabtay Muqdisho Talaadadii shalay ahayd waxay kusoo bandhigeen wixii ay barteen, waxaana kasoo qaybgalay bandhiggaas mas'uuliyiin degmooyinka gobolka Banaadir qaarkood.
Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo Dowladda KMG ah ku eedeeyay inay jartay xiriirkii wadashaqeyneed ee kala dhexeeyay Ahlusunna
6/20/2012 2:56 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo ah urur taageera dowaldda KMG ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu dowladda ku eedeeyay dowladda inay jartay xiriirkii wadashaqeyneed ee kala dhexeeyay ururkooda.
Dowladda KMG Soomaaliya iyo Somaliland oo shir Xasaasi ah uu uga furmaya Maanta Magaalada London
6/20/2012 2:25 AM EST
Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Magaalada London ee xarunta dalka Britain ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo shirkii ugu horreeyay oo Soomaaliya iyo Somaliland ay uga hadlayaan mustaqbalkooda, kaasoo socon doona laba maalmood.
Somali News
Suspect in killing of 4 in ND pleads not guilty
-
AP
6/20/2012 12:18 PM EST
A Somali man accused of killing the mother of his child and three other people in Minot last year has pleaded not guilty to murder in all of the deaths.
Dadaab Camps Staring At A Crisis
-
The Star
6/20/2012 12:16 PM EST
Today marks the world refugee day, yet, as years pass; there is nothing to celebrate for the Somali refugees who live a shadow of lives in Dadaab. The camps now have a bigger population than Nakuru, Kenya’s fourth largest city and their population face poor living conditions, recurrent disease outbreaks, insecurity and indefinite exile.
South Somalia Harvest Seen Below Average by USAID on Late Rain
-
Bloomberg
6/20/2012 12:14 PM EST
season by a month and cause food security to deteriorate, the U.S. Agency for International Development said.
Al Shabaab militias flee to Daadab, Lamu
-
The Star
6/20/2012 12:13 PM EST
Senior Kenya Defence Force officers are concerned al Shabaab terrorists are escaping into Kenya as the operation to rout the insurgents from Somalia gains momentum. Intelligence reports indicate the al Qaeda-linked insurgents have been seen heading to Dadaab refugee camp and towards Kiunga, Kiwayu and Lamu islands. "They are escaping to Kiwayu and Lamu and they are being accommodated by the locals before those who have passports board flights and escape from the country. We also have information that some are heading towards Dadaab where they lay down arms only to mingle and disappear within the refugee camp. But that is an internal matter that has to be dealt with by the Internal security organs," a senior military officer said.
Somaliland talks set to start in secret UK location
-
BBC
6/20/2012 12:11 PM EST
Leaders from Somalia and Somaliland are due to start the first ever formal discussions on the future of the self-proclaimed Somaliland republic.
Ex-Ealing Council officer risks life in Somalia
-
Ealing Gazette
6/20/2012 12:10 PM EST
A FORMER officer from Ealing Council has risked his life helping to bring order to a place once regarded as the most dangerous city on earth.
Senior Al Shabaab leaders flee to Yemen as KDF eyes Kismayu
-
The Star
6/20/2012 12:07 PM EST
April 4th will forever remain etched into the memory of Kenyan troops in Central sector, Somalia, as the most fierce and toughest battle to have been fought between them and al Shabaab insurgents in the strategic town of Hosingow. Eager to recapture Hosingow which had been taken by KDF, al Shabaab insurgents launched what they believed was a well co-ordinated attack. They believed that Hosingow had been left with a weaker force after a long convoy of KDF vehicles left the small town for the Afmadhow onslaught.
Haji takes over, pledges to fight Al-shabaab
-
The Standard Digital
6/20/2012 6:01 AM EST
The new acting minister for internal security Yusuf Haji took over his new docket Tuesday. He pledged to continue operations on the Al-Shabaab militants and other criminal gangs in the country.
Mogadishu boom turns famine victims into urban labourers
-
Reuters AlertNet
6/20/2012 5:56 AM EST
Six months ago, the Afgoye corridor in Somalia had two terrible tags.
Town rising from shackles of Al shabaab
-
The Standard Digital
6/20/2012 5:53 AM EST
Business is slowing picking up at Afmadhow town in Somalia after the Kenya Defence Forces liberated it three weeks ago.
EU studying links between Italian mafia and Somalian pirates
-
EUO
6/20/2012 5:46 AM EST
The EU special envoy for Somalia is looking into a fresh report that pirates are in business with Italian gangsters on toxic waste.
Hard times for exiled journalists in east Africa
-
AFP
6/20/2012 5:42 AM EST
More than a quarter of the 57 journalists who fled their homeland in the past year worked in east Africa, with Somalia the main source of exiles, a report released Tuesday said.
African Union in Somalia holds gender-based violence workshop
-
Bikya Masr
6/20/2012 5:36 AM EST
The Police Component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) has concluded a Gender Based Violence Workshop in support of the Somali Police Force (SPF) which pooled participants from the Somali Police Force, TFG Ministry of Women Affairs and Family Support, the Somali Civil Society, female ambassadors representative from Addis Ababa, Somali public health officials as well as specialists from Sierra Leone and Rwanda.
António Guterres: “we’re witnessing human suffering on an epic scale”
-
euronews
6/20/2012 5:28 AM EST
For the fifth consecutive year the number of forcibly displaced people worldwide has reached 42 million and aid is now at a critical level. Euronews met with the UN High Commissioner for Refugees, António Guterres who highlights the most pressing issues that a growing number of people are facing.
UNHCR Tries to Count Somalia's Displaced
-
VOA
6/20/2012 5:25 AM EST
As the United Nations prepares to mark World Refugee Day Wednesday, the U.N. refugee agency is struggling to put exact figures to the number of internally displaced people inside Somalia. The country's displaced population is constantly on the move in search of humanitarian assistance and a peaceful environment.
Mo. man sentenced in terrorism case
-
AP
6/20/2012 12:37 AM EST
A refugee from Somalia who worked as an airport cab driver in St. Louis has been sentenced to more than 13 years in prison for providing money to a terrorist organization in Somalia.
Beaming Farah gains from pain
-
Reuters
6/20/2012 12:36 AM EST
LONDON: Mo Farah’s decision to forgo home comforts transformed him from European to world champion and the popular Briton is banking on the gruelling training regime that got him there to propel him to the ultimate glory of Olympic gold.
After Al Shabaab in Somalia
-
Alaska Dispatch
6/20/2012 12:32 AM EST
HUDUR, Somalia — After hardline Islamic militants left town it didn’t take long for the kids’ late afternoon soccer game to restart in Hudur.
Survey Offers Rare Glimpse of Somalis’ Political Views
-
VOA
6/20/2012 12:27 AM EST
More than 3,000 people throughout Somalia responded to an unprecedented survey about the country's proposed constitution.
Fear of abuse at checkpoints causing Somalis to flee - UN
-
Alert Net
6/20/2012 12:26 AM EST
NAIROBI (AlertNet) – For the first time, Somalis are fleeing their homes because of fear of abuse at military checkpoints, the United Nations says.