Hiiraan Online
Wednesday, June 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Jun 15, 2012
Dowladda Koonfur Afrika oo sheegtay inay Xirayso 30-ka bishan Xarun lagu qaabilo Qaxootiga ee ku taalla Cape-town
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Koonfur Afrika ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay in 30-ka bishan June ay al-baabbada u xiri doonto xarun lagu qaabilo qaxootiga oo ku taalla Mitland ee magaalada Cape-town basle caddeysay in dadkii horey loo qaabilay loo samayn doono goobo kale oo lagu qaabilo.
Kulummo joogto ah oo maalmihii u dambeeyay ay wasaarada arrimaha gudaha ay u qabanaysay urrurada u dooda xaquuqda qaxootiga ay u soo bandhigtay sababaha loo xerayo iyo halka ay ku qaabili doonaan dadka soo galootiga ah ee imaanaya Koonfur Africa hey’adahasi waxaa ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee Koonfur Afrika (SASA).
Mas’uuliyiin ka socota wasaarada arimaha dibada ayaa ku qanciyay ururadii kazoo qeyb galay in loo rarayo xaduuda laga soo galo dalka isla markaana halkaasi lagu qaabili doono balse arintaasi ayaa la marsiin waayay hey’addo badan oo ay ka mid tahay tan SASA ayaa la rumaysan yahay in wasaaradani lala kori doono maxkamad sare.
Gudoomiyihii hore ee jaaliyada Soomaalyeed ee SASA, Xuseen Cali Cumar ayaa sheegay in arrintan ay dhabar-jab xoogan ku tahay soo-galootiga nolosha u soo raadsanaya Koonfur Africa wuxuuna warka intaasi ku daray in ay sii wadayaan dadaalada ay ku doonaayaan in xafiiskani uu sii furnaado maadaama uu haayo shaqo badan oo loo baahan yahay.
Xariirka guud ee jaaliyada Soomaalida South Africa SASA Xadiis Xaaji Aadan oo la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in ay abaabulayaan banaanbax sal balaaran oo loogu soo horjeedo xeritaanka xafiiska qaabilaada Qaxootiga ku nool K/Africa.
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegtay in qaxootiga cusub ee soo galootiga ah lagu qaabili doono xuduudda dalka, halka kuwa horey u joogay lagu qaabili doono daarta weyn ee Costom House iyo Home Affairs-ka weyn eek u yaala magaalada Cape Town Baraka Streed Agagaarka saldhiga Booliska iyo Maxkamada sare ee Cape Town.
Maxamed Deeq Muuse Nuur (Deeqdarajo)
Deeqdarajo36@hotmail.com
Cape Town, Koonfur Afrika
Post your comments
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu aasayo Muqdisho
6/15/2012 4:42 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Allaha u raxmadee, Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso Muqdisho, kaddib markii uu laba casho ka hor ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Xarakada Al-shabaab oo sheegtay inay dagaallo ka dhacay Gobolka Gedo ku dileen Ciidamo u dhashay dalka Sierra Leone
6/15/2012 4:42 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in dagaal ka dhacay gobolka Gedo ay ku dishay askar u dhalatay dalka Siiraaliyoon, kuwaasoo ay sheegeen in ay ka barbar dagaalamayeen ciidamada dowladda KMG ee ku sugan degmada Yurkud ee gobolka Gedo.
Kooxo bastoolado ku hubeysan oo xalay wiil dhallinyaro ah ku toogtay Xaafadda Laba-dhagax ee Degmada Wardhiigley
6/15/2012 4:39 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay xaafadda Laba-dhagax ee degmada Wardhiigley wiil dhallinyaro ah oo magaciisa lagu soo gaabiyay, Cabdi Yare iyadoo aan la ogeyn sababta loo dilay wiilkaas.
Kulan Qaaraan loogu Ururinayo Abaaraha Baahsan ee ka jira gobolada Awdal iyo Selel oo lagu qabtay Magaalada Boorame
6/15/2012 4:32 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Kulan ballaadhan oo lagu qiimaynayo Abaaraha baahsan ee ka jira goboladda Awdal iyo Selel ayaa ka qabsoomay magaaladda Boorama ee gobolka Awdal, waxaana kulankaasi ka soo qaybgalay Salaadiin, cuqaal, Ganacsato, siyaasiyiinta ururada siyaasadda, Hay’adaha dawladda ee qaabilsan arrimaha aafooyinka iyo Dadweyne kale oo badan.
Dukaammo gaaraya 30-dukaan oo lagu Boobay Koonfur Afrika iyo cabsi ay Qabaan Ganacsatada Soomaaliyeed
6/15/2012 4:28 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Wararka aynu ka heleyno Dalka South Afrika ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo u dhashay dalkaasi ay xalay boob u geysteen ilaa 30 dukaan oo ay lahaayeen ganacsato u dhalatay dalalka Soomaaliya, Bangaladesh iyo Hindiya, iyadoona kooxahaasi ay qaateen gabi ahaan wixii yaallay Dukaamadaasi.
Somali News
US declassifies attacks in Yemen, Somalia
-
AP
6/15/2012 5:12 PM EST
WASHINGTON (AP) - The White House is partially lifting the lid of secrecy on its counterterrorism campaign against al-Qaida in Yemen and Somalia by formally acknowledging for the first time that it is conducting lethal attacks in those countries, officials said Friday.
Militants defecting to Somali side after losses
-
PTI
6/15/2012 5:07 PM EST
Elasha Biyaha: Somalia's government spokesman says some 500 al-Shabab fighters have left the group and joined the government in a sign of disarray among the Islamist group's ranks.
US Refuses Comment on Africa Surveillance Report
-
VOA
6/15/2012 5:06 PM EST
The U.S. military has confirmed it runs "broad ranging" intelligence operations in Africa, though it stopped short of verifying a report that it has set up small air bases across the continent to keep watch on terrorist groups.
Kenya Denies Hosting US Spy Plane Operations
-
VOA
6/15/2012 2:39 PM EST
Kenyan military officials have denied the United States is using Kenyan territory or airspace to conduct regional surveillance missions, as mentioned in a Washington Post newspaper report describing expanding U.S. intelligence operations across Africa.
Reuters praises Turkey’s humanitarian aid to Somalia
-
Turkish Press
6/15/2012 2:31 PM EST
The international news agency Reuters yesterday issued an article covering a comprehensive analysis on Turkey’s humanitarian aid activities in Somalia.
KENYA-SOMALIA: No consensus on way ahead for world's biggest refugee camp
-
IRIN
6/15/2012 2:30 PM EST
Key stakeholders meeting on 14 June to discuss the future of Dadaab refugee camp in eastern Kenya acknowledge that there are tough choices ahead, but no agreed way forward.
The War on African Terror, as declared by the Washington Post
-
Daily Maverick
6/15/2012 6:29 AM EST
As operations draw unsatisfactorily to a close in Afghanistan, America’s generals are busy preparing the next front in the War on Terror: Africa. In case you’d missed this development, the Washington Post helpfully announced it on their front page, and it’s not good news.
Kidnapped kids' dad sues donation fund manager
-
AP
6/15/2012 6:22 AM EST
A woman who established a bank account for donations to benefit two northern Idaho siblings after they were kidnapped in a horrific criminal case seven years ago that led to one of their deaths is being sued by the children's father, who says she mismanaged the funds.
Voice From the Field: "People Living in Dadaab are Broken"
-
DWB
6/15/2012 6:16 AM EST
Abubakar Mohamed Mahamud has worked with Somali refugees in northeastern Kenya since the war in Somalia began more than 20 years ago. Originally a nurse specializing in nutrition, he is now Doctors Without Borders/Médecins Sans Frontières (MSF)’s deputy field coordinator.
Somalia: Gains Made in the Battle Against Al-Shabaab
-
Think Africa Press
6/15/2012 6:11 AM EST
AU troops are spreading out beyond Mogadishu in the fight against al-Shabaab, possibly jeopardising security in the capital.Troops from the African Union (AU) force AMISOM are spreading out of Somalia’s capital Mogadishu as they seize ground in the surrounding area.
Controversy over runaway marriages in Somalia
-
RFI
6/15/2012 6:04 AM EST
Running away to get married is part and parcel of Somali culture and society, though Islamic clerics have different opinions regarding the legality of this type of marriage.Wahabis and other Muslim radicals believe that eloping is against the teaching of Islam.
Militants defecting to Somali side after losses
-
AP
6/15/2012 5:56 AM EST
Evil laughter pealed out of the mobile phone. Abshir Ali Mohamed, an al-Shabab defector now wearing a Somali military uniform, had asked his former commander to join him. The commander, an al-Shabab judge known for ordering amputations, said he would instead kill Mohamed.