Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Jun 15, 2012
Dukaammo gaaraya 30-dukaan oo lagu Boobay Koonfur Afrika iyo cabsi ay Qabaan Ganacsatada Soomaaliyeed
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Wararka aynu ka heleyno Dalka South Afrika ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo u dhashay dalkaasi ay xalay boob u geysteen ilaa 30 dukaan oo ay lahaayeen ganacsato u dhalatay dalalka Soomaaliya, Bangaladesh iyo Hindiya, iyadoona kooxahaasi ay qaateen gabi ahaan wixii yaallay Dukaamadaasi.
C/risaaq Xasan Carte oo ah wariye Madax Bannaan oo ku sugan magaalada Johansberg ee dalka Koonfur Afrika ayaa HOL u sheegay in dukaamada la dhacay ay laahayeen ganacsato u badan Soomaali, wuxuuna xusay khasaaro lixaad leh in uu kasoo gaaray ganacsatadii hantidooda la dhacay.
"Shacab hubeysan oo u dhashay South Afrika ayaa Boob u geystay ilaa 30 dukaan oo ay lahaayeen Hindi, Somalia iyo Bangaladesh, dadkii dukaamada lahaa naftooda ayay kala baxsadeen, waxaana la qaatay hantidii taallay oo dhan," ayuu hadalkiisii raaciyay.
Wariye Carte ayaa intaasi ku daray in dhawaan laga cabsi qabo in uu dhaco kacdoon ay sameynayaan shacabka u dhashay dalka Koonfur Afrika kasoo looga soo horjeedo dadka Ajaanibta ah ee ku ganacsada dalkaasi.
Ganacsatada Ajaanibta gaar ahaan kuwa Soomaalida ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa had iyo jeerba shacabka u dhashay dalka Koonfur Afrika waxa ay kala kulmaan, Dil iyo weliba boob loo geysto hantidooda, ma jirto cid ilaa imika u istaagtay sidii ay wax uga qaban lahayd dhibaatooyinka heysta dadka ajaanibta ee ku sugan dalkaasi Koonfur Afrika.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com
Kismaayo, Soomaaliya
Post your comments
Dowladda Koonfur Afrika oo sheegtay inay Xirayso 30-ka bishan Xarun lagu qaabilo Qaxootiga ee ku taalla Cape-town
6/15/2012 4:47 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Koonfur Afrika ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay in 30-ka bishan June ay al-baabbada u xiri doonto xarun lagu qaabilo qaxootiga oo ku taalla Mitland ee magaalada Cape-town basle caddeysay in dadkii horey loo qaabilay loo samayn doono goobo kale oo lagu qaabilo.
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu aasayo Muqdisho
6/15/2012 4:42 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Allaha u raxmadee, Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso Muqdisho, kaddib markii uu laba casho ka hor ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Xarakada Al-shabaab oo sheegtay inay dagaallo ka dhacay Gobolka Gedo ku dileen Ciidamo u dhashay dalka Sierra Leone
6/15/2012 4:42 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in dagaal ka dhacay gobolka Gedo ay ku dishay askar u dhalatay dalka Siiraaliyoon, kuwaasoo ay sheegeen in ay ka barbar dagaalamayeen ciidamada dowladda KMG ee ku sugan degmada Yurkud ee gobolka Gedo.
Kooxo bastoolado ku hubeysan oo xalay wiil dhallinyaro ah ku toogtay Xaafadda Laba-dhagax ee Degmada Wardhiigley
6/15/2012 4:39 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay xaafadda Laba-dhagax ee degmada Wardhiigley wiil dhallinyaro ah oo magaciisa lagu soo gaabiyay, Cabdi Yare iyadoo aan la ogeyn sababta loo dilay wiilkaas.
Kulan Qaaraan loogu Ururinayo Abaaraha Baahsan ee ka jira gobolada Awdal iyo Selel oo lagu qabtay Magaalada Boorame
6/15/2012 4:32 AM EST
Jimco, June 15, 2012 (HOL) — Kulan ballaadhan oo lagu qiimaynayo Abaaraha baahsan ee ka jira goboladda Awdal iyo Selel ayaa ka qabsoomay magaaladda Boorama ee gobolka Awdal, waxaana kulankaasi ka soo qaybgalay Salaadiin, cuqaal, Ganacsato, siyaasiyiinta ururada siyaasadda, Hay’adaha dawladda ee qaabilsan arrimaha aafooyinka iyo Dadweyne kale oo badan.
Somali News
US declassifies attacks in Yemen, Somalia
-
AP
6/15/2012 5:12 PM EST
WASHINGTON (AP) - The White House is partially lifting the lid of secrecy on its counterterrorism campaign against al-Qaida in Yemen and Somalia by formally acknowledging for the first time that it is conducting lethal attacks in those countries, officials said Friday.
Militants defecting to Somali side after losses
-
PTI
6/15/2012 5:07 PM EST
Elasha Biyaha: Somalia's government spokesman says some 500 al-Shabab fighters have left the group and joined the government in a sign of disarray among the Islamist group's ranks.
US Refuses Comment on Africa Surveillance Report
-
VOA
6/15/2012 5:06 PM EST
The U.S. military has confirmed it runs "broad ranging" intelligence operations in Africa, though it stopped short of verifying a report that it has set up small air bases across the continent to keep watch on terrorist groups.
Kenya Denies Hosting US Spy Plane Operations
-
VOA
6/15/2012 2:39 PM EST
Kenyan military officials have denied the United States is using Kenyan territory or airspace to conduct regional surveillance missions, as mentioned in a Washington Post newspaper report describing expanding U.S. intelligence operations across Africa.
Reuters praises Turkey’s humanitarian aid to Somalia
-
Turkish Press
6/15/2012 2:31 PM EST
The international news agency Reuters yesterday issued an article covering a comprehensive analysis on Turkey’s humanitarian aid activities in Somalia.
KENYA-SOMALIA: No consensus on way ahead for world's biggest refugee camp
-
IRIN
6/15/2012 2:30 PM EST
Key stakeholders meeting on 14 June to discuss the future of Dadaab refugee camp in eastern Kenya acknowledge that there are tough choices ahead, but no agreed way forward.
The War on African Terror, as declared by the Washington Post
-
Daily Maverick
6/15/2012 6:29 AM EST
As operations draw unsatisfactorily to a close in Afghanistan, America’s generals are busy preparing the next front in the War on Terror: Africa. In case you’d missed this development, the Washington Post helpfully announced it on their front page, and it’s not good news.
Kidnapped kids' dad sues donation fund manager
-
AP
6/15/2012 6:22 AM EST
A woman who established a bank account for donations to benefit two northern Idaho siblings after they were kidnapped in a horrific criminal case seven years ago that led to one of their deaths is being sued by the children's father, who says she mismanaged the funds.
Voice From the Field: "People Living in Dadaab are Broken"
-
DWB
6/15/2012 6:16 AM EST
Abubakar Mohamed Mahamud has worked with Somali refugees in northeastern Kenya since the war in Somalia began more than 20 years ago. Originally a nurse specializing in nutrition, he is now Doctors Without Borders/Médecins Sans Frontières (MSF)’s deputy field coordinator.
Somalia: Gains Made in the Battle Against Al-Shabaab
-
Think Africa Press
6/15/2012 6:11 AM EST
AU troops are spreading out beyond Mogadishu in the fight against al-Shabaab, possibly jeopardising security in the capital.Troops from the African Union (AU) force AMISOM are spreading out of Somalia’s capital Mogadishu as they seize ground in the surrounding area.
Controversy over runaway marriages in Somalia
-
RFI
6/15/2012 6:04 AM EST
Running away to get married is part and parcel of Somali culture and society, though Islamic clerics have different opinions regarding the legality of this type of marriage.Wahabis and other Muslim radicals believe that eloping is against the teaching of Islam.
Militants defecting to Somali side after losses
-
AP
6/15/2012 5:56 AM EST
Evil laughter pealed out of the mobile phone. Abshir Ali Mohamed, an al-Shabab defector now wearing a Somali military uniform, had asked his former commander to join him. The commander, an al-Shabab judge known for ordering amputations, said he would instead kill Mohamed.