Hiiraan Online
Friday, May 24, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, July 6 , 2012
Xarakada Al-shabaab oo guulo ka sheegatay Iskahorimaadyo ay ciidamada Itoobiya kula gashay Gobolka Bakool
Jimco, July 06, 2012 (HOL) — Xarakada Al-Shabaab ayaa dagaallo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay ka dhacayay gobolka Bakool ka sheegatay guulo, iyadoo sheegtay inay ka jareen ciidamada ku sugan degmada Xudur sahaydii u tegi jirtay.
Afhayeenka ciidamada ee Al-Shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay in xoogaggoodu ay weerarro ku qaadayeen saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay gaadiid ay wateen ciidamada Itoobiya oo marayay inta u dhexeysa degmooyinka Xudur iyo Ceel-barde.
"Saddex maalmood ayaan jid-gooyooyin u dhigtay gaadiid ay wateen ciidamada Itoobiya; hadda sahaydii u kala gudbi jirtay way joogsatay," ayuu yiri Sheekh Abuu-Muscab oo sheegay in howgalladan ay socon doonaan inta ay hadafkooda ka gaarayaan.
Afhayeenku wuxuu intaas ku daray inay jid-gooyooyinkaas khasaare xooggan ku gaarsiiyeen ciidamada Itoobiya iyo gaadiidkooda, balse ma sheegin tirada ciidan ee ay ku dileen iyo khasaaraha dhankooda soo gaaray.
Dagaal dhawaan ka dhacay duleedka degmada Xudur ayaa waxay saraakiisha DKMG ah ee ku sugan gobolkaas sheegeen inay ku dileen dagaalyahanno badan oo Al-shabaab ka tirsan.
Sidoo kale, afhayeenka howgallada ee Al-shabaab ayaa sheegay in sidoo kale ay dhibaatooyin gaarsiiyeen, wuxuuna kula taliyay Kenya inay isaga baxdo Soomaaliya inta aan dhibaatooyin ka badan kuwa hadda gaaray la gaarsiin.
Ma jiro hadal kasoo baxay dhinaca dowladda KMG ah, Kenya oo AMISOM ka tirsan iyo kuwa Itoobiya oo ku saabsan dagaallada ay Al-shabaab guulaha ka sheegatay, iyadoo aysan sidoo kalena jirin ilo wareedyo madax-bannaan oo arrintan xaqiijinaya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dalbaday in Dastuurka lagu qoro in Caasimadda Soomaaliya ay Muqdisho tahay
7/6/2012 1:32 PM EST
Jimco, July 06, 2012(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) ayaa si kulul u dhaliilay dastuurka cusub ee loo sameynayo dalka Soomaaliya, wuxuuna faahfaahin ka bixiyay qaabka uu u dhaliilsan yahay dastuurka.
Madaxweynaha dalka Kenya oo sheegay inay Al-shabaab kula dagaalamayaan Gudaha Dalalka Kenya iyo Soomaaliya
7/6/2012 5:01 AM EST
Jimco, July 06, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Kenya, Mwai Kibaki oo ka hadlayay kulan ka dhacay magaalada Nakuru ee gobolka Rift Valley ee dalka Kenya ayaa sheegay in dalkiisa ay ka go'an tahay inay Al-shabaab kula dagaalamaan gudaha Kenya iyo Soomaaliya.
Mareykanka oo xaiyraad kusoo rogay Saraakiil Eriteriyaan ah oo lagu eedeeyay inay taageereen Al-shabaab
7/6/2012 4:46 AM EST
Jimco, July 06, 2012 (HOL) — Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogtay laba sarkaal oo Eritrean ah, kuwaasoo lagu eedeyay inay taageero siiyeen kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.
Somali News
State warns errant security officers
-
KBC
7/6/2012 9:11 PM EST
The government has issued a stern warning to non performing security officers in the country that they risk losing their jobs.
Mwingi police arrest ‘TFG soldier’ heading to Nairobi
-
The Star
7/6/2012 7:29 AM EST
Police in Mwingi yesterday arrested a man and his father who claimed to be a Transitional Federal Government soldier in Somalia and his father on their way to Nairobi. The man, identified as Ahmed Adan and his father Abdi Mohamed, were flushed out of a Nairobi-bound bus that was travelling from Garissa.
Africa facing sharp rise in Islamic extremism
-
AFP
7/6/2012 7:27 AM EST
From east to west Africa, a rise in Islamic extremism has led to a surge in deadly attacks and kidnappings by groups linked to Al-Qaeda, sparking fears of a new “arc of terror” on the continent.
Man nabbed with grenades at Kibaki function
-
Capital FM
7/6/2012 7:24 AM EST
A man was arrested with two grenades on Thursday as he tried to sneak into the Nakuru Agricultural Show Ground just moments before President Mwai Kibaki arrived at the scene.
Kibaki promises to hunt down agents of terror
-
The Standard Digital
7/6/2012 7:20 AM EST
President Kibaki has issued a stern warning to terrorists. The President said the Government will hunt down those responsible for acts of terror targeting Kenyans.
AU Forces Push al-Shabab Further from Mogadishu
-
JT Weekly
7/6/2012 7:17 AM EST
African Union forces in Somalia have pushed al-Shabab militants to the outskirts of Mogadishu, retaking several key areas in the past few weeks.
A famine crisis one year on: Lives saved and lessons learned
-
Reuters AlertNet
7/6/2012 7:14 AM EST
A year after the onset of the Somalia famine, Aden Yusef Kabey can laugh at the pain he endured. He has regained the body weight he lost over the past year. He can walk, eat and sleep.
Zanzibar refugees return from Somalia
-
AFP
7/6/2012 7:12 AM EST
Refugees from the palm-fringed spice islands of Zanzibar stranded in the war-torn Somali capital Mogadishu prepared to fly home Friday, more than a decade after fleeing political violence.
Congratulations graduating class of 2012
-
HOL
7/6/2012 4:03 AM EST
US sanctions Eritrean officials for aiding Somalia militants
-
Reuters
7/6/2012 3:59 AM EST
WASHINGTON (Reuters) - The United States imposed sanctions on two Eritrean government officials on Thursday, saying they had assisted Islamist militants including the al Qaeda-linked al Shabaab in the lawless neighboring state of Somalia.
Immigrant charged as juvenile with sex crime
-
AP
7/6/2012 3:53 AM EST
PORTLAND, Maine (AP) — Juvenile proceedings are under way against a Somali refugee accused of sexually assaulting a 50-year-old woman after a Maine judge dismissed charges brought against him as an adult.
Somali Football Federation launches fair-play workshop
-
Sabahi
7/6/2012 3:51 AM EST
The Somali Football Federation (SFF) held a two-day workshop on good sportsmanship Wednesday and Thursday (July 4th-5th) to coincide with the 2012 national football championship, Somalia's RBC Radio reported.
Local wars blur al Qaeda's threat to West
-
Reuters
7/6/2012 3:50 AM EST
LONDON, July 5 (Reuters) - Osama bin Laden would not have approved. Spinoff groups from al Qaeda have become increasingly engrossed in insurgencies in Africa and the Middle East, inflicting death and mayhem on local communities. But this emphasis on the pursuit of the enemy nearby has cast doubt on their commitment, in practice, to bin Laden's war on the "far enemy" - the West and the United States in particular.
Juba Vision conference in St. Cloud to focus on Somalia
-
SC Times
7/6/2012 3:23 AM EST
A group described by its leaders as a nonprofit working to aid famine-ravaged Somalia will host an international conference in St. Cloud this weekend.
New country, new sport for young Somalis in Minn.
-
MPR
7/6/2012 3:14 AM EST
MINNEAPOLIS — It's 99 degrees inside the Roosevelt High School gym in Minneapolis. But the combination of summer heat and lack of air conditioning hasn't slowed any of the action at this year's Hoop for Hope Somali Basketball Tournament.
Krishna seeks UAE’s help to free Indian sailors
-
Times of India
7/6/2012 3:01 AM EST
NEW DELHI: Foreign minister S M Krishna on Thursday wrote to his UAE counterpart Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan requesting him to secure the release of six Indians on MV Iceberg which has been held in captivity by Somali pirates for over two years. Iceberg, which has now become the longest-held ship by Somali pirates, is owned by UAE nationals.
Somali Women Are Rebuilding Somalia, New Documentary Shows How
-
Policy Mic
7/6/2012 2:58 AM EST
For more than 20 years, there has been a seemingly endless litany of bad news coming out of Somalia. Images of famine, war and piracy have made Somalia the poster child for dysfunctional African countries -- the epitome of a failed state that needs to be saved from itself.
Seychelles' fishing industry recovering from piracy
-
Reuters
7/6/2012 2:53 AM EST
VICTORIA, July 5 (Reuters) - Seychelles' vital fishing industry is starting to recover after international anti-piracy efforts and boats carrying armed guards deterred attacks by Somali pirates, Natural Resources and Industry Minister Peter Sinon said on Thursday.