Hiiraan Online
Saturday, May 25, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Axad, July 29, 2012
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Irland oo Muqdisho booqday lana kulmay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirradiisa
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha DKMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa maanta kulan kula yeeshay Muqdisho ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Ireland ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo ganacsiga ee dalka Irland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Muqdisho.
Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa kulanka ku wehlinayay qaar ka mid ah wasiirradiisa oo ay ka mid yihiin: wasiirka ganacsiga iyo warshadaha, Cabdiwahab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen, wasiirka qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga, C/llaahi Godax Bare iyo wasiirka boostada iyo isgaarsiinta, Cabduqaadir Xuseen Maxamed (Jaah-weyn).
Shir jaraa'id oo ay labada mas'uul qabteen kulamadooda kaddib ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay ra’iisul wasaare ku xigeenka Irland, Eamon Gilmore isagoo soo dhaweeyya dadaalka ay xukuumadda KMG ah ugu jirto in laga gudbo xilliga KMG ah, isagoo ku tilmaamay inay tahay tallaabo horumarineed oo lagu xaqiijinayo in Soomaaliya ka dhalato dowladd rasmi ah.
Sidoo kale, ra'iisul wasaare ku xigeenka Ireland wuxuu sheegay in dalkiisu uu ugu talo-galay mashaariic lagu horumarinayo arrimaha bana’adanimada iyo mashaariic kale oo dalku u baahan yahay, isagoo sheegay inay ku bixin doonaan lacagtaas oo gaaraysa saddex illaa afar milyan oo doollarka Mareykanka ah ay marsiin doonaan hay'adaha Qaramada Midoobay iyo ururka Midowga Yurub.
Ra'iisul wasaaraha DKMG Soomaaliya oo ka hadlay shirka jaraa'id ka hadlay ayaa sheegay inay uga warbixinteen wafdigan horumarka ay dowladda KMG ah ka gaartay howlaha Roadmap-ka ee socda, isagoo sheegay in Ireland ay qayb kaalinta hore kaga jirto dowladaha caawiya Soomaaliya.
Ugu dambeyn, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuu sheegay in dowladda KMG ah ay ka go'an tahay in bisha Ogoosto ee sannadkan ay soo afjarto xilliga KMG ah si dalku ay u hoggaamiso dowlad rasmi ah.
Wafdiga ka socda dalka Ireland ayaa noqonaya kii ugu horreeyay noociisa oo soo gaara Soomaaliya muddadii 21-ka ahaa ee ay dalka ka jireen dagaallada sokeeye, iyadoo booqashadan ay qayb ka tahay booqashooyin ay dalka ku yimaadeen wufuud kala duwan oo caalamka ka socda.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Dab xoog leh oo ka kacay xerada qaxootiga ee Dhagaxley
7/29/2012 3:39 PM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) - Dab baabi'iyay gabi ahaanba suuqii ugu waynaa ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa galabta maqribkii halkaas ka bilowday.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Maanta kula kulmay Degmada Matabaan Odayaal iyo Waxgarad kasoo Jeeda Degmadaas
7/29/2012 9:38 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Cabdifitaax Xasan Afrax iyo xubno ka tirsan maamulka ayaa maanta gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo oo lagu Weeraray Madaafiic xilli ay ka duulaysay Diyaarad Rakaab
7/29/2012 8:31 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa maanta lidka diyaaradaha iyo madaafiic ku weeraray garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo oo ku yaalla dhinaca waqooyi-bari oo ay ka taliso maamulka Puntland, inkastoo aan la sheegin khasaare ay rasaastaasi geysatay.
Hay'adda Culummada Soomaaliyeed oo sheegay in Qodobbo ka mid ah Dastuurka ay ka Horimaanayaan Diinta Islaamka
7/29/2012 7:24 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Warsaxafadeed ay hay'adda culummada Soomaaliyeed kasoo saartay Muqdisho maanta oo Axad ah ayay ku sheegtay in dastuurka ay ku jiraan qodobbo ka horimaanaya diinta Islaamka, iyadoo codsatay in lagu asmeeyo isbedel ka hor inta aan la ansixin.
Dagaal xooggan oo Ciidamada DKMG, Kenya iyo Al-shabaab ku dhexmaray Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose
7/29/2012 7:06 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Dagaal aad u xooggan ayaa xalay ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, iyadoona dagaalkaasi uu u dhexeeyay ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab.
Hay'adda Caafimaadka Adduunka oo sheegtay in Cudurka Ebola uu ka dilaacay dalka Uganda kuna dilay 14-qof
7/29/2012 3:40 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa salay oo Sabti ahayd sheegtay in cudurka halista ah ee Ebola uu k dillaacay dalka Uganda, uuna dilay 14-qof, tiro kale oo dad ahna ay isbitaallada u jiifaan.
Afhayeenka howgallada ee Xarakada Al-shabaab oo sheegay inay toogasho ku dileen laba ka tirsan ciidamada AMISOM
7/29/2012 3:21 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Afhayeenka howgallada ee Xarakada Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abu-Muscab ayaa sheegay inay ciidamadooda sida gaarka ah u tababaran toogasho ku dileen laba ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha ee degmada Dayniile.
Dagaal culus oo ciidamada Dowladda KMG, kuwa Itoobiya iyo Xarakada Al-shabaab ku dhexmaray Gobolka Gedo
7/29/2012 2:59 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaalamay ka tirsan ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay duleedka deegaanka Yurkud ee gobolka Gedo ku dhexmaray ciidamada DKMG ah, kuwa Itoobiya iyo xoogagga Al-shabaab.
Somali News
Gilmore visits war-torn Somalia
-
Irish Times
7/29/2012 4:47 PM EST
Tánaiste Eamon Gilmore has visited war-torn Somalia to announce €3 million in life-saving aid.
UMI trains Somali’s civil servants
-
The Observer
7/29/2012 4:32 PM EST
At least 20 Somali civil servants have undergone training at the Uganda Management Institute on how to run public institutions.
Somalis debate constitution draft
-
AP
7/29/2012 12:19 PM EST
MOGADISHU, Somalia — Somali leaders are debating a new constitution that protects the right to have an abortion to save the life of the mother, and an international law group says the draft guarantees more fundamental rights than the U.S. Constitution.
General accuses Saudi and Yemeni sheikhs of funding pirates in Somalia
-
Examiner
7/29/2012 12:08 PM EST
FAS news is reporting that the Commander of the IRGC Special Naval Force Unit General Mohammad Nazzeri, the point man in charge of Iran’s fight against pirates, has recently accused certain Gulf member nations of supporting pirates in Somalia!
Can a US-backed gathering of Somali clan elders really rescue the failed state?
-
GlobalPost
7/29/2012 12:03 PM EST
LEWIS CENTER, Ohio — This month, the Somali clan elders are convening in Mogadishu for a United Nations-sponsored peace and reconciliation effort to craft a “road map.” Their daunting task: selecting delegates that will try to ratify a new constitution, elect parliament, and form a new government, at the end of the “transition” in mid-August.
Muslims told to reject new terrorism bill
-
KBC
7/29/2012 5:03 AM EST
The proposed Anti-Terrorism Bill is already attracting opposition from the Muslim community in Kenya. Supreme Council of Kenya Muslims (SUPKEM) national chairman Abdulghafur El-Busaidy says the passage of the bill would have detrimental repercussions to the community and should be rejected at all cost.
Border fighting leaves 18 dead, thousands displaced
-
Capital FM
7/29/2012 4:54 AM EST
Fierce fighting around the Kenyan border to Ethiopia and its environs since Thursday has left 18 people dead, six injured and loss of property with reports of massive displacements of populations according to a Kenya Red Cross Society (KRCS) assessment.
US couple denied wedding because they were black
-
AFP
7/29/2012 4:51 AM EST
A Mississippi couple got the shock of their lives when the pastor at the church they attended told them the wedding they planned could not be held there because they are black, ABC television reported Saturday.
Arab American youth give back to the needy this Ramadan
-
AAN
7/29/2012 4:42 AM EST
The Lebanese American Heritage Club Young Leaders Committee (LAHC-YLC) is giving back to the needy this Ramadan through its campaign, "We The People, Feed The People."
Pierre nursing student's path began in Kenya
-
AP
7/29/2012 4:38 AM EST
About a decade ago, Rebecca Ekidor was working in a hospital in Kenya. She'd already developed an interest in medicine, and she'd excelled in school. But while she was treating refugees from Somalia, Ethiopia, Sudan and the Democratic Republic of the Congo, her studies suddenly simmered with greater urgency.
Thank you Malaysia, you're a friend indeed
-
New Straits Times
7/29/2012 4:29 AM EST
SHAFIE and Yassir are two young men who survived the civil war in Somalia and are now actively helping to rebuild their country. It takes more than two lads to rebuild the country torn apart by mistrust and suspicion, resulting in endless bloodshed and enmity.
No S. Korean ships subjected to piracy since May last year: gov't
-
Yonhap News
7/29/2012 4:24 AM EST
No South Korean ships have been targets of piracy since early last year as the country and allies enhance anti-piracy activity off Somalia, the South Korean government said Sunday.
U.S. is the driving force behind the fighting in Somalia
-
LA Times
7/29/2012 4:22 AM EST
Washington has been quietly equipping and training thousands of African soldiers to wage a widening proxy war against the Shabab, the Al Qaeda ally that has sparked alarm as foreign militants join its ranks.
Somali migrants stranded in Mediterranean'rescued'
-
The Standard Digital
7/29/2012 4:18 AM EST
About 90 Somali migrants stranded on a boat in the Mediterranean Sea for more than four days have been rescued, an Italian news agency and relatives say.
President Obama declares situation in Somalia a "national security threat"
-
Examiner
7/29/2012 4:10 AM EST
President Obama sent a letter, dated 20, 2012 to Congress declaring the situation in Somalia poses "an unusual and extraordinary national security threat to the United States."