Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Talaado, July 24, 2012
Majmaca Culummada Soomaaliyeed oo sheegay inay abaabulayaan dibadbax looga horjeedo Dastuurka Cusub
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha majmaca culummada Soomaaliyeed, Sheekh Axmed Cabdi Dhicisoow ayaa maanta sheegay inay abaabulayaan dibad-bax looga soo horjeedo dastuurka oo uu ku tilmaamay mu'aamarad loo maleegayo dadka Soomaaliyeed.
Sheekh Dhicisoow ayaa dhinaca kale soo dhaweeyay ka bixitaankii qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ay ka baxeen shirka ka socda Muqdisho, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in Soomaalidu ay ka hortagaan faragelin qaawaan oo lagu hayo dalka.
"Majmacu wuxuu kasoo horjeedaa faragelinta qaawan ee arrimaha Soomaaliya lagu hayo, qofkii arrintiisa doqonnimada iyo caqli xumada ah ka hadlana waa dambiile, taasna ku ceeb Mareykanka ama dowladaha kale, xaqanaha loogama leexdo casbi," ayuu yiri Sheekh Dhicisoow.
Sidoo kale, Sheekh Dhicisoow wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed oo dhan inay kasoo qaybgalaan dibadbaxa ay abaabulayaan, kaasoo uu sheegay inuu dhici doono inta ka horreysa 17-ka bisha Ramadaan.
"Inta ka horreysa 17-ka bisha Ramadaan ayaan qabanqaabinaynaa dibadbax aanay Soomaali u kala harin, dadka Muqdisho waa inay ka hortagaan in dalkooda iyo diinta la majara-habaabiyo, Soomaali meel walba oo ay joogto, qofkii damiir iyo iimaan leh waxaan ugu yeeraynaa inuu dibadbaxaas kasoo qaybgalo," ayuu yiri Sheekh Axmed Dhicisow.
Dibadbaxan ayuu ku sheegay inuu yahay jihaad looga hortagayo faragelinta lagu hayo Soomaaliya sida uu hadalka u yiri, isagoo sidoo kale soo dhaweeyay xubnihii ka baxay shirka odayaasha dhaqanka, isagoo sheegeen inay garteen halka ay wax u socdaan.
Sheekh Axmed Cabdi Dhicisoow ayaa wuxuu ka mid ahaa culummada sida weyn ugu dadaali jiray in lala shaqeeyo dowladda KMG ah, isagoo hadalkiisan kusoo beegay xilli la filayo inuu berri Muqdisho ka furmo shir lagu ansixinayo dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya iyo wefdi uu horkacayo oo galabta Garoowe soo gaarey (SAWIRRO)
7/24/2012 5:48 PM EST
Talaado, July 24, 2012(HOL): Magaala madaxda Puntland ee Garoowe waxaa gelinkii danbe ee maanta soo gaarey wefdi ka socda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wefdigan oo ka kooban dhowr xubnood waxaa hor kacayey ra'iisul wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka ganacsiga iyo wershedaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen.
Wasiirka Arrimaha Gudaha DKMG Somalia oo sheegay in Ammaanka Muqdisho la adkeynayo inta ay shirarku socdaan
7/24/2012 9:03 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la adkeyn doono ammaanka guud ee Muqdisho inta ay socdaan shirarka lagu soo xulayo xildhibaannada iyo midka lagu ansixinayo dastuurka oo berri furmi doona.
Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo ka Warbixiyay Waxqabadkiisii iyadoo lagu wado inuu maalmahan soo socda wareejiyo xilka
7/24/2012 8:26 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Maareeyaha dekedda Muqdisho, Sayid Cali Macallin Cabdulle oo sheegay inuu xilka wareejinayo ayaa ka sheekeeyay waxqabadkiisii intii uu ahaa maareeyaha dekedda weyn ee Muqdisho oo ah halka uu dakhliga ugu badan kasoo galo dowladda KMG ah Soomaaliya.
Qarax khasaare geystay oo Ciidamada DKMG ah lagu beegsaday Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe
7/24/2012 7:18 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Qarax khasaare geystay ayaa ciidammo ka tirsan kuwa dowladda KMG ah lagula eegtay maanta oo Talaado ah degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe oo 30-km waqooyi kaga beegan Muqdisho, halkaasoo ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Al-shabaab dhammaadkii bishii hore.
Qoysas danta yar ee ku nool Magaalada Baladweyne oo mar kale codsanaya in la soo kaalmeeyo bishan Ramadaan
7/24/2012 6:55 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Xilli lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa jira cabasho ay jeedinayaan dadka danyarta ee ku jira xeryahay barakacayaasha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inuu ku kalsoon yahay in mar kale loo doorto xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya
7/24/2012 4:56 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Madaxweynaha dowladda KMG ee Musuq-maasuqa ku eedeysan, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegay inuu rajo weyn ka qabo in mar kale loosoo doorto xilka madaxnimo ee Soomaaliya, iyadoo xilligiisa shaqo uu ku eg-yahay bisha oo socota ee Ogoosto.
Ururka Islaax oo soo saaray Bayaan uu kaga jawaabayo hadalkii kasoo baxay Sheekh Maxamed Axmed Nuur (Garyare)
7/24/2012 4:41 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Ururka Islaax ayaa soo saaray maanta bayaan uu kaga jawaabayay hadal uu ku sheegay Sheekh Maxamed Axmed Nuur (Garyare) inuu xilka uga qaaday guddoomiyaha ururkaas iyo xubno kale oo uu ku eedeeyay in waddadii ay ka weeciyeen howlaha ururka.
Dagaal u dhexeeya Ciidamada DKMG ah, kuwa Ahlusunna iyo xoogagga Al-shabaab oo xalay ka dhacay Gobolka Gedo
7/24/2012 4:03 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ahlusunna dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab oo xalay ka dhacay gobolka Gedo.
AMISOM oo sheegtay inay diyaarisay ciidammo sugaya amniga goobta uu ka dhacayo Shirka Ansixinta Dastuurka
7/24/2012 3:47 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Afhayeenka ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xaamud oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay diyaariyeen ciidammo ilaaliya goobta uu ka dhacayo shirka lagu ansixinayo dastuurka, sidoo kalena ay ilaalin doonaan goobaha kale ee shirarka lagu qabanayo.
Hoggaamiyaha SSC oo sheegay in loo baahan yahay Nabadda iyo Madaxweynayaasha Khaatumo oo xilkii la kala wareegay
7/24/2012 3:41 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Hogaamiyaha SSC Dr: Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye), ayaa shalay si weyn loogu soo dhoweeyey magaaladda Buuhoodle, waxaana halkaasi kaga hor yimid ciidamada SSC oo tiknikadoodda ku gaashaaman iyo dadweyne aad u farobadan.
Xaaladda Nolol Xumo oo laga soo sheegayo deegaanno ku yaalla Galbeedka Gobollada Jubbooyinka ee Koonfurta Soomaaliya
7/24/2012 3:34 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Xaalado nolol xumo oo aad u liito ayaa laga soo sheegayaa deegaanada galbeed ee gobolka Jubada Hoose halkaasoo ay ku nool yihiin qoysas danyar oo ay saameeyeen coolaadaha ka jira Jubooyinka iyo weliba abaarihii ku dhuftay gobolka.
Xarakada Islaax oo Masuuliyiin ka tirsanaa ka qaatay Xubinimaddii Xarakada
7/24/2012 3:30 AM EST
Talaado, July 24, 2012 (HOL) — Xarakadda Al- Islaax ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Hargeysa ee Somaliland xilkii ugu qaaday xubno ka tirsanaa Xarrkada oo ay ku eedeeyeen inay mas'uul ka ahaayeen tafaraaruqa ku yimid xarakadooda.
Somali News
International piracy experts meet in Halifax
-
CBC News
7/24/2012 4:57 PM EST
International experts on piracy are at Dalhousie University in Halifax this week to find a solution to a piracy problem that threatens seafarers as well as international trade and security, and costs the shipping industry billions of dollars annually.
Judge order release of alleged Somali pirate
-
AP
7/24/2012 4:53 PM EST
WASHINGTON—A judge has ordered the release of an alleged Somali pirate while the government pursues an appeal that could delay his trial until next year.
High Risk vs. High Reward: Oil in Somalia
-
Oil Investing News
7/24/2012 4:49 PM EST
As the price of oil continues to trade at high levels, more and more explorers are expanding their geographical focus in the hope of discovering the perfect oil play. Companies are having to push beyond the traditional boundaries of oil safe havens and expand their efforts into uncharted territory. Nowhere is this more evident than the surge of interest in the East African country of Somalia.
Somali President Thanks VOA for Somalia Constitution Poll
-
VOA
7/24/2012 4:46 PM EST
Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has thanked the Voice of America for its recent poll of Somali opinion about the country's draft constitution.
Ghana president dies after illness, months ahead of vote
-
AFP
7/24/2012 3:53 PM EST
ACCRA — Ghana President John Atta Mills died suddenly Tuesday hours after being taken ill and months before a vote in which he was to seek re-election in the country seen as a bastion of democracy in West Africa.
Eastleigh: Survival and Commerce in Little Mogadishu
-
Africa.com
7/24/2012 3:34 PM EST
Since the early 1980s, Somalis (of Kenyan and Somali origin) began to settle en masse in Eastleigh, a low income area in Nairobi. Today, it is seen as an area dominated by Somalis and their myriad of business enterprises.
British soldier dies after night out in Mombasa
-
Daily Nation
7/24/2012 7:51 AM EST
A British soldier collapsed and died Tuesday morning as he prepared to board a military ship at the Port of Mombasa.
What it's like being governed by Al Qaeda
-
GlobalPost
7/24/2012 7:49 AM EST
Former residents of Kismayo, which is ruled by Al Shabaab, an Al Qaeda affiliate in Somalia, offer a rare insight into what it's like to live with Al Qaeda.
Terror suspects make abduction claim in court
-
Daily Nation
7/24/2012 7:45 AM EST
Two people accused of engaging in organised terrorists activities stunned the court Tuesday by claiming that armed men had attempted to abduct them.
National Constituent Assembly re-scheduled for Wednesday
-
Sabahi Online
7/24/2012 7:40 AM EST
The Somali National Constituent Assembly (NCA) will open in Mogadishu on Wednesday (July 25th) after yet another delay, Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali announced on Monday.
Turkish Red Crescent Sets up First Playground in Mogadishu
-
JT Weekly
7/24/2012 7:39 AM EST
Turkish Red Crescent set up the first playground in Somali capital Mogadishu after 21 years.
UN special envoy to Somalia, ambassador Mahiga says Coming parliamentarians extended
-
allvoices
7/24/2012 7:37 AM EST
United Nations especial representative to Somali’s political affairs, Ambassador Augustine Mhiga has today on Monday revealed that number of the new Somali parliament members were made 275 as suggested by Somali traditional elders in the capital Mogadishu already.
Somali president 'very confident' of new term
-
AFP
7/24/2012 7:34 AM EST
The head of Somalia's corruption-riddled government said Monday he expects to be re-selected as president of the war-torn Horn of Africa nation when his current mandate expires next month.
Somalia's humanitarian crisis must stay on the global agenda
-
Melodika
7/24/2012 7:24 AM EST
One year after famine was declared in parts of Somalia on 20 July 2011, the UN Humanitarian Coordinator for Somalia, Mark Bowden, is calling attention to the plight of 3.8 million Somalis who need assistance.
EU Urges Somalia To Meet August 20 Deadline For Political Transition
-
RTT News
7/24/2012 7:22 AM EST
The European Union has urged the Somali leadership and all other stakeholders to implement their commitments to end the current transition on August 20, and to demonstrate they are acting in the interests of the Somali people as a whole.
Obama’s Not-So-Secret Terror War
-
Daily Beast
7/24/2012 7:18 AM EST
The U.S. is breaking a 20-year arms embargo on Somalia by training the country’s intelligence agency and deploying special forces without notifying the United Nations, according to a new report.