Hiiraan Online
Tuesday, June 18, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Isniin, July 16, 2012
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo sheegay in abaar adagi ka jirto gobolladda Awdal iyo Selel, kuna baaqay in loo gurmado
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo safar xaqiiqo raadis ah u tagay goboladda galbeedka Somaliland ee abaaruhu aad u dhibaateeyeen, kuwaas oo dad iyo duunyaba saamaysay, waxaanu caalamka iyo bulshadda ku booriyey inay gurmad u fidiyaan dadkaasi.
Madaxweyne ku xigeenka oo ah gudoomiyaha guddiddda Qaran ee gurmadka abaaraha ayaa markii ay soo dhamaysteen xog ogaal u noqoshaddau xaaladda nololeed ee ka jirta goboladda Awdal iyo Selel ee abaaruhu ka jiraan dib ugu soo noqday magaaladda Hargeysa, ayaa caalamka iyo bulshadda Somaliland ugu baaqay in dadkaasi abaaruhu dhibaateeyeen loo gurmado oo aanu qofna dib waxba u dhigan, isla markaana uu deegaanadaasi uu soo maray ku arkay dhibaatooyin xoogan oo halkaasi ka jirta.
“ waxaan ka bilaabay safarkan dhinaca galbeed ee gobolka Awdal ilaa Gobolka Selel oo aan soo maray tuulooyin aad u badan, waxaana hadana dib safar kale u galnay bariga gobolka Awdal, deegaanadda aan maray oo sodan goobood ahayd oo Awdal iyo Selelba iskugu jiray, toban goobood ayey dadkii xooluhu ka dhamaadeen ay ku soo qaxeen, kuwaas oo u baahan hoy, biyo iyo goobo caafimaad oo lagu kordhiyo kuwii hore ugu jiray”ayuu yidhi madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo mudd afar cisho ku maqnaa qiimeynta xaaladda nololeed ee deegaanadaasi ak jira
“waxaan bulshadda iyo caalamkaba ugu baaqaynaa in dadkaasi loo gurmado oo aan dib wax loogu dhigan”ayuu raaciyey madaxweyne ku xigeenka oo sheegay in abaar xoogani ka jirto goboladda Awdal iyo Selel, waxaanu sheegay in abaartaasi afar jirsatay oo afartii sanadood ee ugu dambeeyey aanay helin wax roob ah, iyagoo meelaha qaarkood aad ku arkaysay dadkii oo xoolihii iskaga tagay ka dib markii ay noloshoodii ku adkaatay xoolihiina u socon waayeen.
Sidoo kale,w axa uu madaxweynuhu sheegay in xoolihii ay u dhamaadeen gaajo iyo oon, halka caruurtii iyo dadkii waayeelka ahaa nafaqo daro hayso, una baahan yihiin gurmad dhinaca nolosha ah.
Madaxweyne ku xigeenku waxa uu sheegay in laba gaadhi oo raashin ah oo ay sideen u qaybiyeen meelihii aan hore loogu qaybin ee buuralayda ah, waxa kale oo uu sheegay in baaqii uu madaxweynaha Somaliland diray uu ka soo jawaabay madaxweynaha Jabuuti oo deeq mucaawimo ah soo gaadhsiiyey dadkan abaaruhu halakeeyeen iyo dadyow kale oo raashin badan u keenay dadkaasi.
Madaxweynaha waxa safarkiisa ku wehelinayey wasiirka xanaanadda Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir, wasiirka Dib u dejinta Cabdirisaaq Cali Cismaan, Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Cali Cilmi Geelle, Wasiir ku xigeenka Waxbarashadda Cali Xaamud Jibril, la taliyaha madaxweynaha bariga Sahal Maxamed Jaamac iyo Xildhibaanno ka tirsan goleyaasha baarlamaanka.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
Post your comments
Qaar kamid ah ganacsatada waaweyn ee magaalada Boosaaso oo maanta shaqo joojin sameeyey
7/16/2012 1:29 PM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) - Waxaa maanta albaabada loo laabay in badan oo kamid ah goobaha ganacsiga ee magaalada Boosaaso, oo iyadu ah xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha ee dowlad goboleedka Puntland.
Dabley ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya oo xalay laba qof ku dilay degmada Afgooye
7/16/2012 9:47 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Kooxo sita labiska ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya ayaa xalay ku toogtay degmada Afgooye ganacsade iyo wiil uu dhalay oo lagu kala magacaabi jiray, Cismaan Axmed Xuseen iyo wiilkiisa Maxamed Cismaan Axmed, kaddib markii ay ku weerareen dukaankooda oo ku yaala bartamaha degmadaas.
Farmaajo oo ka jawaabay warbixintii qaramada midoobay
7/16/2012 9:45 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa si deggan uga jawaabay warbixintii qaramada midoobay ay soo saartay ee qaar kamid hogaamiyayaasha dawlada ku eedaysay musuqmaasuq iyo lunsashada hantida qaranka.
Xarakada Al-shabaab oo sheegtay inay difaacanayso Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose
7/16/2012 8:31 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Xarakada Al-shabaab ayaa maanta sheegtay inay difaacaynayso magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, halkaasoo ay ku wajahan yihiin ciidamada Kenya ee ka mid noqday AMISOM, kuwa Dowladda KMG ah iyo xoogagga Raaskambooni.
Dowladda Soomaaliya oo Maamul u Magacowday Gobolka Galguduud oo ay ka kala taliyaan Ahlusunna iyo Al-shabaab
7/16/2012 8:11 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Dowladda Soomaaliya ayaa maamul cusub maanta u magacowday gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya oo ay ka kala taliyaan Ururrada Ahlusunna Waljmaaaca iyo Xarakada Al-shabaab.
Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya oo xanuun awgiis uga qaybgeli waayay markii ugu horreysay shirka ururuka Midowga Afrika
7/16/2012 8:09 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi ayaan ka qaybgalay shirka madaxda ururka Midowga Afrika uga socda Addis Ababa, iyadoo ay ilo wareedyo hoose sheegayaan inuu aad u xanuunsan yahay.
Xildhibaan lagu dilay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegatay Mas'uuliyada Weerarkaas
7/16/2012 6:33 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Maxamuud Cabdi Ibraahim (Garweyne) oo ka mid ahaa xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya horayna u soo noqday wasiir ayaa ku dhintay qarax maanta oo Isniin ah ka dhacay degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir; iyadoo qaraxaas ay ku dhaawacmeen sideed qof oo laba ka mid ah ay la saarnaayeen gaariga.
Tahriibyaal Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Liibiya oo ka cabanaya dhibaato ay ku hayaan Malleeshiyaadka dalkaas
7/16/2012 3:55 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ay xabsi ku hayaan koox malleeshiyo ah oo gacanta ku haysa magaalada Misraata ee dalka Liibiya ayaa ka cabanaya dhibaatooyin lagu hayo.
Madaxda Qaaradda Afrika oo Markii ugu horreysay Hoggaanka sare Ururka Midowga Afrika u doortay Haweeney
7/16/2012 3:35 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Madaxda ururka Midowga Afrika ayaa xalay u doortay in haweeney ay markii ugu horreysay hoggaamiso ururka Midowga Afrika, taasoo ah wasiirradda arrimaha gudaha ee dalka Koonfur Afrika, Nkosazana Dlamini-Zuma oo dhowr wareeg oo doorasho ah kaga guleysatay hoggaamiyihii Midowga Afrika, Jean Ping oo u dhashay dalka Gaaboon.
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in Marxaladda kala guurka ay heer gabo-gabo ah marayso
7/16/2012 2:55 AM EST
Isniin, July 16, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, C/wali Maxamed Cali ayaa sheegay inay heer gabo-gabo ah marayaan howlaha looga gudbayo xilliga KMG ah ee Soomaaliya, isagoo sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in howshan ay ku dhammaanto xilligii loo qabtay.
Somali News
Eritrea reduces support for al Shabaab-UN report
-
Reuters
7/16/2012 2:58 PM EST
ADDIS ABABA, July 16 (Reuters) - Eritrea has reduced its support for the al Qaeda-allied al Shabaab militant group in Somalia under international pressure, but still violates U.N. Security Council resolutions and remains a destabilising influence, a U.N. report says.
Car bomb kills ex-trade minister in Somali capital
-
AFP
7/16/2012 2:57 PM EST
MOGADISHU — A car bomb went off Monday in Somalia's volatile capital Mogadishu, killing a former trade minister and wounding six people nearby, officials said.
Efforts to tackle Somali piracy pay off - watchdog
-
Reuters
7/16/2012 2:55 PM EST
LONDON (Reuters) - Tougher action by international navies and the use of private armed guards on ships have more than halved the number of Somali pirate attacks, the International Maritime Bureau (IMB) said on Monday.
Somaliland's Hargeisa book festival celebrates fifth year
-
Guardian
7/16/2012 2:54 PM EST
It is an unlikely spot for a literary festival, a town of half a million people with no theatre and no cinema. But Hargeisa is carving out a reputation as the Horn of Africa's answer to Hay-on-Wye by attracting readers and writers from around the world to its book fair.
Kenyan court frees 2 Iranian terror suspects on bail
-
Xinhua
7/16/2012 2:52 PM EST
NAIROBI, July 16 (Xinhua) -- A Kenyan court on Monday released 2 Iranians who are facing charges of being in possession of dangerous explosive materials on a cash bail of 24,000 U.S. dollars and a surety of 60,000 dollars each.
Building schools for refugee children in Kenya
-
Globe and Mail
7/16/2012 2:50 PM EST
Muuxi Adam, 24, the eldest of five, grew up in Somalia surrounded by poverty and gunfire because of the civil war. At 14, Mr. Adam was kidnapped and chained to a fence for 18 months. He finally broke free and found his way to his home , but his family had left. He set off on a flight with a friend, expecting to reunite with his family in Ethiopia.
World sea piracy falls in first 6 months of 2012
-
AP
7/16/2012 2:43 AM EST
KUALA LUMPUR, Malaysia (AP) — A maritime watchdog says sea piracy worldwide fell by 54 percent in the first half of 2012, led by a drop in Somali piracy.
Somali athletes ready for London Olympics
-
Xinhua
7/16/2012 2:36 AM EST
MOGADISHU - Following months of strenuous and sometimes dangerous training sessions in Mogadishu, one of the lawless cities in the world, two Somali Olympic hopefuls are now ready to compete in London Games.
Oil Opens Another Frontline of War in Somalia
-
Oil Price
7/16/2012 2:35 AM EST
Kenya has raised the ire of Somalia by awarding offshore oil and gas exploration blocks to multinational companies in contested waters, and while the mainstream Western media glosses over this as a simple irritant for Kenya, Total and ENI, the move will give new impetus to Somali piracy and threatens to open up another frontline in the Somali conflict.
The hunt for the white widow
-
Telegraph
7/16/2012 2:32 AM EST
In the feverish atmosphere of Kenya’s war on terror, rumours abound as to the whereabouts of Samantha Lewthwaite, the Muslim convert from Aylesbury who is on the run after a foiled bomb plot. Mike Pflanz reports from Mombasa.
Police nab 4th suspect, charged with manslaughter
-
Nyasa Times
7/16/2012 2:28 AM EST
Malawi Police have arrested the fourth suspect in an alleged syndicate to transport illegal immigrants to Malawi who drowned while trying to cross Lake Malawi which three weeks ago.
Somali government to tighten Mogadishu security
-
PressTV
7/16/2012 2:25 AM EST
Somali government forces with the backing of the African Union troops have expanded their control outside Mogadishu.
Somali National Constituent Assembly re-scheduled for next week
-
Sabahi
7/16/2012 2:23 AM EST
The Somali National Constituent Assembly (NCA) will convene on July 21st, following a postponement from July 12th, Abdullahi Osman, chairman of the technical selection committee, told Sabahi Sunday (July 15th).
Somali Government, Elders Agree on New Constitution
-
VOA
7/16/2012 2:22 AM EST
The Somali government says it has reached an agreement with traditional elders to move ahead with plans to adopt a draft constitution.
Malaysia to help Somalis get clean water supply
-
NST
7/16/2012 12:36 AM EST
SEPANG: MALAYSIA, via the Perdana Global Peace Foundation (PGPF), is putting together resources to help those in Somalia to have clean water facilities.
Farah - Britain's golden Somalian import
-
AFP
7/16/2012 12:32 AM EST
Mo Farah's wife Tania is due to give birth to twins in September, but whether the Somalia-born athlete pursues his own dream of double Olympic gold will depend on how he fares first up in the 10 000 metres.
South Africa's Dlamini-Zuma elected first woman head of AU Commission
-
AFP
7/16/2012 12:25 AM EST
ADDIS ABABA — She beat the incumbent, Jean Ping of Gabon, after several rounds of voting. "Now we have the African Union chair Madame Zuma, who will preside over the destiny of this institution," Benin's president and current AU chairman Thomas Boni Yayi said
Ethiopia prime minister a no-show at African Union summit, raising questions about his health
-
AP
7/16/2012 12:18 AM EST
ADDIS ABABA, Ethiopia — Ethiopia’s longtime ruler and most powerful figure, Prime Minister Meles Zenawi, is not attending an African Union summit that opened Sunday in Ethiopia, which further fueled speculation that he might be seriously ill.