Hiiraan Online
Wednesday, June 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, July 13, 2012
Wafdi uu hoggaamnayo Augustine Mahiga oo gaaray Magaalada Garoowe kulammana la leh Madaxda iyo Waxgaradka Puntland
Jimco, July 13, 2012 (HOL) — Wafdi ka socda Qaramada Midoobay uuna horkacayo wakiilka UN-ka ee arimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa duhurnimadii maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaasoo uu kulammo kula leeyahay madaxda Puntland.
Kulamadan ayaa la sheegay in looga hadlayo howlaha Roadmap-ka oo ay ka mid yihiin xulida ergada ansixinta dastuurka, iyadoo saxaafada loo diiday inay goobjoog ka ahaato kulamadan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland.
Wariyeyaal ku sugan Garoowe ayaa sheegaya in loo sheegay in marka ay kulamadu dhamaadaan ay si wadajir ah ula hadli doonaan warbaahinta madaxda Puntland iyo wafdiga uu horkacayo dajire Mahiga.
Sidoo kale, wararku waxay sheegayaan in danjire Mahiga iyo xubnaha safarkiisa ku wehlinaya ay la kulmi doonaan waxgaradka Puntland, kuwaasoo ay kala hadli doonaan arimaha ku saabsan ansixinta dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya.
Maamulka Puntland ayaa wuxuu qayb ka yahay dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyadoo madaxweynahoodu uu ka mid yahay saxiixayaasha Roadmap-ka oo ah qorshe la doonayo in Soomaaliya looga saaro xiliga KMG ah.
Lama oga inta maalmood ee uu qaadan doono socdaalka wafdigan oo uu horkacayo danjire Mahiga uu qaadan doono, iyadoo wararku ay sheegayaan in kulamada ay u tageen Punland ay noqon kuwo maanta ku eg.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Madaxweyne Siilaanyo oo maanta salaaddii Jimce kula tukaday dadweynaha masaajid ku yaalla magaaladda Hargeysa, iyadoo wax ilaalo ahi la socon
7/13/2012 3:13 PM EST
Jimco, July 13, 2012 (HOL)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta salaaddii jimce kala qaybgalay dadweynaha magaaladda Hargeysa, isagoo aan ilaalo la socon, isla markaana kula tukaday masaajid ay dadku iskugu yimaadaan.
Kulan ay ka qeyb galeen Marwada Ra'iisul Wasaaraha, Xildhibaano, Haween iyo Fanaaniinta Qeyla Dhaan oo Muqdisho ka dhacay
7/13/2012 1:37 PM EST
Kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen Marwada Ra'iisul Wasaaraha Drs. Hodan Saciid Ciise, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Ururada Haweenka degmooyinka Gobolka Banaadir, Fanaaniin ay ka mid ahaayeen Seynab Xaaji Cali Baxsan, Binti Cumar Gacal iyo haween ka socday 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho,
Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo howgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay degmada Balcad
7/13/2012 7:45 AM EST
Jimco, July 13, 2012 (HOL) — Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta howgallo lagu soo qabqabtay dad iyo hub ka sameeyay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.
AMISOM oo sheegtay in raashin gargaar ah oo la dhacay ay ka heshay saldhig ay Al-shabaab ku lahayd Laanta-buuro
7/13/2012 7:21 AM EST
Jimco, July 13, 2012 (HOL) — Warsaxaafadeed ay soo saareen ciidamada AMISOM ayay ku sheegeen in Laanta-buuro ay ka heleen 500-kiish oo raashin ah, kaasoo ay loogu talogalay sida ay sheegeen in lagu caawiyo dadka ku nool gobolkaas, balse ay Al-shabaab dhacday.
Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad oo sheegay in dib u dhicii ku yimid shirkii Ansixinta Dastuurka ay sabab u tahay kala aragti duwanaan jirta
7/13/2012 4:57 AM EST
Jimco, July 13, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha odayaasha Muqdisho, Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee Muqdisho uu uga socdo shirka ayaa sheegay inay codsadeen in la saxo qaladaadka dastuurka jira ka hor inta aan lasoo xulin ergagada ansixinta dastuurka.
Dabley hubeysan oo saraakiil ka tirsan Booliiska Kenya ku toogtay Deegaan ku dhow degmada Mandheera ee dalka Kenya
7/13/2012 4:56 AM EST
Jimco, July 13, 2012 (HOL) — Dabley hubeysan ayaa toogasho ku dhaawacay laba ka mid ah saraakiisha booliiska Kenya oo ku sugnaa deegaan ku dhow degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya aroonimadii shalay oo Khamiis ahayd.
Somali News
Interview: Somali Police Officer Saed Jama about youth violence
-
HOL
7/13/2012 8:11 PM EST
Interview with Somali Police Officer Saed Jama about Somali youth violence.
Somali refugees increasingly endangered in Kenya camp, agencies say
-
LA Times
7/13/2012 7:48 AM EST
The Dadaab refugee camp in northern Kenya is the biggest in the world, a sprawl of nearly half a million people, some of whom have lived there for about two decades.
Decision on New Somali Parliament Delayed
-
VOA
7/13/2012 7:45 AM EST
A constituent assembly tasked with choosing the members of Somalia's next parliament will not convene on schedule, due to tribal elders' concerns about the country's draft constitution. In what appears to be a play for more political power, the elders are withholding the names of candidates for the new assembly.
Police launch security operation as two policemen wounded
-
Xinhua
7/13/2012 7:42 AM EST
Kenyan authorities have launched a major operation in Mandera district in northern region after Al-Shabaab suspects sprayed a police vehicle with bullets, seriously injuring 2 police officers.
‘I was raped by Somali captors’
-
Independent Online
7/13/2012 7:40 AM EST
Debbie Calitz says was raped by her captors during her 20-month hostage ordeal in Somalia, a report has said.
Peace, but little else in rural Somalia
-
GlobalPost
7/13/2012 7:33 AM EST
Al Qaeda-linked Al Shabaab has been driven out of parts of rural Somalia. But the crippling poverty hasn't gone anywhere.The main problem here last year was Al Shabaab, Somalia’s resident Al Qaeda affiliate.
Plea deal for U.S. man accused of aiding Somalia's al Shabaab
-
Reuters
7/13/2012 7:27 AM EST
A U.S. citizen accused of providing material support to Somalia's al Qaeda-linked al Shabaab militants by intending to become a suicide bomber has reached a tentative plea deal with prosecutors, his lawyer and prosecutors said on Thursday.
Cholera spreads in Somali insurgent bastion
-
AFP
7/13/2012 7:24 AM EST
Cholera is rising in the last major town held by Somalia’s Al Qaida-linked Al Shahab, with most of those stricken by the disease children, the World Health Organisation (WHO) warned Friday.
Kenya braces for attack as Somalia’s war continues
-
Toronto Star
7/13/2012 7:22 AM EST
In Majengo, an enclave of garbage-strewn streets and modest homes and businesses in Kenya’s capital city, residents were poor, frustrated and largely ignored by authorities — unless it was time for one of their crackdowns on Muslim neighbourhoods.
Soldiers, aid workers vs. pirates in Mogadishu
-
Alaska Dispatch
7/13/2012 4:29 AM EST
Three Kenyan aid workers have been kidnapped in the central Somali town of Galkayo, and Somali authorities say they have sent soldiers to rescue the aid workers from the pirate-controlled town of Garaad on the Somali coast.
Etobicoke's Somali community calls for end of violence among their youth
-
Inside Toronto
7/13/2012 4:27 AM EST
With three of the city's last six murder victims identified as their own, members of Toronto's Somali community gathered on Dixon Road in Etobicoke this week to call for a ceasefire among their youth.
Taking Somalia from Al-Shabab
-
Africa Report
7/13/2012 4:18 AM EST
The African Union (AU) has moved closer in its attempt to help the Somali government regain control of the war torn country following another victory over the radical Islamist group, al-Shabab.
African Leadership Fight Hampers Continent’s Peace Effort
-
Bloomberg
7/13/2012 4:13 AM EST
A fight for the African Union’s top position has split its members and undermined its ability to deal with crises in nations such as Mali, Sudan and Somalia, said former Nigerian and U.S. envoys to the region.
AU Troops Recover Relief Food Stolen by Al-Shabab
-
VOA
7/13/2012 4:10 AM EST
African Union troops in central Somalia have recovered over 500 bags of relief food that had been stolen by the Somali insurgent group al-Shabab.