Hiiraan Online
Tuesday, May 21, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Dec 6 , 2012
Degmooyinkii u dambeeyey ee Somaliland oo la shaaciyay Natiijooyinkii ay ka heleen doorashooyinkiii golaha Deegaanka
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Dadweynaha reer Somaliland oo maalmihii u dambeeyey is-waydiinayey urur waliba gobolada codadka uu ka helay iyo inta musharax ee usoo baxday, ayaa waxa iska soo daba dhacaya degmooyinkii u dambeeyey natiijadii ay ururadu iyo xisbiyadu ka haleen.
Inkastoo magaalooyinka waaweyn si weyn loo sugayey ayaa waxa ilaa shalay lagu dhawaaqay saddex magaalo oo waaweyn, kuwaas oo kala ah degmadda Burco, degmadda Berbera iyo Degmadda Gabiley, waxaana hadda hadhsan magaaladda Hargeysa oo iyadu ka kooban shan degmo oo waaweyn, kuwaas oo ururadu ku kala hadhi doonaan.
Haddii aynu ku horeeno degmadda Gabiley waxa guddida doorashooyinka ee degmadaasi shaaciyeen 21 xildhibaan ee golaha deegaanka ee magaaladda Gabiley, waxaana guud ahaan ka codeeyey 67,424(todoba iyo lixdan kun afar boqol iyo afar iyo labaatan kun), waxaanay ururadu u kala heleen sidan
1.Xisbiga KULMIYE
ayaa helay 21,693, waxaana usoo baxay toddoba xildhibaan oo kala ah:
1-Cabdiqaadir Maxamed Faarax
2- Cabdi Ciidle Cali Ismaaciil
3- Cibaado Maax Cilmi
4- Shucayb Maxamed Muuse
5- Cali Maxamed Sheekh Saleebaan
6- Maxamed Amiin Cali Alaalle
7- Dr. Axmed Cali Maxamed
2. xisbiga Ucid
wuxuu helay 13440 cod, waxaana u soo baxay afar xildhibaan, waxayna magacyadooddu kala yihiin:
1. Cumar Cali Obsiiye
2- Maxamed-Amiin Cumar Cabdi
3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal
4- Mahdi Maxamed Xaashi Jaamac
3. Ururka Wadani -
12,158 cod ayuu helay, waxaana usoo baxay Afar xildhibaan, waxayna magacyadoodu kala yihiin:
1- Xasan Axmed Maxamed Aadan
2- Cali Maxamuud ismaaciil
3- Iid Xasan Cabdi
4- Cabdicasiis Cabdilaahi ismaacii
4. Ururka Rays--
6,939 cod buu helay, waxaana usoo baxay laba xildhibaan, oo kala ah:
1- Cabdisamad Sheekh Aadan Amiin
2- Axmed Siciid Kibaar
5. Ururka Dalsan
—6,547 cod ayuu helay, waxaanu usoo baxay laba xildhibaan oo kala ah.
1- Cali Axmed Yuusuf Xaashi
2- Mustafe Sayid Abokor
6. Ururka Xaqsoor
-3,195 cod ayuu helay, waxaana usoo baxay hal xildhibaan: 1- Nimco Axmed Cabdi
7. Ururka Ummada
-2425 cod ayuu helay,waxaana usoo baxay hal xildhibaan. 1- Cabdi Yuusuf Daahir Goole
Sidoo kale, waxa iyaguna lagu dhawaaqay degmadda Burco ee gobolka Togdheer waxaana ka codeeyey 129.271 qof, waxaanay u kala heleen ururada iyo xisbiyadu sidan:
1.Xisbiga Kulmiye
oo helay, 35,816 cod oo u dhiganta 7 Xildhibaani oo kala ah.
Nuux Maxamed Xuseen,
Ibrahim Jamac Basaale (Gaboobe),
C/Raxmaan Xasan Nuur,
Maxamed Axmed Xasan (Diingool)
Mubaarik Yuusuf Cilmi(Bidhi),
Axmed Cabdi Dhinbiil,
C/Risaaq Muxumed Jamac Aar
2.Ururka Wadani
oo helay, 22,698 cod oo u dhiganta 5 xildhibaan.
Axmed Maxamed Cali,
Maxamuud Axmed Xasan Dhegalaab),
C/Risaaq Xuseen Obsiye,
C/Kariin Maxamuud Cabdilaahi,
Xirsi Jaamac Cabdi
3. Ururka Rays
oo helay, 19,656 cod oo u dhiganta 4 xildhibaan.
Khadar Nuux Siciid,
Siciid Axmed Maxamed Raage,
Maxamed Yuusuf Cabdi,
Max’ed Aadan Cali
4. Ururka Ummadda
oo helay,14,464 cod oo u dhiganta 3 xildhibaan.
Muxumed Xasan Jaamac ( Xoday),
Rashiid Faarax Gacanlaw,
Farxaan Cabdi aw Xirsi
5.Ururka Xaqsoor
oo helay, 2,994 cod oo u dhiganta 1 xildhibaan. 1. Kayse Cabdi Raage
6. Xisbiyaga UCID
oo helay, 5,832 cod oo u dhiganta 1 xildhibaan: 1. C/Risaaq Xuseen Faarax Janaale
7.Ururka Dalsan
waxa uu helay 1,842, nasiibdaraso wax xildhibaan ugama soo bixin Burco.
Degmadda Berbera oo iyana la shaaciyey xildhibaanadii soo baxay iyo sida ay u kala heleena waxay kala yihiiin sidan.
1. Xisbiga KULMIYE
waxa u codeeyey 17261 qof, oo u dhiganta 9 xildhibaan oo kala ah:
Cabdale Maxamed Carab,
Rashiid Aadan,
Xaaji Nuur Cawl,
Cali Cabdi Dheere,
Mustafe Xoolow,
Daahir Aw-nuur,
Maxamud Cabdilaahi Bidhiidh,
Jamac Samatar Hakida,
Rashiid Haaruun,
2-Xisbiga UCID
isna waxa u codeeyey 10929 oo u dhiganta 5 xildhibaan:
Cabdishakuur Cidin,
Iid Saleebaan,
Muuse Daa’uud Cilmi,
Saleebaan Cali Khayre iyo
Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf
3. Ururka WADANI
waxa u codeyey 6,272 qof oo u dhiganta 3 xildhibaan oo kala ah:
Baashe Cabdilahi,
Maxamud Cabdilahi Fiiqay,
Cabdiraxmaan Xuseen
4-Ururka RAYS
waxa u codeeyey 3,853 qof oo u dhiganta laba xildhibaan oo kala ah:
Ismaaciil Xaamud,
Maxamud Maxamed Hurre
5- Ururka Ummadda
waxa uu helay 2,139 cod oo u dhiganta hal xildhibaan oo ah: Maxamed Cali Xaji Axmed
6- Ururka Xaqsoor
waxa uu helay 2,123 Cod oo u dhiganta hal xildhibaan oo magaciisa la yidhaa Aadan Axmed Cali.
7. Ururka Dalsan
waxa uu helay 6,80 Cod, balse wax xildhibaan ugama soo bixin degmadda Berbera.
Si kastaba ha ahaatee, degmooyinka Hargeysa oo si weyn loo naawilayey ayaan wali lagu dhawaaqin, waxaase la filayaa in maanta lagu dhawaaqi doono, iyadoo shalay labaddii galinba ay dadku hor tubnaayeen komishanka horteedda.
Dhinaca kale, Waxa marba mar ka dambaysay kor u sii kacaya xamaasadda doorashada, iyadoo taageerayaasha xisbiga la sheego inuu hadhay ay aad u cadhoonayaan, taasina waxay keentay in habeen hore nin Tooray ku dhuftay gabadh wax ka sheegtay ururku taageersanaa.
Ninkan falkan foosha xun sameeyey ayaa magaciisa lagu sheegay Siciid Muxumed Cali, kaasi oo tooray ama middi dhawr meelood ka galiyey gabadh wax ka sheegtay ururkii uu taageersanna ninkaasi.
Haseyeeshee haweenaydan oo magaceeda la yidhaa Ardo Mumin ayaa cisbitaalka guud ee magaaaladda Hargeysa loola cararay, taas oo xaaladeeda lagula tacaalayo cisbitaalka.
Gabadhan ayaa meherad jaadka lagu iibiyo ku haysatay badhtamamaha magaaladdda Hargeysa, haseyeeshee ninkii falkaasi geystay ayaa markiiba isku dhiibay ciidanka booliska.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
Post your comments
Shirkadda Oday Express oo Bilowday Duulimaad Joogto ah oo ay ku tagi Doonto Magaalada Beledweyne
12/6/2012 10:42 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Shirkadda Diyaaradaha ee Oday express ayaa shaacisay in ay bilowday duulimaad joogto ah oo ay ku tagi doonto magaalada Beledweyne, iyadoona shirkadda ay markii ugu horeeysay shalay ka degtay garoonka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia oo isku raacay inaan laga ganacsan karin Dharka, Gaadiidka Ciidamada iyo Hubka
12/6/2012 8:15 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku mamnuuceen ka ganacsiga hubka iyo direyska ciidamada, iyagoo sidoo kalena isku raacay in dib looga billaabo dekedda Muqdisho dhoofka xoolaha.
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay inuu wadahadal nabadeed la furayo Madaxweynaha dalka Eritrea Afeworki
12/6/2012 7:52 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Ra'iisul waasaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa wareysi uu siiyay telefishinka Al-jazeera ku sheegay inuu doonayo in wadahadallo uu la furo dalka ay dariska yihiin ee dalka Eritrea oo 12 sano uu kala dhexeeay dagaal ay ku dhinteen 70,000 oo qof.
Maamulka Gobolka Bay oo Xabsiga dhigay sarkaal u shaqeynayay Hay'adda Cunnada iyo Beeraha Adduunka ee FOA
12/6/2012 7:33 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Maamulka gobolka Bay ee dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan hay'adda cunnada iyo beeraha adduunka ee FAO, kaasoo ciidamada Baydhabo ay xalay kala baxeen gurigiisa.
Kooxdii Kubadda Cagta ee Dalka Eritrea iyo Dhakhtarkoodii oo dalka Uganda weydiistay Magangalyo Siyaasadeed
12/6/2012 7:23 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Kooxda kubadda cagta ee dalka Eritrea iyo dhakhtarkooda ayaa weydiistay dowladda Uganda magangalyo, iyagoo sheegay in haddii ay dalkooda ku laabtaan ay ka baqayaan inay xaalad khatar ah la kulmaan.
Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo Geysatay dhaawaca dad badan oo ay ku jiraan Haween ka Ganacsada Dahabka
12/6/2012 7:00 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Qarax bambaano oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 13 qof oo u badan haween ayaa ka dhacay goor-dhow qaybta dahabka lagu iibiyo ee suuqa Bakaaraha, iyadoo ciidamada dowladda ay markiiba halkaas howlgal ka billaabeen.
Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan iyo AMISOM oo ku howlan sidii Amniga Beledweyne lagu sugi lahaa
12/6/2012 5:13 AM EST
Khamiis, December, 06, 2012 (HOL) -- Tan iyo wixii ka danbeeyay dhawaan markii ay rag hubeysan ku toogteen magaalada Baladweyne guddoomiyihii golaha odayaasha dhaqanka gobollka Hiiraan nabadoon Max’ed Shiikh Xusseen Maryacade, ciidamada maamulka gobolka iyo AMISOM waxa ay ku howlanaayeen sidii loo xoojin lahaa amniga magaalada.
Qarax ay dad badan waxyeello kasoo gaartay oo xalay ka dhacay Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi
12/6/2012 3:57 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Qarax xooggan oo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Nairobi gaar ahaan waaaxda California ee xaafadda Islii ayaa sababay dhimashada hal qof iyo dhaawaca todobo kale.
Madaxweynaha dalka Turkiga oo shaaca ka qaaday in XukuumaddaTurkiga ay gacan ka geysanayso dib u dhiska Soomaaliya
12/6/2012 2:27 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Turkiga, Cabdalla Guul ayaa ku dhawaaqay Arbacadii shalay in shacabka iyo xukuumadda dalka Turkiga ay siin doonaan Soomaaliya taageero weyn oo dib loogu dhisayo, si ay beesha caalamka ugu noqdaan tusaale.
Kulan looga hadlayay Ammaanka Guud ee Soomaaliya oo Dhexmaray Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Taliyaha AMISOM
12/6/2012 2:21 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) iyo taliyaha ciidamada AMISOM, Jen. Andrew Gutti ayaa xalay fiidkii kulan looga hadlayay ammaanka ku yeeshay madaxtooyada Soomaaliya sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay AMISOM.
Mid ka mid ah Ergadii soo xushay Baarlamaanka Somalia iyo Haweeney rayid ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho
12/6/2012 2:12 AM EST
Khamiis, December 06, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay Muqdisho nabaddoon iyo haweeney rayid ah, iyadoo dilka nabaddoonka la sheegay inay geysteen kooxo bastoolado ku hubeysan oo ay markii dambe u suurogashay inay goobta ka baxsadaan.
Somali News
Visit to Kismayo, Somalia, shows al Shabab militants still roam countryside
-
McClatchy
12/6/2012 7:35 PM EST
KISMAYO, SOMALIA — On the four-mile stretch of paved road between the Kenyan army’s main base and the southern Somali city of Kismayo, a man leading a donkey cart whispered a short warning in the local Somali language as a fleet of Kenyan troops and allied Somali militiamen rolled past.
Somalia’s handicapped war victims suffer in silence
-
Al Arabiya
12/6/2012 7:33 PM EST
The different wars Somalia had witnessed over more than 20 years rendered many of its citizens handicapped in the absence of specialized centers to cater for their needs and help them reintegrate into society.
Three year commitment to assist
-
NRC
12/6/2012 7:31 PM EST
For the first time in history, the Consolidated Humanitarian Appeal (CAP) for Somalia was launched in the country’s capital, Mogadishu this week. Also for the first time, the CAP will be covering three years instead of one.
Millions of Charcoal Sacks Clutter Somali Town
-
VOA
12/6/2012 7:29 PM EST
KISMAYO — In the Somali port of Kismayo, local residents and business community leaders are calling on the United Nations Security Council to lift a ban on charcoal export so they can clear out several million sacks lying on the road between the new Kismayo International airport and the city center.
Sports Personality of the Year: Why Mo Farah should win
-
BBC
12/6/2012 4:03 PM EST
Each of the 12 Sports Personality of the Year contenders has an advocate explaining why they should win. Here, Mo Farah's coach Alberto Salazar backs the athlete.
One killed and 8 injured in blast in Nairobi’s Eastliegh area
-
HOL
12/6/2012 12:40 PM EST
One person was last night killed and 8 others injured when an explosion went off inNairobi’s California estate. Nairobi Area police boss Moses Ombati said that the blast was caused by a bomb.
Yacht crews cautioned against traveling near Somali coast
-
HOL
12/6/2012 10:05 AM EST
Nairobi, Kenya (HOL) - Yacht crews have been cautioned to beware of the continuing threat of piracy attacks off the Somali coast. According to a report released by The Africa Report, Admiral Potts pointed out that nearly every recorded attack on a yacht in the region has led to the crew being taken hostage and moved to Somalia....
Turkey Extends Great Support to Reconstruction of Somalia
-
JTW
12/6/2012 6:44 AM EST
Turkish President said Turkey extended a great support to reconstruction of Somalia with its public institutions and people, a great example to the international community.
15 beneficiaries of international protection depart for USA
-
Malta Today
12/6/2012 6:42 AM EST
15 persons from Somalia, Eritrea and Sudan all single adult men, except for one couple, granted protection in Malta left yesterday to start a new life in the United States, under the US Refugee Admissions Program (USRAP). On arrival, they will be assisted by NGOs in the U.S.A. to proceed to their final destinations in various states.
Eastleigh blast victim dies
-
Standard
12/6/2012 3:12 AM EST
NAIROBI; KENYA - One of the victims of the Wednesday night blast in Eastleigh, Nairobi has succumbed to injuries while undergoing treatment.
Casting the first stone
-
MN Daily
12/6/2012 3:10 AM EST
“A Stone Thrown at the Guilty,” a play in progress by Nuruddin Farah, examines the interior lives of Somali characters in the midst of two political uprisings.
Where overcrowding leaves children sick and depressed
-
The Advocate
12/6/2012 3:06 AM EST
FILSAN Warsame and Shamsun Ali have seven children. Each night they put them to bed, and each night they do their best. But space is scarce in their two-bedroom flat. Some of the children sleep with their parents, others on the floor or couch in the lounge room.
Bomb blast wounds eight in Kenyan capital
-
AFP
12/6/2012 3:01 AM EST
NAIROBI, Kenya (AFP) - A roadside bomb in the Kenyan capital wounded at least eight people, the latest in a string of attacks, police said Wednesday.
Somali with suspected terrorism ties pleads guilty
-
My San Antonio
12/6/2012 3:00 AM EST
A Somali man with suspected terrorism ties pleaded guilty Wednesday to lying to an immigration judge in a failed bid to get asylum, and to FBI agents investigating his links to terrorist groups.
UN launches three-year humanitarian appeal for Somalia
-
PressTV
12/6/2012 2:57 AM EST
The United Nations on Tuesday launched its three-year humanitarian appeal for Somalia, making it the first humanitarian gathering to ever take place in the anarchic nation in two decades.