Hiiraan Online
Tuesday, May 21, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, Dec 5 , 2012
Kulan looga hadlay Ammaanka oo Madaxda dowladdu ay ka qayb-galeen oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Kulankan oo ahaa mid ay albaabbadu u xiran yihiin ayna ka qaybgaleen guddoomiyaha baarlamaanka ahna ku simaha madaxweynaha Soomaaliya, Prof. Maxamed Cismaan Jawaari iyo ra'iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada Muqdisho.
Shirkan ayaa waxaa looga hadlay intiisa badan sidii loo adkeyn lahaa ammaanka caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo sidii looga hortegi lahaa dhibaatooyinka loo geysanayo shacabka ku nool, sida madaxdii kulankaas ka qaybgalay ay u sheegeen saxaafadda.
"Dowladda Soomaaliya iyo xukuumadduba ma ogolaan doonto in shacabka waxyeello loo geysto," ayuu yiri ra'iisul wasaare Saacid oo saxaafadda la hadlay markii lasoo gabgabeeyay kulankii looga hadlay ammaanka, isagoo sheegay in isku imaanshaha kulankan uu ka dhashay duqeyntii xalay ka dhacday Muqdisho.
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale, sheegay in shacabka looga baahan yahay inay xukuumadda gacan ku siiyaan sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayd kuwii ka dambeeyay falalka lagu waxyeelleeyay shacabka, isagoo sheegay inay ka socdaan Muqdisho baaritaano lagu raadinayo kuwii ka dambeeyay duqeyntii xalay.
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Jawaari oo isaguna warbaahinta la hadlay kulanka kaddib ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay ka hortagaan dhibaatooyinka loo geysanayo, isagoo xusay in dhibaatooyinkaan dhacaya ay yihiin kuwo shacabka lagu hayo; balse aysan ahayn mid lagu hayo xukuumadda oo kaliya.
"Dhacdadii xalay dhacday ma ahan tii ugu horreysay oo Muqdisho ka dhacda, balse si adag ay dowladdu uga hortagaysaa, haddana waxaa socda olole ku saabsan sidii looga hortegi lahaa falalkaas," ayuu yiri Prof. Jawaari.
Ugu dambeyn, guddoomiyaha baarlamaanka ahna ku simaha madaxweynuhu wuxuu ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed inbay garab ku siiyaan hay'adaha ammaanka sidii lagu soo qaban lahaa kuwii duqeyntii xalay ka dambeeyay.
Duqeyntii xalay oo ahayd hoobiyeyaal ayaa waxaa ku dhaawacmay shan qof oo ay ku jiraan dad waayeel ah, kuwaasoo intooda badan qaba dhaawacyo halis ah, balse xukuumaddu ma sheegin inay dadka dhaawacyadoodu daran yihiin u qaadayso dalka dibaddiisa iyo in kale.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Munaasabad dib loogu furayay Dugsigii Hoose/Dhexe ee SAACID/Dhagaxtuur oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
12/5/2012 8:44 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Qaar ka mid ah madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka kala socotay bahda waxbarashada iyo hay’adda waddaniga ah ee Saacid ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu dib loogu furayay dugsiga hoose iyo dhexe Saacid/Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh oo Maanta la kulmay dhiggiisa Turkiga, Cabdalla Guul iyo Heshiis la kala saxiixday
12/5/2012 8:25 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dlaka Turkiga ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Ankara dhiiggiisa dalkaas, Cabdalla Gull iyagoo kawada hadlay adkeynta xiriirka u dhexeeya labada dal iyo arrimo kale.
Guddoomiyaha Isbaheysiga Nabadda Soomaaliya oo Dhaliilay iyo Talooyin u jeediyay Madaxda Dowladda Soomaaliya
12/5/2012 8:24 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Gudoomiyaha Isbaheysiga nabadda, C/llaahi Sheekh Xasan oo maanta shir jaraaid ku qabtay Muqdisho ayaa dhaliilo kala duwan u jeediyay madaxda dowladda cusub ee Soomaaliya, isagoo dhinac kalena talooyin u soo jeediyay.
Puntland oo ka Warbixisay Dagaal Ciidamadooda iyo Xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray Duleedka Degmada Boosaaso
12/5/2012 7:00 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Wasiirka ammaanka Puntland, Col. Khaliif Ciise Mudan oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay dagaal ciidamada Puntland iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Sugurre ee duleedka Boosaaso.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigii uu Hoggaaminayay oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Turkiga (SAWIRRO)
12/5/2012 3:23 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) —Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Turkiga, iyadoo lagu wado inay maanta kulammo la billaabaan madaxda dalkaas oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Turkiga Cabdalla Gull.
Diyaarad Billowday Dullimaadyo Joogto ah oo ay ku Tagayso Magaalooyinka Kismaayo, Baydhabo iyo Baladweyne
12/5/2012 2:12 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Shirkad lagu magacaabo Horn of Africa Airline ayaa ka billowday Muqdisho duulimaadyo joogto ah oo ay ku tagayso degmooyinka Kismaayo, Baydhabo iyo Baladweyne oo ay ku sugan yihiin ciidmada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyadoo duulimaadyadan ay soo dhaweysay AMISOM.
Ciidamada Puntland iyo Xoogagga Al-shabaab ee Buuraleyda Golis oo xalay ku dagaalamay Deegaanka Sugurre
12/5/2012 1:43 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Ugu yaraan 11 askari oo labada dhinac ah ayaa ku dhintay dagaal deegaanka Sugurre ee gobolka Bari xalay saqdii dhexe ku dhexmaray ciidamada Putland iyo xoogagga Al-shabaab ee Buuraleyda Gollis iyo qarax lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada Puntland.
Madaafiic khasaare geystay oo xalay ku dhacay Degmooyinka Wardhiigley iyo Boondheere ee Gobolka Banaadir
12/5/2012 1:29 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Ugu yaraan shan qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay madaafiic xalay ku dhacay degmooyinka Boondheer iyo Wardhiigley oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo Al-shabaab ay sheegtay inay xalay weerar hoobiyeyaal ah ku qaaday madaxtooyada Soomaaliya.
Iska-horimaad Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaan u dhexeeya Baydhabo iyo Qasaxdheere
12/5/2012 1:27 AM EST
Arbaco, December 05, 2012 (HOL) — Ugu yaraan toban ruux ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray shalay gallinkii dambe deegaan u dhexeeya degmooyinka Baydhabo iyo Qasaxdheere ee gobolka Bay.
Somali News
11 Somali troops killed in clash with Al Shabab in Puntland
-
HOL
12/5/2012 7:35 PM EST
11 people were last night killed and 7 others seriously injured in fresh clashes in Northern Puntland
Somalia bottoms out in transparency survey
-
AP
12/5/2012 7:06 PM EST
JOHANNESBURG (AP) -- Somalia has bottomed out in an annual ranking of the perceived corruption of nations, joining Afghanistan and North Korea.
Explosion in Somali area of Nairobi, Kenya police say
-
BBC
12/5/2012 7:05 PM EST
There has been an explosion in a mainly Somali neighbourhood in Kenya's capital Nairobi, police say.
Somalia President Seeks to Boost Ties With Turkey
-
Bloomberg
12/5/2012 7:03 PM EST
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamoud traveled to Turkey in his first trip abroad to bolster defense and trade ties.
Map of the Day: Investing in Somalia
-
UN Dispatch
12/5/2012 7:00 PM EST
Today’s Map of the Day comes from a fascinating new initiatiative called Shuraako, which is Somali for “partnership.” Shuraako is the project of a US based philanthropy and seeks to connect investors to opportunities in Somalia and Somaliland.
‘Most Dangerous City in World’ Showing Hopeful Signs
-
ABC News
12/5/2012 6:51 PM EST
(MOGADISHU, Somalia) -- The battle-scarred capital of Somalia has long been called the “most dangerous city in the world,” but after more than two decades of war and lawlessness, there is evidence it might finally be able to shed that ominous title.
Holy Bandits And The Forever War
-
Strategy Page
12/5/2012 6:48 PM EST
December 5, 2012: Kenyan and Somali troops continue fighting al Shabaab groups that have fled to the southwest. There, the terrorists hold the village of Burdhubo, which troops are trying to surround so that they can kill or capture most of the al Shabaab men there. The heavy forests in the region make this difficult. Al Shabaab remnants continue to skirmish with peacekeepers (from Kenya, Ethiopia, and several other African nations), Somali government troops, and pro-government militias.
Somali aid crisis 'critical' but chance for change: UN
-
AFP
12/5/2012 1:28 AM EST
MOGADISHU — The humanitarian crisis in Somalia remains "critical" but there is hope for improvement after major security and political changes in the war-torn country, United Nations officials said Tuesday.
'Al-Shabab' ambush ministers and defend Jowhar
-
BBC
12/5/2012 1:25 AM EST
After weeks of relative calm in Somalia, a convoy carrying three ministers has been attacked, while fierce fighting has erupted near the militant base of Jowhar, officials say.
UN launches $1.3-billion appeal for humanitarian needs in Somalia
-
Xinhua
12/5/2012 1:21 AM EST
UNITED NATIONS, Dec. 4 — The United Nations on Tuesday launched a 1.3-billion-U.S.-dollar humanitarian appeal to address the immediate needs of the Somali people over the next year and enhance resilience in the country, which has for decades been mired in conflict, drought, floods and food insecurity.
UN holds funding appeal in Mogadishu
-
AP
12/5/2012 1:20 AM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) — The United Nations has launched its aid appeal for Somalia in the capital, Mogadishu, for the first time in two decades.
Somali pirates jailed for attack on Italian oil tanker
-
Reuters
12/5/2012 1:17 AM EST
(Reuters) - Eleven Somali men who attacked an Italian oil tanker in January were each jailed for three and a half years on Tuesday after a Rome court convicted them of piracy and attempted kidnapping, officials at the hearing said.
Emotional family reunion for sailors freed from Somali pirates
-
Yonhap
12/5/2012 1:14 AM EST
SEOUL, Dec. 5 (Yonhap) -- Four South Korean sailors who were released last week by Somali pirates after more than 19 months of captivity returned home Wednesday for a tearful reunion with their families.
As impunity reigns in Somalia, president takes note
-
CPJ
12/5/2012 1:07 AM EST
In October, two gunmen shot Shabelle Media Network reporter Mohamed Mohamud as he left a mosque one evening; he died from the gunshot wounds less than one week later. Several members of the Somali armed forces who happened to be at the scene opened fire on his assailants, local journalists said, but Mohamed's killers have still not been identified.
Somali Man Tells How Red Cross Found His Family
-
ICRC
12/5/2012 1:03 AM EST
A Somali refugee has thanked Peter Maurer for the ICRC's role in tracking down his family in conflict-afflicted Yemen. Muxammad Diiriye is a typical story of the practical cooperation between the British Red Cross and the ICRC that reunites hundreds of families separated by war and violence.
Mogadishu residents welcome removal of illegal roadblocks
-
Sabahi
12/5/2012 1:02 AM EST
Mogadishu residents say the removal of illegal checkpoints used by armed groups to extort money from motorists and residents marks a significant improvement in the city's security.
Eyewitness to Africa's misery and hope
-
Canberra Times
12/5/2012 1:00 AM EST
Confronting images of drought, crop failure, riots and famine are not uncommon for Reuters photographer Thomas Mukoya. Covering the east African crisis, the award-winning photojournalist has captured life and the impact of humanitarian assistance in Ethiopia's Dollo Ado refugee camps.
I was homeless and suicidal but Prince's Trust saved my life
-
London ES
12/5/2012 12:53 AM EST
A woman who used to be homeless and with a history of self-harming told today how Prince Charles’s charity transformed her life.