Hiiraan Online
Saturday, May 25, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Aug 3 , 2012
Marxuum Inj. Cali X. Shirwac oo saakay lagu aasay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Waxaa saakay lagu aasay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Alle ha u naxariisteen Inj. Cali Xaaji Shirwac oo maalintii shalay rag hubeysan ku dileen magaalada Baladweyne.
Aaska marxuumka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay xubno ka tirsan maamulka gobollka Hiiraan iyo dad ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo siweyn ugu naxay geerada ku timid Inj. Cali Xaaji Shirwac.
Ma jirto ilaa hadda cid si rasmi ah u sheegatay dilka marxuumka, hasse ahaatee mas’uuliyiinta maamulka gobollka ayaa ku eedeeyay dilka in ay ka danbeeyeen Xarrakada Al-shabaab.
Mas’uuliyiinta laamanaha nabad-galyada oo la hadllay HOL waxaa ay sheegeen in ay wali wadaan baaritaan, islamarkaana ay gacanta ku hayaan rag la tuhusan yahay.
Marxuumka ayaa ahaa shaqsi siweyn looga yaqaanay in badan oo ka mid ah gobollka dalka Soomaaliya, isaga oo ka qeyb-qaatay dhimaha garoomada Berbera, Balli-doogle, Gaalkacyo, iyo ugu danbeytii uu hadda gacanta ku hayay dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Caabud-waaq.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Baladweyne, Soomaaliya
Post your comments
Orodyahannada Soomaaliyeed ee Zamzam Maxamed Faarax oo kaalinta Toddobaad ka gashay Orodka 400 Mitir ee haweenka
8/3/2012 9:47 AM EST
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Orodyahanadda Soomaaliyeed ee ka qaybgalaysa ciyaaraha Olombikada caalmaka ee ka socda London ayaa kaalinta tododbaad ka gashay orodka 400-mitir ee haweenka.
Kulan lagu taageerayo maamul goboleedka Jubbaland oo lagu qabtay xarunta dalka Kenya ee Nairobi (SAWIRRO)
8/3/2012 7:41 AM EST
Kulan ay isugu yimaadeen siyaasiyiin,aqoonyahanno iyo waxgarad kale ayaa lagu taageeray maamul goboleedka Jubbaland oo kamid ah maamul goboleedyada deegaannadaas looga dhawaaqay.
Col. Caalin oo kasoo horjeestay doorashadii ka dhacday Galmudug (SAWIRRO)
8/3/2012 7:02 AM EST
Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa si kulul u weeraray doorashadii ka dhacday Galmudug ee lagu soo doortay Cabdi Qaybdiid.
Kooxo hubeysan oo Laascaanood ku dilay Mas'uul ka tirsan Maamulka Gobolka Sool iyo Wariyeyaal dil ka badbaaday
8/3/2012 4:59 AM EST
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay ku dilay degmada Laascaabood ee gobolka Sool mas'uul ka tirsnaa maamulka gobolka kaasoo lagu magacaabi jiray, Cabdi Cawil Xasan.
Jen. Cabdi Qaybdiid oo sheegay inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Galmudug, Doorashadiisuna ay u dhacday si xaq ah
8/3/2012 4:53 AM EST
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Jen. Cabdi Qaybdiid oo maalin ka hor loo doortay madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa sheegay isagoo ka jawaabayay hadal uu warbaahinta kasii daayay Col. Caalin in doorashadii uu kusoo baxay ay ahayd mid ku dhacday si sharci ah.
Madaxda DKMG ah oo u dhoofay Nairoib halkaasoo ay kula kulmayaan Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Mareykanka
8/3/2012 4:28 AM EST
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Madaxda dowladda KMG ah ayaa u dhoofay dalka Kenya, halkaasoo ay berri oo Sabti ah kula kulmi doonaan xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton oo booqasho ku maraysa dalal Afrika ku yaalla oo ay Kenya ka mid tahay.
Somali News
Minnesota: Were Somali workers fired or did they quit?
-
AP
8/3/2012 2:28 PM EST
FARIBAULT, Minn. (AP) - A state unemployment law judge must decide whether about 40 Somali workers at a Le Center food manufacturing plant were fired or quit in a dispute over their clothing.
Ethiopia Rejects Rumors, Says PM's Health Improving
-
VOA
8/3/2012 2:12 PM EST
A top Ethiopian official says the health of Prime Minister Meles Zenawi is "much improved” in recent days, following treatment for an unspecified illness.
Suicide bomber kills self, wounds 9 in Kenya -police
-
Reuters
8/3/2012 1:32 PM EST
NAIROBI Aug 3 (Reuters) - A grenade blast in Kenya's capital Nairobi on Friday killed one person and wounded others, local media reported.
Turks provide aid in Mogadishu, Somalia, where others fear to tread
-
NTribune
8/3/2012 9:33 AM EST
On the edge of Somalia’s battered capital of Mogadishu, on a hilltop overlooking the Indian Ocean, there’s an unlikely oasis of white tents laid out in perfect rows, where foreigners mingle with locals, a bakery provides free fresh bread daily and even the sandy floors are swept. Flapping audaciously in the seaside breeze above it all is the symbol of Mogadishu’s newest foreign patron, the red and white flag of Turkey.
SOMALIA: Fighting To The Last Dumb, Broke Teenager
-
Strategy Page
8/3/2012 9:29 AM EST
Al Shabaab continues to fade. The terror attacks are sloppier and less effective. Most al Shabaab gunmen have retreated to the southwest (Gedo) and the southeastern port of Kismayo. Attempts to keep peacekeepers and pro-government gunmen out of Gedo have failed, with lots of al Shabaab casualties. Terror attacks in Mogadishu and elsewhere have failed.
Hillary Clinton to meet Uganda's Yoweri Museveni
-
BBC
8/3/2012 4:31 AM EST
US Secretary of State Hillary Clinton has flown to Uganda on the latest leg of her Africa tour, condemning autocratic rule on the continent.
Somali comedian Abdi Jeylani Malaq who dared mock militants is killed
-
AP
8/3/2012 4:27 AM EST
On one of his recent radio shows, a popular Somali comedian ridiculed commanders of a ruthless Islamist insurgent group that is notorious for forcibly recruiting boys into its ranks and making them fight.
With Islamists gone, Somali displaced make fragile recovery
-
AFP
8/3/2012 4:24 AM EST
Afgoye was once a byword for misery, controlled by Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab fighters, the region, long hit by famine, was dubbed the world’s largest camp for displaced people.
Somalia not out of woods yet, Ban says
-
UPI
8/3/2012 4:21 AM EST
Adopting a provisional constitution in Somalia is a significant achievement but doesn't mark the end of the political process, the U.N. secretary-general said.
Somalia 'mulls' pirate amnesty
-
AFP
8/3/2012 4:11 AM EST
Somalia's pirates could be granted an amnesty if they release hostages and return captured vessels to their owners, transitional president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed told the London Times.
Somalia: Failed state or fantasy land?
-
BBC
8/3/2012 4:09 AM EST
United Nations Secretary General, Ban Ki-moon, has hailed the endorsement of Somalia's new constitution as a "historic achievement".
As end of transition nears, Somalis pray for peace
-
AFP
8/3/2012 2:00 AM EST
Sitting outside a dilapidated building in Mogadishu's heavily fortified government area, Ali Hussein waves his hand dismissively at talk of Somalia's notoriously fractious political elite.
Daadab DC bans boda boda at refugee camp
-
Nairobi Star
8/3/2012 1:55 AM EST
Daadab DC Albert Kimathi has banned all boda boda operators from in and outside the sprawling refugee camps. The decision follows a meeting of top district security officers and elders from the six refugee camps yesterday.