Hiiraan Online
Tuesday, June 18, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Axad, Aug 19, 2012
Munaasabadda Ciidul Fitriga oo Maanta si weyn looga Xusay Gobollada Jubbooyinka ee Koonfurta Soomaaliya
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Munaasabadda Ciidda barakeysan ee ciiddul Fitriga oo maanta muslimiin badan oo caalamka ku nool ay siyaabo kala duwan ugu dabaaldegeen ayaa waxa siweyn looga xusay degmooyinka kala duwan ee Jubooyinka.
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa kamid ah goobaha sida weyn looga dareemayay munaasabadda ciidul fitriga, waxaana wadooyinka waaweyn ee dhexmara magaalada Kismaayo lagu arkayay dadweeyne fara badan oo ku labisan dhar aad u qurux badan oo raxanraxan u socda wadooyinka.
Dadka reer Kismaayo oo gaarayay kumannaan qof ayaa waxa ay isugu soo urureen fagaaraha weyn ee isbartiimo Waamo halkaasoo ay ku oogeen Labada rakaco ee salaadda, waxaana shacabka reer Kismaayo halkaasi kula tukaday masuuliyiin katirsan Xarakada Al-shabaab, kuwaasoo qudbado kala duwan ka jeediyay goobta, iyagoona sidoo kale ugu baaqay shacabka reer Kismaayo in ay laba jibaaraan taageeradooda ku aadan maamulka Xarakada Al-shabaab.
Sidoo kale Degmooyinka Afmadow, Jilib, jamaame, Bu’aale iyo Badhaadhe ayaa iyaguna si diiran looga xusay munaasabadda ciidda barakeysan ee ciiddul fitriga.
Inkastoo gobollada Jubooyinka intooda badan looga dabaaldegayo farxadda ciidda barakeysan ee ciiddul fitriga ayaa hadana waxa jiro kumannaan qoys oo ku nool jubooyinka oo ay heystaan dhibaatooyin dhanka nolosha ah kuwaasoo aan iyagu farxad uga qeybqaadan munaasabadda ciidda, islamarkaasina u baahan in la gargaaro.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com
Kismaayo, Soomaaliya
Post your comments
Magaalada Västerås ee dalka Sweden oo si weyn looga ciiday? (SAWIRRO)
8/19/2012 11:10 AM EST
Isniin, August 19, 2012(HOL): Magaalada Västerås ee gobolka Västmanland ee dalka Sweden ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadka ku tukadeen Salaaddii Ciidda goob aad u ballaaran oo loo diyaariyay.
Dadweynaha Somaliland oo si weyn looga dabaal degay maalinta Ciidda iyo madaxweynaha oo Somalia u duceeyey
8/19/2012 11:03 AM EST
Axad, Ogoosto, 19, 2012 (HOL)-Dadweynaha Somaliland ayaa maanta si weyn ugu dabaal degay ciidda soonfur oo caalamka oo dhan laga wada Ciiday.
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo si weyn looga ciidey
8/19/2012 10:00 AM EST
Axad, August 19, 2012(HOL): Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da bisha Shawaal ee sanadka Hijriga, kuna beegan 19-August-2012, waxaa si weyn dunida Muslimka ah loogaga dabaal degayaa munaasabadda Ciidul-fidriga.
Beesha Caalamka oo sheegtay inaan Maalin Dheeraad ah lagu Darayn 20-ka Ogoosto oo Howsha DKMG ah ay ku eg-tahay
8/19/2012 9:46 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Iyadoo lagu jiro xilligii loo asteeyay inay ka baxdo Soomaaliya ku-meel-gaarnimada ayay xubno ka tirsan beesha caalamka oo Muqdisho ku shiray waxay si wadajir ah warsaxaafadeed uga soo saareen arrintan.
Deegaanada ay Al-shabaab ka taliso oo si weyn looga Ciiday iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Dagaal ku baaqay
8/19/2012 8:54 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Deegaannada ay ka taliso Xarakada Al-shabaab ayaa si weyn looga ciiday maanta iyadoo ay dadweynihii salaadda kasoo qaybgalay ay la hadleen mas'uuliyiin ka tirsan Al-shabaab oo uu ka mid ahaa Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Maxaabiis Cafis loo fidiyay Ciiddul-Fidriga Awgeed oo maanta laga sii daayay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho
8/19/2012 8:16 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Xabsiga dhexe ee Muqdisho (Gaalshire) ayaa laga sii daayay maanta 220 maxbuus oo ciiddul fidriga awgeed cafis loo fidiyay waxayna maxaabiistan isugu jireen rag iyo dumar.
Soomaalida iyo Muslimiinta kale ee ku nool Magaalada Cape-town ee dalka Koonfurta Afrika oo si weyn ugu Dabaal-dagay Ciidda
8/19/2012 7:35 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Magaalada Cape-town ee dalka Koofur Afrika ayaa si weyn loogu soo baxay salaadda ciidda, iyadoo muslimiin aad u fara badan oo Soomaali ay ku jirtay ay buux-dhaafiyeen barxadaha lagu oogayay salaadda ciidda oo ku kala yaalla gudaha iyo duleedada magaaladaas.
Magaalada Baladweyne iyo Degmooyinka kale ee Gobolka Hiiraan oo Maanta si weyn looga wada ciiday
8/19/2012 7:22 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Magaalada Baladweyne ee xarunta maamulka gobollka Hiiraan ayaa maanta si la mid ah gobollada kale ee dalka Soomaliya waxaa looga oogay munaasabada Ciidul-fidriga.
Madaxda dowladda Soomaaliya oo dadweyne fara badan kula tukaday Salaaddii Ciidda Masjidka weyn ee Isbahaysiga Islaamka
8/19/2012 7:18 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa dadweyne fara badan kula tukaday maanta salaaddii ciidda masjidka weyn ee isbahaysiga Islaamka oo ah midka ugu weyn magaalada Muqdisho.
Soomaalida ku nool dalka Kenya oo u dabaal dagay Ciidulfidri (SAWIRRO)
8/19/2012 5:40 AM EST
Axad, August 19, 2012 (HOL) - Kumannaan Soomaali ah ayaa maanta isugu soo baxay salaadii ciida, goobo kala duwan oo ka mid ah dalka Kenya.
Heeso Xul ah: Ciid Wanaagsan
8/19/2012 1:50 AM EST
Youtube: Halkaan ka dhageyso heeso aan idiinku talagalnay maalinta Ciidda
Somali News
Sidee maanta loo ciiday (Daawo Sawirada)
-
HOL
8/19/2012 1:27 PM EST
Officials among 31 dead in Sudan plane blast
-
AFP
8/19/2012 5:21 AM EST
All 31 people aboard an airplane carrying an “official delegation” to Sudan’s war-torn South Kordofan state for a function marking the Muslim Eid holiday were killed on Sunday, an aviation official said.
Optimism as Somalia goes to polls
-
Daily Nation
8/19/2012 5:08 AM EST
A flicker of hope lingers over war-weary Somalia. The country goes to the polls on Monday to pick a new president as the curtain falls on the Transitional Federal Government.
The ordeal of Kenyans in Arab ‘slave markets’
-
Daily Nation
8/19/2012 5:01 AM EST
Mwanaisha Hussein stands forlornly in a queue at the ministry of Foreign Affairs reception. She, like many other visitors to the building, is headed to an office on the second floor where only three people are allowed in at a time.
Legislators demand Museveni’s explanation on chopper crash
-
Daily Monitor
8/19/2012 4:51 AM EST
Members of Parliament have demanded that President Museveni address the nation on the helicopter crash that killed seven Ugandan soldiers and damaged three MI-24 helicopters on August 11, in Kenya. The Lawmakers described as “casual” the way government has handled the tragedy and wondered why government has even failed to announce a day of mourning.
Navy Thwarts Attempted Hijack of 2 Iranian Cargo Ships
-
Fars News Agency
8/19/2012 4:48 AM EST
The Iranian Navy fleet deployed in the Gulf of Aden thwarted massive pirate attacks on two Iranian cargo ships near Bab-el-Mandeb Strait.
Besigye calls for Somalia Audit
-
UGPulse
8/19/2012 4:46 AM EST
Forum for the democratic change president Dr. Kiiza Besigye has called for an audit into the UPDF peace keeping mission in Somalia.
Ugandan soldiers killed in Kenya helicopter crash return home
-
Daily Monitor
8/19/2012 4:44 AM EST
A plane carrying the bodies of the seven Uganda air force officers who died in Sunday’s MI-24 helicopters crash has just landed at the Entebbe Air force base.
Why the war between Somalia and UK was costly
-
The Standard Digital
8/19/2012 4:42 AM EST
It is difficult to defeat a super power in a battlefield and live to savour the victory unmolested. When a super power loses a conventional war, it resorts to unconventional methods to extract revenge. This became abundantly clear to Somalia, whose guerrilla fighters outwitted Britain when the two sides met in a mismatched bush encounter.
Heeso Xul ah - Munaasabadda Maalinta Ciidda
-
HOL
8/19/2012 2:13 AM EST