|
|
Maamulkii hore ee Jubooyinka oo la badalay iyo Maamul Cusub oo la magacaabay
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL)Kadib Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen masuuliyiinta ugu sareeysa ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee gobollada Jubooyinka oo ka dhacay xarunta jaamacadda magaalada Kismaayo eek u taal nawaaxiga saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa waxa lagu magacaabay xubno cusub oo uu yeesho maamulka xarakada alshabaab ee gobollada Jubooyinka. Xubnaha cusub ee maanta la magacaabay ayaa waxa ay kala ahaayeen:- Waxaa Gudoomiyaha Gobollada Jubooyinka loo magacaabay Abuukar Cali Aadan K/xigeenka Gudoomiyaha Gobollada Jubooyinka Sheekh Xuseen Cabdi Geedi oo isagu hore u hayn jiray jagadaasi.
Xafiiska Garsoorka Gobollada Jubooyinka Sheekh C/raxmaan Madaxa Dacwada iyo Tacliinta ee Gobollada Jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ayaa waxa loo magacaabay Max'ed Cumar C/dalla (Ugaas) Madaxa Dacwada Degmada Kismaayo Sheekh C/raxiin Cali Muudeey Madaxa Ciidamada Amaanka Degmada Kismaayo Sheek C/raxmaan Cali Axmed (Fiillow) Madaxa Garsoorka Degmada Kismaayo C/fitaax Caydiid Xubnahan cusub ee la magacaabay ayaa waxa ay isugu jiraan xubno hore uga tirsanaa maamulkii hore ee la badalay iyo kuwo cusub oo hada ku soo biiray maamulka cusub ee maanta lagu dhawaaqay, waxaana kamid ah xubnaha la magaacabay xubno katirsanaa maamulkii hore sida Afhayeenka Maamulkii hore Sheekh Xasan Yacquub Cali oo imika loo magacaabay Madaxa dacwada iyo Tacliinta ee Maamulka cusub, sidoo kale waxaa jagadiisii hore loo magacaabay K/xigeenka Maamulka gobollada jubooyinka ee xarakada alshabaab Sheekh Xuseen Cabdi Geedi. Sidoo kale waxaa maanta aan gabi ahaanba la magacaabin Xubno ay kamid yihiin Xafiiska warfaafinta Maamulka, iyo weliba xubno kale kuwaa oo la filayo ay soo magacaabi doonaan Xubnaha maanta la magacaabay.
Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya
 |
 |
 |
|
|
|
3/4/2010 7:59 AM EST
|
|
Khamiis, 04 March, 2010 (HOL)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay lammaane Ingiriiska u dhashay oo Koox Dabley ahi ku haystaan Koonfurta Soomaaliya. |
|
|
3/4/2010 7:58 AM EST
|
|
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL) Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho ayaa ugu baaqay Xarrakatul Shaabab iyo Xisbul Islaam inay nabad-qaataan ayna la hadlaan dowladda. |
|
|
3/4/2010 7:58 AM EST
|
|
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL) Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur Warsame oo shir guddoominayay shirkii wasiirrada Carabta ee lagu soo gabgabeeyay dalka Masar ayaa sheegay in DFKMG ah ay dalalka Carabta kaga baahan tahay gargaar deg-deg ah. |
|
|
3/4/2010 7:57 AM EST
|
|
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL) Burcadbadeedda gacanta ku haya Markabka shidaalka qaada ee laga leeyahay dalka Sucuudiga ayaa dalbaday 20-Milyan oo madaxfurasho lacageed ah si ay u sii daayaan Markabka iyo 14-shaqaale ah oo la socda. |
|
|
3/4/2010 7:56 AM EST
|
|
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL) Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ee Gobolka Gedo Sheekh Farxaan Cabdi Ciil-Mooge oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) uusan ka tirsanayn ururkooda. |
|
|
3/4/2010 7:55 AM EST
|
|
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL) Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay inay socdaan wadahadallo lagu doonayo in lagu sii daayo labada qof ee u dhashay dalka Ingiriiska ee lagu hayso Soomaaliya. |
|
|
3/4/2010 7:55 AM EST
|
|
Khamiis, Mar, 04, 2010 (HOL) Mudo ku dhaw 20-sano kadib ayaa markii ugu horeysay waxaa uu Wasiir Soomaaliyeed shir gudoomiye ka noqday kulan ay leeyihiin Wasiirro Arrimo dibadeedka Wadamada Carabta kaa oo dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar. |
|
|
3/4/2010 3:19 AM EST
|
|
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL):Duqii degmada Caluula Xareed Ciise Cumar ayaa Maanta istaqaaladii uu isku casili lahaa waxa uu u gudbiyay Golaha deegaanka degmada Caluula oo ka tirsan Gobolka Bari. |
|
|
3/4/2010 3:17 AM EST
|
|
Arbaco, 03 March 2010 (HOL)- Todoba qof oo u dhashay dalka Hindiya oo ka mid ahaa 14 shaqaale ka ah Markab muddo shan bilood ah lagu haysto magaalada Berbera, ayaa loo duuliyay dhinaca magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. |
|
|
3/4/2010 3:16 AM EST
|
|
Arbaco, 03 March 2010 (HOL)- Roobab shalay ilaa xalay ka da’ay deegaano ka tirsan Deegaannada Somaliland, ayaa keenay khasaare kala duwan, waxaana arrintaa ka hadlay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). |
|
|
3/4/2010 3:16 AM EST
|
|
Khamiis, Mar, 04, 2010 (HOL) Ma ahan wax sahlan in aad ku safarto wadada isku xirta Magaalada Beledweyne ilaa laga gaaro degmada Jowhar ee xarunta u ah Goballka Shabeellaha dhexe bur burka ku dhacay wadada awgeed taasoo dhibaato weyn ay ku qabaan gadiidleyda iyo dadka isticmaala intaba. |
|
|
3/4/2010 3:15 AM EST
|
|
Khamiis, Maarso 4, 2010 (HOL) Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ee gacanta ku haya Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Goballka Hiiraan ayaa sacaadihii aynu soo dhaafnay waxaa ay howlgalo ka sameeyeen deegaanno maalmo ka hor ay ka sugnaayeen Ciidamada Xoogagga ka soo horjeeda ee Ahlu Sunna Waljameeca. |
|
|
3/4/2010 12:26 AM EST
|
|
Khamiis, Mar 04, 2010 (HOL) Wafdigii ka socday xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee mudooyinkii danbe ku sugnaa gobolka j/hoose ayaa waxa ay dhawaanahanba kulamo kala gooni gooni ah la lahaayeen odoyaasha beelaha dega Gobollada Jubooyinka. |
|
|
|
 |
 |
 |
|
|
3/4/2010 11:24 PM EST
|
|
Waxaa jirta dood ka dhex socota hay’adaha qaramada midoobi ee Nairobi kuna saabsan sidii shaqaalaha hay’adaha qaramada midoobi ee hadda ku sugan magaalada Nairobi ay uga hawlgali lahaayeen dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. |
|
|
3/4/2010 10:46 AM EST
|
|
BRUSSELS (AP) -- The U.S. is considering joining a European Union effort to train a new army for Somalia, whose government is fighting a massive rebellion by Islamic militants. |
|
|
3/4/2010 10:39 AM EST
|
|
With the urgent intensity of a general in the field, Mohamed Ismail maneuvers easily from Somali to English and back to Somali as he reviews the day’s assignments: nouns, common (as in “city” and “country”), and nouns, proper (as in “Grand Forks” and “United States”). |
|
|
3/4/2010 9:26 AM EST
|
|
The British couple held hostage by Somali pirates could be freed within 10 days, it emerged today. |
|
|
3/4/2010 8:11 AM EST
|
|
NAIROBI (Reuters) - The United Nations and other international agencies working on Somalia should move to the Horn of Africa nation from neighbouring Kenya to be more effective, the U.N. special envoy to Somalia said. |
|
|
3/4/2010 8:10 AM EST
|
|
London/Nairobi - Somali pirates fired a rocket-propelled grenade at a Spanish fishing vessel, which responded with gunfire, during a hijack attempt in the Indian Ocean, European Union naval forces said Thursday. |
|
|
3/4/2010 1:58 AM EST
|
|
He is facing charges related to piracy in the Indian Ocean coastline in Somalia, but Ahmed Mohamed Omar vows he is not a pirate. |
|
|
3/4/2010 1:46 AM EST
|
|
March 04, Colombo, Sri Lanka Guardian - The Ministry of Foreign Affairs says that it is holding discussions with diplomatic quarters in Saudi Arabia on securing the release of the Sri Lankan crew members on board a Saudi ship which has been hijacked by Somali pirates. |
|
|
3/4/2010 1:41 AM EST
|
|
Reporting from Washington - Barre Yousuf, a Somali businessman living in the state of Georgia, spent much of the 1980s in a small, dark and windowless cell in Somalia. |
|
|
3/4/2010 1:37 AM EST
|
|
WASHINGTON — After the Supreme Court heard an hour of technical arguments Wednesday about whether foreign officials may be sued in the United States over torture claims, one of the plaintiffs in the case stood on the steps outside and recalled what had happened to him in Somalia in the 1980s. |
|
|
|