| |
Magaalada Beledweyne oo si weyn looga ciiday
 Talaado, September 30, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee Xaruta u ah Gobalka Hiiraan ayaa si aan horay loo arag waxaa looga oogay Munaasabada Ciidul-fidriga, iyada oo Kumanaan dad weynaha Magaalada ah isugu soo baxeen Barxad weyn oo ku taala Ex.xaruntii hore ee Ciidamada Xoogagga Dalka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo (Lama-galaay). Goobta Salaadda lagu tukanayay oo aheyn mid aad u saxmad iyo cariiri badan ayaa waxaa ammaanka sugayay Ciidamo ka tirsan Midowgga Maxkamadaha kuwaa soo dadka ugu baaqay in ay dhowraan nidaamka, kana fogaadaan wax kasta oo keeni kara in uu ammaanku faraha ka baxo. Markii ay soo dhamaatay tukashada Salaadda ayaa waxaa halkaas qudbado Diini ah ka jeediyay qaar ka mid ah Culimaa'udiinka Gobalka, waxaana mid ka mid ah qudbadihii halkaas laga jeediyay laga dheehan karay sida Culimadu uga xumaatay hadallo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da uu ka sheegay Shiikh Yuusuf Max'ed Siyaad Indha-cadde, waxaana ay Culi'madu soo dhaweeyeen hadalkii Shiikh Shariif Shiikh Axmed ee ahaan in Ciidamada Itoobiya looga saaray Magaalada Beledweyne wada hadal. Intii ay qudbadu soctay ayay Mas'uuliyiinta Xoogagga Maxkamadu halkaas ka sheegeen in laga bilaabo habeen danbe Magaaladu tahay Bandow si loo xaqiijiyo ammaanka guud ee Gobalka. Inkastoo Dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne maanta oo kale ay u aheyd maalin farxadeed, ayaa hadana waxaa dhinaca kale xusid mudan in Ciiddu ku soo beegantay xili guud ahaan Gobalka Hiiraan ay gacanta ku hayaan Xoogagga Midowgga Maxkamadaha isla markaana ay meesha ka baxeen Ciidamadii Itoobiya. Dhamaan is-goosyada Magaalada ayaa lagu arkayaa dadweyne raxan raxan u socda isla markaana isku maraxbeynaya Musaabada Ciidda, waxaana xusid mudan in Caruurtu ahaayeen kuwii ugu badan ee maanta ka qeyb-qaadanayay damaashaadka iyo xuska loo sameynayay Ciidda, waxaana leenahay muslimiinta meel kasta oo ay joogaan (Kulu Caam Wa antum Bikheyr).


 C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyn, Somalia
Sidee looga Ciiday Magaalooyinka Somaliland?
30/09/2008 9:21 PM EST
Talaado, 30 September 2008 (HOL): Guud ahaan Magaalooyinka Somaliland ayaa maanta la Ciiday dalal badan oo Caalamka Islaamka ka tirsan, kuwaas oo ay xalay u bilatay Bisha Shuwaal. Iyada oo meelo kala duwan looga Ciiday siyaabo kala duwan.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Sidee looga ciiday Magaalooyinka Puntland?
30/09/2008 8:38 AM EST
Talaado, September 30, 2008(HOL): Waxaa Maanta si wayn looga Ciiday meelo badan oo ka mid ah Magaalooyinka ugu waa wayn ee Puntland, sida Magaalada Boosaaso ,Garowe iyo Gaalkacyo, iyadoo shacabku ay muujinayeen damaashaadyo ku aadan Ciidan oo ahayd mid ay muddo sugayeen.
|
Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo
30/09/2008 8:37 AM EST
Talaado, September 30, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in gudaha magaaladaas uu ka dhacay qarax aad u weyn oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
|
|

|
|
 |
|
|
|
 |
Sidee Soomaalidu u Ciiday - Sept 30, 2008
- HOL
30/09/2008 8:33 PM EST
Sidoo looga ciiday meelo ka mid adduunka
|
IGAD Summons Transitional Federal Institutions to Nairobi: Communiqué
- IGAD
30/09/2008 7:18 PM EST
The Extra-ordinary meeting of the IGAD Council of Ministers held at the Ethiopian diplomatic mission in New York on 24th September 2008 adopted the following communiqué.
|
Pirates say they celebrated Muslim holiday on ship
- AP
30/09/2008 6:15 PM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) — Somali pirates said Tuesday they celebrated a Muslim holiday aboard a hijacked freighter and denied reports that three comrades were killed in a shootout on the vessel, which is being closely watched by a half-dozen U.S. warships.
|
Somali Islamists destroy old church at end of Ramadan
- AFP
30/09/2008 2:32 PM EST
MOGADISHU (AFP) — Somali Islamists on Tuesday destroyed a decrepit church in the country's southern port town after prayers marking the end of Ramadan, witnesses said.
|
Immigrant Groups Receive $1.8 Million to Create Media about Community Health
- NewRoutes
30/09/2008 1:12 PM EST
MADISON, Wis., Sep 30, 2008 (BUSINESS WIRE) -- A new model for improving the health of immigrants in the United States using media created by immigrants was announced today by New Routes to Community Health, a program of the Robert Wood Johnson Foundation and the Benton Foundation
|
Somali pirates on ship deny report of shootout
- AP
30/09/2008 11:45 AM EST
Pirates holding a Ukrainian ship laden with tanks and weapons claimed Tuesday they were celebrating the Muslim feast of Eid al-Fitr despite being surrounded by American warships and helicopters. They also denied a report of a shootout aboard the seized ship.
|
USAID Announces New Emergency Food Aid Contribution to Somalia
- USAID
30/09/2008 11:36 AM EST
The United States Agency for International Development (USAID) announces a contribution of over 47,000 metric tons (MT) of food aid to help the approximately 3.2 million people in need of assistance in Somalia.
|
Somali government to be moved to Kenya
- PressTV
30/09/2008 11:26 AM EST
Somalia's Transitional Federal Government (TFG) will reportedly be relocated to the Kenyan capital of Nairobi amid a surge in violence.
|
Somali man slain at mall packed with shoppers
- Star Tribune
30/09/2008 11:20 AM EST
A young man was shot to death Monday night outside a mall in south Minneapolis that was packed with shoppers on the eve of a major religious holiday in the Somali Muslim community.
|
Somali pirates remain at large on Ukrainian cargo ship
- CBC
30/09/2008 11:13 AM EST
Somali pirates who seized a Ukrainian ship laden with military hardware last week remained at large on Tuesday, even as they denied reports that three of their own were killed in a shootout aboard the ship.
|
Bomb kills 6 in Somali town housing parliament
- Reuters
30/09/2008 11:07 AM EST
BAIDOA, Somalia (Reuters) - A bomb aimed at police exploded in the town housing Somalia's parliament on Tuesday, killing six civilians and injuring 13 people, witnesses said. Civilians have taken the brunt of Somalia's civil war, with nearly 10,000 killed since Islamist insurgents began attacking the government and its Ethiopian army allies in early 2007.
|
Somali pirates die in Ukraine ship shootout
- Reuters
30/09/2008 11:05 AM EST
NAIROBI (Reuters) - Rival Somali pirates arguing over what to do with a hijacked Ukrainian ship and its cargo of 33 tanks engaged in a shootout on board, killing three of their number, a maritime group said on Tuesday.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|