4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Mar 6 , 2007
Halkan ka fiirso sawirro kale oo ku saabsan soo dhaweynta Ciidamada Uganda
Talaado, March 06, 2007(HOL): Cutubyadii ugu horeeyay ee Ciidamo ay Dowladda Uganda u dirtay Dalka Soomaaliya ayaa maanta ka degay garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo halkaasina loogu sameeyay Xaflad soo dhaweyn ah.










Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

[email protected]

Mogadishu, Somalia