Hiiraan online - News and information about Somalia
`
HyperLink HyperLink HyperLink








 

 

Shaqo ka bannaan Xawaaladda Dahabshiil - Maareeyey (General Manager)

advertisements

XAWAALADDA DAHABSHIIL

DAHAB SABA BANK

 

S H A Q O   B A N A A N

 

Jagadu waa:  MAAREEYE GUUD (General Manager)

Xidhitaanka qabashada CV-yada:  …………………..

 

Dahab Saba Bank - oo ah baan Islaamiya waxa u naadiynaya shaqada kor ku xusan oo lo baahanyahay in lagu buuxiyo, qof  u qalma cilmi ahaan iyo waayo-agnimoba, waaxnu ka shaqayndoona Bosaaso Puntland.

 

Shaqado:

 

Qorshaynta iyo sare u qaadidda shaqada baan-ka, hogaamin iyo daba socod joogta ah oo la xidhiidha hab samida shaqada, go’aan qaadashada iyo nidaaminta shaqada, ansixinta (approvals) hawasha  ama shaqada  baanka (operations) isaga oo ilaalinaya awoodiisa shaqo, waxa kale u diyaarinaya qorshayaasha, programme-ada iyo war-bixinada la xidhiidha joogeynta iyo hor-marka shaqada.

 

Qof-ka lo baahan yahay:

 

·        Waa jaamici sita MBA iyo waayo-aragnimo - 7 sanadood ama shahadada lo yaqaano B.com ama Business Administraion major Accounts  iyo waayo-aragnimo baan ah 10 sanadood aragnimo ah ugu yaraan.

·        Islamic Banking “Diblooma”

·        Literate in computer/accounting softwear packages.

·        Fluent in both English and Arabic languages.

·        Da’ada waa in aaano ka weynaan 50 sanadood

 

Mushahar-ka:

·        Mushahar fiican oo soo jidasho leh iyo gunooyin la xidhiidha shaqada.

·        CV-yada waxa lo soo diraya :

            Dr. Sacad

            E-mail address: [email protected]


     

   

Hiiraan Online 

Contact:[email protected]
Copyright © 1999-2006 Hiiraan Online