4/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Maarso 16, 2024

Sabti, Maarso, 16, 2024 (HOL) - Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa bangiyada dalka ku wargaliyay in la xayiro lacagaha 16 shaqsiyaad iyo shirkado uu Maraykanka xayiraad kusoo rogey.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 15, 2024

Jimco, Maarso, 15, 2024 (HOL) - Ugu yaraan saddex askari ayaa ku geeriyooday, tiro 27 kalena way ku dhaawacmeen weerarkii lagu qaaday hotel SYL ee magaalada Muqdisho, sida uu sheegay afhayeenka booliiska Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 14, 2024

Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Rag hubaysan ayaa ka dhex dagaalamaya gudaha Hotel SYL oo kaabiga ku haya madaxtooyada Soomaaliya, ka dib markii lagu weeraray labo qarax, ka dibna ay dabley hubaysan ay gudaha u galeen hotelka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 13, 2024

Arbaco, Maarso, 13, 2024 (HOL) - Hay’adda tayodhowrka Soomaaliyeed ayaa maanta dekeda Muqdisho kusoo bandhigtay todobo konteenar oo bur ah oo dhacay, kaasoo la doonayay in la geeyo suuqyada si dadka looga iibiyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 12, 2024

Talaado, Maarso, 12, 2024 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay wax ay ku sheegtay shabakad caalami ah oo dhaqaale u uruuriya kooxda Al-Shabaab ee ka hawlgasha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 11, 2024

Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa ballan qaaday in $100M uu ku bixinayo saldhigyo cusub oo militari, oo looga gol leeyahay in ciidanka Soomaaliya ay kala wareegaan ammaanka ciidanka ATMIS dhamaadka sanadka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]