More Articles
Arbaco, June, 05, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa isagoo caro muujinaya waxa uu mar kale ku celiyay in Jubbaland ay xaq u leedahay fulinta doorashadeeda, cid kusoo faragalin kartana aysan jirin.
Warkii oo dhan
Talaado, June, 04, 2019 (HOL)โ Xilli muslimiinta ay maanta u dabaaldegayaan munaasabadda Ciiddul Fitriga, muslimiin badan ayaa saaka saaladda Ciidda ku tukaday meelo kala duwan oo ka tirsan Soomaaliya.
Isniin, June, 03, 2019 (HOL)โ Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay inay maalinta berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciiddul fitriga, sida laga soo xigtay wasaaradda Awqaafta iyo Diinta.
Axad, June, 02, 2019 (HOL) - Puntland ayaa xabsiyada ka sii deynaysa 121 maxbuus, sida ku cad qoraal rasmi ah oo maanta la baahiyay.
Sabti, June, 01, 2019 (HOL)-War ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa si kulul loogu cambaareeyay dilkii dhawaan magaalada Gaalkacyo loogu geystay mid kamid ah shaqaalaha qaran ee Qaramada Midoobay uga howl gala Soomaaliya
Jimco, May, 31, 2019 (HOL) โ Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil koox hubeysan duhurnimadii maanta magaalada Muqdisho ay ugu geysteen Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Cabdalla Maaxi.