More Articles
Axad, June, 23, 2019 (HOL)–Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in uu halkaa isaga tagay madaxweynihii maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo la sheegay uu u anbabaxay dhinaca magaalada Gaalkacyo.
Warkii oo dhan
Gunmen on Saturday attempted to overthrow a regional state government in Ethiopia, an official said.Appearing live on Ethiopian Television, Nigusu Tilahun, head of the press secretariat....
Full Story
Sabti, June, 22, 2019 (HOL)- Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa kormeerkiisii ugu horeeyay ku tagay maanta Xabsiga dhexe ee magaalada Beledweyne.
Jimco, June, 21, 2019 (HOL)–Magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta ah u maamulka Galmudug waxaa ka soconaya kulamo ay halkaa ku leeyihiin wafdi uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye iyo mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan maamulka Galmudug.
Dozens of European citizens of Somali origin who joined the Islamic State terror group in Syria and Iraq want to go to Somalia due to European countries' reluctance to take them back.
Khamiis, June, 20, 2019 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay digniin culus u dirtay islamarkaana sheegtay in ay talaabo ka qaadi doonto shaqsiyaad ay ku eedeysay in ay waddaan falal lidi ku ah jiritaanka Qarannimada iyo Midnimada Umadda Soomaaliyeed.
The diplomatic standoff between Somalia and Kenya appears to have taken an interesting turn after the Arab Parliament cautioned the country against meddling with matters to do with Somalia.
Arbaco, June, 19, 2019 (HOL) -Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale War ka soo saartay waqtiga doorashada dowlad gobolleedka Galmudug iyo guud ahaanba muddo xileedka madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
A four-year-old Canadian orphan, the sole survivor of a family that joined ISIS, is trapped in a Syrian refugee camp and her uncle is desperate to bring her home despite little help from the federal government.
Kenya has sought the intervention of the United Nations Security Council (UNSC) on the maritime border dispute with Somalia.
Talaado, June, 18, 2019 (HOL)-Waxaa Allaha u naxarisitee Saakay ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub, waayadii ugu danbeeyayba xanuunsanaa.
Isniin, June, 17, 2019 (HOL)- Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Mursi ayaa geeriyooday, sida ay ku warrantay warbaahinta Masar.