More Articles
MOGADISHU (HOL) - A dusk to dawn curfew in Mogadishu will come into effect April 15 as the country steps up measures to counter the spread of COVID-19.
Full Story
Axad, Abril, 12, 2020 (HOL)- Wasiiru dowlihii Wasaaradda cadaaladda Maamulka Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin ayaa maanta xanuunka Coronavirus ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Sabti, Abriil 11, 2020 (HOL) - Warqad kasoo baxday Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo lagu shaacinayay boosas shaqo oo ka bannaan Telefashinka qaranka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa dhalisay hadal haayn weyn , kadib markii la dhaliilay lahjadda qoraalka u dhignaa
MOGADISHU (HOL) - A job vacancy announcement Saturday by Somalia’s state broadcaster STNV went awry after a draft advertisement supposedly issued without official approval sought a not more than 25-year-old attractive girl with an ‘hourglass figure’ sparking sharp reactions from Somalis online.
MOGADISHU (HOL) - The number of COVID-19 cases in Somalia has risen to 21 after nine more cases were announced Friday.
Jimco, Abril, 10, 2020 (HOL)- Wasiiru-dowlaha Wasaarradda Cadaaladda Maamulka Hirshabeelle, ahna Xildhabaan ka tirsan Baarlamanka Maamulkaasi Khaliif Muumin Tooxow ayaa la xaqiijiyay in laga helay xanuunka COVID-19 , sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle.
President Yoweri Museveni has banned outdoor exercise to prevent the spread of the new coronavirus
Khamiis, Abril, 09, 2020 (HOL) - Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu soo warramayaa in lagu Karaantiilay Magaalada Muqdisho, kadib Markii looga shakiyay Xanuunka COVID-19, Sida ay HOL u Xaqiijiyeen Xubno kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Maamulkaasi.
MOGADISHU (HOL) - Somalia has recorded the first death from COVID-19 as the country confirms four more cases pushing the number of infected patients to 12.
Arbaco, Abril, 08, 2020 (HOL)- Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horeeyay uu u geeriyooday cudurka Coronavirus.
Talaado, April, 07, 2020 (HOL)- Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayaa shaacisay inuu soo kordhay xaaladii 8aad oo xanuunka COVID-19.
MOGADISHU (HOL) - Somali Medical Association (SMA) has warned of a possible spike in the number of COVID-19 cases in the country over what it termed as unattended cases reported in various medical facilities.