Some Members of the Somali Parliament who were demanding the removal of Prime Minister Abdi Farah Shirdon from office have now decided to back down following a public outcry.
Full Story
Talaado, May 21, 2013 (HOL) — Xildhibaanno ka mid ah kuwii mooshinka ka geeyay xukuumadda Soomaaliya ayaa qaarkood sheegay inay ka laabteen go’aankaas, iyagoo xusay inay u tanaasuleen danta dalka, dadka iyo diinta Islaamka oo ay u dhaarteen inay ilaalinayaan.
Warkii oo dhan
More Articles
Isniin, May 20, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Gaana, John Dramani Mahama ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu dowladda Soomaaliya ka taageero sidii lagu soo celin lahaa nabadda iyo deggenaashaha Soomaaliya kaddib 22-sano oo colaado ah.
Delegates from Somalia, The neighboring countries and oversees gathered in Mogadishu to pave the way for the upcoming Nairobi reconstruction and investment conference and exhibition (SORIC), which will be held in Nairobi, Kenya on 28-29 May 2013 at the Kenyatta International Conference Centre.
Axad, May 19, 2013 (HOL) — Dalka Mareykanku waxaa uu ka mid yahay meelaha ay Soomaalidu magangashay markii gudaha dalkooda ay dhibaatada colaadeed ka dilaacday, qarankiina burburay, waxaana ay ku kala nool yihiin gobolada kala duwan, gaar ahaan Minnesota oo lagu tilmaamo in ay tahay halka ay Soomaalida ugu badan isku soo urursadeen.
Region that broke away from Somalia in 1991 is still waiting for international recognition.
Sabti, May 18, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ka digaysay dowladda.
The President of Kenya, Uhuru Kenyatta, has requested Nigeria’s help in finding an African solution to the Somali crisis, which he said, had spilled into Kenya.
Jimco, May 17, 2013 (HOL) — Hay'adda HIRDA oo ka mid ah hay'adaha ugu waaweyn ee ka howlgala Soomaaliya ayaa howlo samafal ah ka fulisay gobollada Hiiraan, Galgaduud, Gedo iyo gobollo kale ku yaalla Soomaaliya.
LEWISTON, Maine — Zam Zam Mohamud, described as popular and well-regarded in the community by a Bates College professor, is the city’s first Somali to serve on the Lewiston School Committee.
MOGADISHU (AFP) — A warlord in southern Somalia's Jubaland has declared himself "president" of the region, clan leaders said Thursday, shortly after the election of another militia commander to the post. With tensions already high, the move raised the risk of clashes between rival factions in the southern port city of Kismayo, ...
Khamiis, 16 May, 2013(HOL) :-Madaxweeynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee dowladda koonfurta Kuuriya ay usoo dirsatay Soomaaliya Mr. Kim Chan Woo.
Arbaco, 15 May, 2013(HOL) :- Waxaa maanta xarunta Jaamacadda Kismaayo ka dhacday doorashada madaxweeynenimo ee maamul goboleedka Jubbaland, waxaana doorashadani ku tartamayay ku dhawaad ilaa 3 Musharax oo u taagnaa xilka Madaxweeynenimo ee dowlad goboleedka Jubbaland.