A R A G T I D A
HIIRAAN ONLINE
Tuesday, August 12, 2008

Xilka qaadista ama magacaabista Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeed (Maxamed Dheere) oo ay isku hayaan madaxdii ugu sareysay dowladda iyo golohoodii wasiiradda oo laga sugayey nabadeynta iyo horumarka Soomaaliyeed ayaa ah arrin aad loola yaabo.
Haddii ay magaalada Muqdisho oo ah caasimadda qaranka Soomaaliya ay muhimad gaar ah leedahay, waxay ahayd in ay dastuurka ku caddahay sida loo magacaabayo ama xilka looga qaadayo. Haddii markaas oo madmadow soo galo fasiraadda dastuurka, waxaa ahayd in loo gudbiyo maxkamadda dastuuriga ah taaso oo xalisa isqabqabsiga xubnaha dowladda. Waxaase dhibaatada heerkaan gaarsiiyey ayada oo aysan jirin maxkamad dastuuri ah oo waddanka u dhisan.
Mar haddii Maxkamad Dastuuri aysan jirin, waxay u muuqataa in howshaan aysan huridoonin in la horgeeyo golaha Baarlmaanka kuwaas oo nasiib darro sida horayba looga bartay codkooda la kala iibsada.
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ilaa iyo dhalashadeediiba la kacaalaa kufeysay iska horimmaad dhexdeeda ah ayaa arrinta xil ka qaadista Maxamed Dheere waxay noqotay mid sii horisa, waxayse dhibaatadaan kuwii hore kaga duwanaan kartaa ayada oo beesha caalamka la moodo in ay xiiso gaar ah u hayso arrimaha dowladda federaalka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliyeed ayaa horay ugu guuleystay loolan awoodeed (Power struggle) oo horay u dhexmaray isaga iyo madax sare ee dowladda oo ay ka mid ahaayeen (Guddoomiyhii hore ee Baarlamaanka, Ra’iisul Wasaarihii hore, guddoomiyihii maxkamadda sare).
Wuxuuse hadal ka joogaa, wax uu ku dambeyndoono loolanka awoodeed ee u dhexeeya Cabdullahi Yusuf iyo Nuur Cadde, ayada oo ay soo ifbaxday kala qaybsanaan xool leh ee u dhexeysa golaha wasiirada iyo xubnaha baarlmaanka.
Maxamed Dheere oo in muddo ah ka dhex-mooqday siyaasadda Soomaaliya ayaa xil ka qaadistiisa waxay dadbane u arkaan in ay bilow u tahay qorshe dheer ee uu Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde ku hiigsanayo nabadeynta magaalada Muqdishu taas oo Ra’iisul Wasaaruhu isleeyahy wuxuu gogol xaar u noqon karaa arrimaha dib u heshiinsiinta.
Sii haynta Maxamed Dheere ee xilka Duqa magaalada muqdisho iyo haddii uu ka daba tagayo madaxdii horay xilka looga qaaday waxaad moodaa in aysan ku xirneyn Soomaalida balse ay u taalo Beesha Caalamka gaar ahaan dowladda Itoobiya oo ciidan xoog leh ka joogo dalka Soomaaliya.
Ugu dambeystii, loolankan awooda lagu dagaalamayo ayaa wuxuu ku soo koobmay magaalada Muqdishu ayda uu xurguftaas uu udub-dhexaad u yahay Maxamed Dheere, beesha caalamkana laga sugaayo go’aankeed.
Dadweynaha reer Muqdishu oo sida dastuurka qorayo ay ahayd in ay soo doortaan duqa magaalada Muqdishu ayaad nasiib darro waxaad moodaa in ay korjooto ka yihiin waxa laysku hayaba.
Nala wadaag dareenkaaga iyo dowrkaaga: editorial@hiiraan.com
waa ka shakiyay dhex-dhexaadnimada HO ee beryhan dambe !! where are the opinions from Gen Jama M. Ghalib, we miss them , may b HO blocked him! who knows?? we don know what to do . everyone has his own checkpoint.
|
|
Firimbi,
Yaa soo sheegay Hargaysa iyo Puntland aa Sharmata ka dilaacday, maxaase ula jeeddaa G..s shisheeye!.
Ma dad is jeclaaday aad sheegaysaa mise shaqo kale oo lacag lagu kala qaato.
haddii aad ka hadlayso shaqo lacag lagu kala qaato waa arin aad looga naxo in wax laga qabtona ay tahay.
Hadaad ka hadlayso naago shisheeye guursadayna ,taas waa wax Tabiici eh.
|
|
Firimbi,
Sheekada way na la tagatay!. Intee ku aragtay anigoo leh Itoobiyaan waa walaalaheen iyo ha i qabsadaan!. Waad wareertay.
Tan kale waa runtaa Isticmaar Caddaan ma gaaraan laakiin ka waran dadkay Isticmaarsadeen. Maxaa lagu tilmaami karaa.
Xaawo Taako waa hooyaday habaryarteed hadday kaaga macdahay.Saaxiibteed Mujaahidda Timiro Cukaashna ha ilaabin gaalshiraha ku dhashay.
P.S, Tuunjigoodana maxaa ku baray, Akhasee!.
|
|
waan ku ogaaday iyo maya ima aadan ogaan haddii aynu maanta oo dhan ku jirno maxaad soo kordhaya weeye isla su'aasha meesha taal?
xalka waa sida aan kuu sheegay, soomaaliya uma baahna maskax shisheeye iyo hadaf shisheeye, ee waxay u baahan tahay midka hadda socda ee amraya in cadowga xoog loo adeegsado oo aan la baryin, waayo cadowgu waa mid madow oo ka sii liita midka cad. cadowgu waa mid dhulkiisa iyo dadkiisuba gaajo qabaan, waa cadow cudur qaba oo uraya, waa cadow tuunjiga xaarka sariirta hoosteeda ku xareysta, waa cadow aan firfircooni iyo hal-abuurka soomaali leedahay lagu aqoon, waa cadow aan taariikh lahayn balse taariikhdiisu tahay kaniisad ay xataa reer-galbeedkii ka gudbeen, waa caodw aynu kumanaan jeer madaxa kaga istaagnay.
haddaba cadowga noocaas ahi baad leedahay WALAALO BAYNU NAHAY. adiga ma itoobiyaan baad wax is-xigtaan mise adiga ayaan isku filneyn oo aamisan in itoobiyaanku kaa wanaagsan yihiin???
qof aad ku dayaneyso waa qof gaajo iyo AIDS barwaaqo sooran ku ah, waa dad waligood abaar aan ka bixin, waa dad kumanaan qowmiyadood iyo kumanaan dhaqan oo kala duwan wada xambaarsan, maxay kugu soo kordhin karaan???
hooyada fiican waa hooyo ku dayata XAAWO TAAKO. waa hooyo qaabkeedu yahay mid huwan wadaniyad iyo damiir adag, aniga waxaan kuu tusaaleeyey hadal laga soo xigtay dadka aqoonta u leh jiritaanka dal iyo dadkiis, waxaana la isku raacay in jiritaanka dalka + qarankiisu ku xiran yihiin HOOYADA
haddii hooyadu ka badbaado gus shisheeye waa dal wanaagsan oo horumar gaadhi kara , haddii hooyadu noqoto mid itoobiyaan u galmoota amaba guursata waa dal jiritaankiisu halis weyn ku sugan yahay.
maanta soomaaliya ma'aha meel itoobiyaanku hooyo soomaaliyeed ugu uur-qaadi karaan, marka laga reebo puntland gobolka loogu yeero iyo meesha kale ee Somailand la baxday waayo meelahaas waxaa laga aqbalay in hooyooyinka soomaaliyeed ee halkaas dega laga dhileysto, waana siyaasadda cadde muuse iyo riyaale kaahin ku bahdilayaan dadka ay sheegaan in ay matalaan.
sidoo kale jibuuti oo iyaduna ah dhul-soomaaliyeed waxaa ay ku jiraan mirqaan dhinaca shisheeye u dhambacaadsiga waana mid bulsha jibuuti oo dhan (badankeed) saameyn ku sameysay.
laakiin haddii aan dalka intiisa kale eegno, ku arki meysid meel shisheeye ku raaxeysanayo. waayo waxaa ay ka xigaan taas xabad iyo dagaal.
hawiye wixii uu doono ha ahaado, balse waa dad soomaaliyeed oo diiday shisheeye iyo cadow waana geesiyaal soomaaliyeed
sidoo kale ogaadeen, wixii uu doono ha ahaado ama taariikhda wixii kale ee laga soo gaaray ha sheegto, balse iyaguna waa dad jihaad ku jirey boqolaal sano ka hor
marka waxaa su'aal mudan maxaa laga dhaxlayaa halganka ogaadeen, hawiye iyo mareexaan ay ka wadaan qaybo badan oo soomaaliya ka tirsan???
walow la dhihi karo dhibaato ayey ku tahay soomaaliya in kooxeysi siyaasadeed oo kala duwan qalalaaso ka wadaan meelo badan oo ka mid ah muqdisho, baydhabo, hiiraan, \ kismaayo, dhulka soomaali galbeed, haddana dagaalkaas socda faa'iidooyinka uu leeyahay waa in uu nasasho u diido cadowga shisheeye gaar-ahaan kuwa hadda dalka ku yimid sida fudud balse dhib weyni ka haysato sidii ay uga bixi lahaayeen dhiiqadaas.
|
|
Firimbi,
Waan ku fahmay,waxaan rajaynaa dadka kalana inay ku fahmaan.
Aad iyo aad aan ugu faraxsanahay inaad soo bandhigto aragtidaada gaaban ee wasakhda ku dheehan si dadka u ogaado waxaad tahay iyo FALISKA maskaxda kaa galay!.
Waxaan ku waydiiyay adiga ma ka badbaadday Bahalka aad sheegtay!!.
|
|
xalka waa dumarka laakiin
QARAN JIRITAANKIISA LAGUMA QIIMEEYO INTA RAG EE DAGAAL KU JIRA, U TAAGAN AMA KU DHINTAY EE WAXAA LAGU QIIMEEYAA HOOYOOYINKA KA BADBAADAY GUS SHISHEEYE.
Haddii aad taas aamisan tahay oo aadan maskax shisheeya meesha keeni doonin, albaabka waa kuu furan yahay ee haweenka soomaaliyeed ku guubaabi in ay fadhiga ka kacaan.
laakiin haddii aad tahay gabadh reer-galbeedka sheekooyinka ay adduunka ku qasaan aamisan WAXBA HA DAALIN ee meeshaada iska fadhi. mida kale jawaabaha aad soo qoreyso ha noqdeen kuwo afka-soomaaliga ku qoran waayo SOOMAALI baanu nahay, afkeenuna maáha af-carab, ingiriisi iyo itoobiyaan ee waa SOOMAALI
|
|
Firimbi,
PINPOINTING THE PROMBLEM IS HALF OF THE SOLUTION.
He who knows what the desease is knows how to cure it.
So now, what do you say, since i identified the problem, i should be given the authority in somalia to get us all out of this abyss.
Let us do a survey on HOL ,if others agree with you!!.
|
|
Firimbi dear,
I think way back when you were drumming up for violence i pointed out who you belonged to!. I did not believe for a second that you were for Hawiye-cause as you claimed then.
Remember what i said then!. I said Firimbi and Baghdadbob belong to the same group. I said you were two sides of the same coin.
No one listened then, Baghdadbob declared his true identity,we are still waiting to hear from you!. I said you were not for hawiye, i say now Baghdadbob is not for Yusuf and majerten as he claimed recently.
Do us a favour, quit the somali affair, we had way more than our fair share of Missery.
If you care about my solution, It is through Women of Somalia.
Men of Somalia must step aside, period!.
|
|
naadiya, waad taqaan in aad soo bandhigto cudurka waxa uu yahay ee xalka iyo daaweynta cudurkaas ma ka hadli kartaa mase la imaan kartaa ficil iyo hadaf sare oo ka madax-banaan INFERIORITY COMPLEX
|
|
HOL,
Ka warama haddii la yiraa darbi Dilaac wayn galay,TIRIR,haddii la yiraah Ranji ha la mariyo!!.
Ee taas waaye noh tan Somali haysato!.
Mishkiladdaan ma qusayso M.dheere,constitution,maxkamad sare iyo qilaaf soo kala dhax galay hebel iyo hebel.
THIS IS THE OUTCOME OF 18 YEARS OF CHAOS and subsequent occupation.
Yacni maxaa sugayseen , after 18 years of Myhem all of a sudden you wake up and find constitution and serene political discourse!!.
|
|
ama ha heshiiyaan ama yeysan heshiin, itoobiya xoog baa lagu saari
|
|
|
|
Abdullahi Yusuf iyo Nuur Cadde way heshiiyeen, oo ewelba Maxamed Dheere dartiis la iskuma qabsane, ee waxaa jira marmarsiiyo iyo guuxyo kale oo uu R/Wasaaraha u baaqaaya, asna wuxuu rabaa inuu libin ka dhigto wax uusan hubin gunteeda iyo meel marinteeda inuu ku guuleysan doono. Arma la qaata inuu qof walba taalabadiisa iyo tabartiisa uu ka war haayo.
|
|