
Tuesday, May 12, 2009
MOGADISHU, Somalia (AP) — A human rights activist says 113 civilians have been killed in fierce fighting in Somalia's capital in the past three days.
Ali Sheik Yasin Fadhaa of the independent Elman Human Rights Organization says 10,000 civilians fled their homes in Mogadishu on Tuesday alone, raising the number of being displaced by the fighting to more than 27,000.
Fadhaa says about 345 civilians have been wounded in what it is the worst violence in Mogadishu in recent weeks.
The battle between Islamic insurgents and pro-government militias began Saturday. Fadhaa says his organization gathered the figures from talking to staff spread across the capital, hospitals and relatives of the victims. The government rarely gives casualty figures.
THIS IS A BREAKING NEWS UPDATE. Check back soon for further information. AP's earlier story is below.
MOGADISHU, Somalia (AP) — Fierce overnight fighting between Islamic insurgents and pro-government forces in Somalia's capital killed at least 14 people including women and children, health officials said Tuesday.
Ambulance staff collected the bodies in Mogadishu Tuesday, said service chief Rufai Mohamed, and officials of two Mogadishu hospitals say they admitted at least 45 wounded people.
The fighting marks a continuation of weekend violence when the two sides pounded the capital with mortars and gunfire, killing at least 35 people.
The independent Elman Human Rights Organization said that by Monday afternoon 17,200 people had fled their homes for safer places inside and outside Mogadishu.
The intensity of the fighting had reduced by early Tuesday but sporadic gunfire could be heard in parts of the city.
Abdifitah Hassan, a resident at Sinai village in northern Mogadishu, told The Associated Press that he saw insurgents firing mortar rounds in the direction of the presidential palace and pro-government fighters returned fire.
President Sheik Sharif Sheik Ahmed and his staff were safe, said defense department official Col. Yasin Haile. Insurgents have previously targeted the presidential palace without causing much damage.
Islamic insurgents, including the al-Shabab group which is seeking to overthrow Somalia's Western-backed government and establish an Islamic state, have been trying to topple the weak government since late 2006.
Al-Shabab controls much of southern Somalia. Ahmed's government directly controls only a few blocks of Mogadishu and one border town. But the president has allies among the militias that control much of central Somalia and pockets of the south.
Ahmed, elected by parliament in January, used to be one of the leaders of the Islamic insurgency. Since his election he has been trying to broker peace with warring groups and gain legitimacy.
Ahmed told journalists Monday that the people behind the weekend fighting are against peace, but he is willing to talk with his opponents.
The U.S. worries that Somalia could be a terrorist breeding ground, particularly since Osama bin Laden declared his support for al-Shabab.
The U.S. also accuses al-Shabab of harboring the al-Qaida-linked terrorists who allegedly blew up the U.S. embassies in Kenya and Tanzania in 1998.
Somalia has not had an effective government since 1991, when warlords overthrew longtime dictator Mohamed Siad Barre. The warlords then turned on each other, plunging the nation into anarchy and chaos.
Somalia's transitional government was formed in 2004, but has failed to assert any control over the country. The lawlessness also has allowed piracy to explode off Somalia's coast.
Source: AP, May 12, 2009
Diidgaal si cad oo bareer ah:-
Isbarada habargidir u dhigatay Somalia baad leedahay waa ragganimo. Say no more, you will die persuing that interest.
|
|
Lol...
War jaahiloow waxaad tiri: "Soomaali oo dhanna hadana soo xabis uma ahan h/gidir?"
Ma wax lagu faanaa in aad dadka Islaanka ah aad caqabad ku tihiin?
|
|
diidgaal mr waa*q caabuda, barwaaqadu so ta aad ka dawarsaneysaan ma aha, bal anaku aanu dhamanee adigo ka dhareg, haddii anigu iyo adiga ba ka bakhtino taasi mi yeyna kula aheyn waa ciqaab allah!!!!!!!!!!!!ninkii dhexjoogey in uu ka dhinto oo UN conto siiso!!!!!!!!!!!!!!!!!!
|
|
Momo777, Habargidir iney geesiyaal yihiin waxaa cadeynaya YEEYdiinaa ethiopian u soo watay oo iska waayay awood aad ku dagaalantaan. Abgaal adinkaa u soo gurmadey iyo ethiopian ee maxaad u qabateen? Adinkiinii naafada ahaa qofka xoog idinka raadiyay sow adinka idin kama sii liito. Soomaali waa is taqaan oo sayidkaa idinka gabyay inaad fuleynimo iyo gaal raacnimo isku darsateen. Marka qof aan ceyrsaday ilaa xuduudka kenya isma awood le'ekin weligaana awood yeelan maysid oo dabadhilif gaal uun buu ku hoos nool yahay. Soomaali oo dhanna hadana soo xabis uma ahan h/gidir? Taasaa ku tuseysa inay yihiin dad ragannimo leh oo diin iyo dalba difaaci kara. Adinku odayaashiina xitaa meles bey ku kala ordayaan oo difaac ka raadinayaan. rag meesha kuma haysiinee waxaad tihiin dumar qaar rag u eg yihiin, qaarna ay tola'a-yeey ku hayaan.
|
|
Diingaal,
Habrgdr markii ay Abgaal Cusmaan dhaqaajin weysay ay waxay maanta maciin ka raadisay niman adduuna oo dhan laga baadi goobaayo oo qaarkood yihiin daroogiistayaal ay FBI doon doonayso.
Walle waxaa Habrgdr heyso waa caqli xumo.
Dhibaatadii ku dhacdya Pashtuunkii xoogga iyo tirada Afghanistan wixii ku dhacay ayaa soo socoto.
Osaama Been Ladan dhibaatada uu u soo horkacay Afhanistan waxaa ugu weyn in Pashtuunkii laga awood batay oo ay ayagii oo dhan isugu soo urureen koonfurta.
Hadda eydaan garka xun oo meel walba la soo nacay waxay Habrgdr u soo horseedi waa la arki.
Wixii hore waxay ahaayeen wax shaki ku jiray oo Ethiopia ayaa lagu tijaabiyay.
tan maanta jirtase waa mid la hubo. Mooriyaantii caalamka ee Tora Bora laga baadi goobayay inay isku uruursadeen Somalia waa mid ay qirteen raggaas Alhabab hor boodaayo.
|
|
Cajiib shiiqow afkii la wada barey, Ereyga Gaban, ragow ma ina cali yuususf baa geeyey halkaas, Ninkii gabyaaga ahaa wuxuu yiri (nin aan miraha ree habel ahyen Margar xareyn waaye. ha iska daba wareegto sidii awrkii saliida shiidi jirey
|
|
Aduunka aqoonta leh kama dhacdo qofna in uu bur buriyo waxa uu heysto ilaa uu Hormarinayo mooyee, Nin saaxiibkey ah oo jooga new york baa yiri waxaa safaarada tagey Axmed Cabdisalaan Wuxuu yiri waxaa la ii soo badaley UNka kadib baa la wacey shariif, shariif wuxuu Yiri u sheeg ina cabdisalaan isgaa tiisii burburiyey tolkiisna waxaa ugu danbyey Indhacde. Wuxuu wacey Nuur cade ,nuur wixuu yiri war ku noqo Canada amba Daadku I qaadye, Waxaa kale oo cajiib ah Dhaxtuur wuxuu shalay lahaa waxaan soo celinyaa Barakacyaasha maantana wuxuu leeyahey Areey yaa naga cesha Baracayaash mahaan Uma dhalane. Don’t destroy what you have unless you want enhance.
|
|
Waryaara gabanadiinaan YEEY ee xiis,cabdull, dhasheeguur,momo777 iwm. waxa idiin ka soo haray uun waa hadal sidii habrahii. Hadad inkaartameysaan haddee dumarkiina uun baad la mid tihiin, haddii kale meeshu awood baa loo baahan yahay aanan weligiin la idinku ogeyn. Marka haddee iska hadla ,iska caytama sidii dumarkii, laakiin wadanka anagaa u harayna adinkuna dhul qarax iyo kuleyl uun baa idiin dambeyn. Gaalo wax waa idiin qaban weyday waana idinka daaleen daciifnimadiina oo waxaad rabtiin in la idiin dagaalo. Yeeyna wax waad u qaban weydeen oo waa idin ka daaley. Marka waxaad ka mid noqoneysaan alaabta iyo maalka gaalada laga dhaxlayo markey tagaan , anagaan idin lahaan doonna oo waa xaqiiqo.
|
|
Gabadhii intay wiilka jeexa la seexatay ee markay guriga ku soo noqotay iyadoo moodaysa inay iyadu wacdaraha dhigtay ku tidhi aabeheed “aabe wiil baan jeexa ku soo dabbaal degay” markaasuu aabeheed yidhi “aabe kor jirtaa hoos jirtaa adiguun baa ***” Hada ha noqotot ciidamada Africa, al-shabaab,Ethiopia mooryaan,ama xaaraan ku naaxyada Muqdisho ku hadhay een iyagu dhinacna raaxsanay nabadna doonayn sida Diidgaal oo kale waxa uu dulmigu ku dhacayaa waa dumarka iyo caruurta Muqdisho Ilaahay ha u gargaaro insha Alaah.
|
|
Goobaha dagaalka casharo ayaa lagu siiyey!!!!
|
|
Xasuuqa waxaa wada oo laayey dadkaan masaakiinta ah ee soomaaliyeed ciidamada claooshood-u-shaqaystayaasha ee Qadaad weyn ee ka yimid Great lakes region oo Dabadhilifka ku hoos naban. Fulaha waxa lagu yaqaan inuu maatada ku wiirto. Bal may iska dhiciyaan wiilasha BX iyo XI intay xasuuqayaan shacbiga masaakiinta ah. Goobaha dagaalka casho ayaa lagu siiyey!!!!
|
|
Xiis
Diidgaal wuxuu ku leeyahay gowracayaga inoo daa, hana naga nixin sidii habardugaag. Wax la ceyrsado iyo wax la dhaco uun nin ku koray hadal wanaag ah ha ka sugin.
|
|
Ileen Diidgaal nin diin qalad u fahmay ayaan mooday, ileen qabiil ayaa dawada kariixaayo. walaahi naar ayaad ka dhaxleeysaa waxa aad wadaan adiga iyo adeerkaaada hadaadan joojinin.
|
|
Nin baa laga sheegey anaa didyoo dalkee a eryey xeegoo gobanimo ka doonaa, Heesihii kacaankuna waxey dhihi jireen Imisaan ka daa niri Imsaase loo digey, Ninkale na wuxuu yiri Jehadoow dalkaad gasheen waa mid daacad ahe dar ilaahey Weeyaan in aa duulan kicisaane dabka iyo rasaastaad rideen waan ku diirsadye,
Xaalku wuxuu la marayaa Walad cabdala meel fiican;; Bal dayaye wadaadkii wakaa sii Dabeyshadye.
|
|
Diidgal dhul barwaaqo ahna waa degantihiin maalinkastan aduunku wuxuu idiinku baryo tagaa wax la idinku quudiyo si aad isu dishaan. DHAXAL GORAYO DHEBED BAA LEH, sidaas kuwada anagaa dhulka barwaaqada ah eed sheegayso u hadhiye.
|
|
I like the situation of wald abdalla cry hard, good no more money is coming from un mr Abdala the criminal of so call shabab and the fuley, ka cararey form luuq, Bari and finally Mogadishu is running the show. your world have indicted already they get nothing to loose make no mistake abdala
|
|
"“Shacabka Soomaaliyeed waxaan ka digeynaa in Ajnabi lagu tilmaamo Muslimiin u soo gurmaday Soomaaliya” ayuu yiri Shiikh Cali Fiidow oo sheegay in shacabka Soomaaliyeed aan looga fadhin in ay ku abaal-dhacaan raggii ka dul-kiciyay hoggaamiye kooxeedyadii sida uu yiri heystay mudada dheer."
Well...that vindicates me!
Now he is telling us who is a foreign and who is not a foreign.
These foreign fugitves will burn in Somalia and will burn in hell.
They are in Somalia to terrorize Somalia people and the rest of the world.
They are using Somalia as the staging ground for their next hit.
911 was staged and planned in Afghanistan.
Well the next hit will be planned in Somalia unless they are stopped.
|
|
Dhasheeguur iyo xiis, Oo maanagaa idin niri na kala jeclaada? Meeshaad joogtaan naga jooga haddii kale wixii idin qabsaday 1991 waxa ka daran baa idinku dhici. I misa jeer baad u baahan tihiin in casharo la idiin dhigo. Huutu baan nahay qof naga kiin dhicinaya ma leh ee dhilkiina qaraxa ah naga jooga. Maba dooneyno inaan wax ku darsano dad tigre injirle wa ku darsaday oo la tarmay. Waxaad moodaa dad wax haysta oo dhul barwaaqo ku nool. Adinkoon dagaal ku jirin baad baahi u dhimanaysaan oo adduunka leediiin noo soo gurmada, cajiib.
|
|
Who cares Hootuu low lives are slaughtering each other in Mogadshu
|
|
Live means nothing in Muqdisho, 113 Rats has been killed.
|
|
Shariifoow baa waxaan oo dhan ,adaxa laga saarayaa. Asagaa gaalo dhageystay, madaxnimo si khaa'innimo ah ku qaatay, dagaalkana bilaabay. Baalkii yeeyda iyo geedi oo kale buu taariikhda soomaaliya ka geli marka la ceyrsado. Doelad baan ahay ku lahaa, niman aan shirarkooda xitaa qarsan karin oo AU gees taagan tahay meeshuu tagaba. Qashin la kordhabay oo la hoos dhabay oo hadana la goday weeye.
|
|