
By ABDULKADIR KHALIF, NATION Correspondent
Tuesday, May 12, 2009
MOGADISHU, Somalia (Daily Nation) - Islamist Al-Shabaab political and regional officer Sheikh Hussein Ali Fidow has praised the solidarity his group received from foreign fighters against the Transitional Federal Government in Somalia.
Sheikh Fidow warned Somalis against calling the ‘Muslim brothers,’ aliens.
Speaking in Mogadishu, Sheikh Fidow responded to claims from government officials that foreign combatants were fighting alongside Al-Shabaab fighters in the latest clashes in Mogadishu.
Sheikh Fidow made it clear that foreign fighters were in Somalia offering his movement solidarity.
“Jihadists from all corners of the world have been here with us since we confronted the infamous warlords in Mogadishu three years ago,” said Sheikh Fidow.
“They have been coming to Somalia to fight the ‘enemy of Allah,’ including the Ethiopian troops, the African peacekeepers and those who brought them to the country,” he added.
Sheikh Fidow termed the AU peacekeepers from Uganda and Burundi aliens, who should pay permission fees to stay in Somalia.
“Ugandans and Burundians, who are here illegally, should be called aliens, not the international jihadists,” said the sheikh.
The cleric asked the Somali people to reciprocate the good job done by the international jihadists.
“These people left luxuries in their countries to sacrifice for the Somali people to have an Islamic state,” said Sheikh Fidow.
Heavy clashes have been going on between the pro-government forces and the mainly radical Islamists.
The radicals include the Al-Shabaab movement and the Islamic Party led by Sheikh Hassan Dahir Aweys, who returned from exile in Asmara in Eritrea in April.
Human rights activists believe that hundreds have died, bigger numbers have been wounded and thousands others displaced by the latest upsurge of violence.
Islamists in upcountry regions offered their solidarity to those who have been fighting the government forces in Mogadishu since last Thursday.
Source: Daily Nation, May 12, 2009
diidgaal
mashruucaagu is doomed to fail for a simple reason, qabiil iyo diin baad isku dhaxwalaaqeysaa, diin iyo shirk isma raacaan ee mid dooro. And by the way, there you are thinking it is funny in umad laga ceyrsaday their own capital!!!!!!!!!!!!
|
|
Areey Sharifoowow, Adeerkaa Fiidoowaa ku khashifee iska soco. Berigaan berigiisaa minaat noo dhakato waala arkaahee! Inya runta iska sheegtid ama shabasid xabba kama dhaxeeyso
|
|
In the end, straight from the horse's mouth. Hala shabiyo shawaddiintaan, diin aan lahayn oo dajjaal u soo adeegsadey.
|
|
Dad xunkaaga diidgaal Daw qaado dibi yahow Dad ayaan ku moodaye Daw qaado dibi yahow Dugaag bad se noqotaye Daw qaado dibi yahow Dawlad la gugu kari waa Daw qaado dibi yahow Dadkaagii gumaadye Daw qaado dibi yahow Diintana iskaba daa oo Daw qaado dibi yahow Dooda iska daayo Daw qaado dibi yahow Dameer kaga raco Daw qaad dibi yahow Duli nimo ku qanaco Daw qaado dibi yahow Doofaar ilmihi yow Daw qaado dibi yahow
Observation Present from Gacaliye.
|
|
Dad xunkaaga diidgaal Daw qaado dibi yahow Dad ayaan ku moodaye Daw qaado dibi yahow Dugaag bad se noqotaye Daw qaado dibi yahow Dawlad la gugu kari waa Daw qaado dibi yahow Dadkaagii gumaadye Daw qaado dibi yahow Diintana iskaba daa oo Daw qaado dibi yahow Dooda iska daayo Daw qaado dibi yahow Dameer kaga raco Daw qaad dibi yahow Duli nimo ku qanaco Daw qaado dibi yahow Doofaru kuu dhalayo Daw qaado dibi yahow
|
|
Abas, Hadiith YEEY gaal ku difaacayo laga dhageysan maayee ha is daalin. Hadaad diin leedahay YEEYda walaalahaa baad marka hore waanin lahayd ayagaa kaaga baahanee. Xadiithyada waa la wada maqlaa laakiin waxaa laysku dhaafay in la famo. Ilaah wuxuu yiri xikmad ninkii ilaah waxaa la siiyay ajar aan xisaab lahayn. Adigu laakiin nimco waxaad u taqaan lacag badan iyo nolo raaxa leh. Waana waxa gaalada aad ugu ag wareeganeysid. Laakiin anagaa ku bareyna diinta dhabta ah, xitaa haddii aan ku dhangadeyno si ay madaxaaga adag u gasho ood gaalada uga hartid.
|
|
Gacaliye gaalo gabayo raqiis ah kuma hoos dhuumaneysid. Waqtigii jahliga ee gabayad aad ku qaraaban jirteen waa dhamaaday. Hadda waa waqti jihaad lagula jiro gaalo iyo raaciyadooda. Meesha aad ka daqnaneysid waa ilmaha lacagta caanahooda aad qaadka iyo qurunka ku gadaneysid. Laakiin naag YEEY uun baa waxaas kugu haysan karta. habeenkii guuree sidii wax waalan . waaga narkuu baryana sida vampire dhuumo oo qoraxda ha ku dhibto. Laakiin waxaad kunac nacleeyneeyso waa qurbaha ee hadaad muqdisho joogto dhangad baan masaajidka kugu gelin lahayn.
|
|
Cabbas, At least tow of the hadiths Y have cited have here were said by the prophet for an occasion. The one abiout not making diin dificult was to his beloved cousin on the occassion of the latter being sent by the prohphet to Yeme
|
|
Garacaga gaaldoon Gargaar kaama sugaye Guntaa'dani dhegayso Geesi nimo haday tahay Gumaadka iyo geerida Gac mihii lagooyiyo Gabadhii la baac'saday Gobana ladidiyo Guul darada qarameed Gabanada adgajiyo Guul daro u keenteen Geeri dooda maatada adi kuma gubaysee Guntaa'dani dhegayso
|
|
The Mu’minoon are but a single Brotherhood.” (The Holy Qur’an, 49:10) The Believers, men and women, are protectors one of another: they enjoin the ma`roof (all of Islam), and forbid the munkar (all that is evil; kufr): they observe regular prayers, pay Zakat, and obey Allah and His Messenger. On them will Allah pour His mercy: for Allah is Exalted in power, Wise.” (The Holy Qur’an, 9:71) The Prophet said, "None of you will have faith till he wishes for his (Muslim) brother what he likes for himself." (Sahih Al-Bukhari Volume 1, Book 2, Number 12)
|
|
I am sorry but this is the last Hadith for tonight and I hope Diidgaal will take it positively and ponder upon it.
Walahu calaa maa naquulu wakiil.
"Bukhari :: Book 1 :: Volume 3 :: Hadith 85
Narrated Abu Huraira:
The Prophet said, "(Religious) knowledge will be taken away (by the death of religious scholars) ignorance (in religion) and afflictions will appear; and Harj will increase." It was asked, "What is Harj, O Allah's Apostle? " He replied by beckoning with his hand indicating "killing." (Fateh-al-Bari Page 192, Vol. 1)
|
|
Waraa midkaagan Diidgaal isku sheeg ah imisa mar ayaad sponsor ku dhacyday waaba yaabe? Runta hala qirto nin gaal doonaya inuu ladiriro majio ee balse waxaa ladoonayaa rin shariifka laga ciideeyo koosaartiisa.
|
|
Waraa midkaagan Diidgaal isku sheeg ah imisa mar ayaad sponsor ku dhacyday waaba yaabe? Runta hala qirto nin gaal doonaya inuu ladiriro majio ee balse waxaa ladoonayaa rin shariifka laga ciideeyo koosaartiisa.
|
|
Duligaaga Gaaldoon Dumarkiyo cururtiyo Dembi laawihi oday Doofar yahow ma dayside Dabadhilif adoo kale Diin laawe yahow maqal Doofaar adoo kale duni daba ma jooge Dameer yahow xusuusnow Dadkeenii damaysaye Dameer yahow xusuusnow Dawo ma lihid adiguye Dameer yahow xusuusnow Diin ma lihid adiguye Dameer yahow xusuusow Dowlad ma rabtid adiguye Dameer yahow xusuusnow Kugu daalay aniguye Dameer yahow xusuusnow
|
|
Diidgaal, Xageen nabiga (SAW) ooga been abuurtay?
Xadiithyadiisa(SAW)ayaan kuu sheegay ee bal fiira u yeelo.
Mida kale, Somalida qurba jooga ah qalad ayaad ka fahantay. Shaqada ay hal maalin qabtaan bil ma shaqeeysid. Masaakiintana qudha kama jaraan. Waa taas mida aan kaaga digaayo. Lacagteey soo diraana Soomaalia oo idil ayaa ku nool.
|
|
Gacaliye gaalo waa runtaa in lagu dhaqan guuriyay oo weligaa dhaqankaaga wuxuu ahaa gaalo dabadhilinimadeed. Hadda laakiin sgaqadaa waa dhamaatay oo gaalo iyo raacyadeeda waa la ceyrsanayaa. Marka qurbaha welfareka ku cun, ilmaha canahoodana ku badalo qaad iyo qashin.
Abass, Yaa xadiith ka dhagysan dabadhilif leh dadka ha loo dabciyo oo gaalada yaan laga celin inay raacaan. Waa kaa diidnay ee wuxuu kaloo nebiga yiri qofkii aniga si ula kac ah iigu masabita oo been iga sheega, naarta meeshuu ka gali lahaa ha sii diyaarsado. Marka sii diyaarso waa kuu soo socotaayee. Wax aad u car carareysaa waa gaal waana aad la joogtaa ee iskala joog. Laakiin muqdisho joogi maayaan adna joogi meysid.
|
|
My last Hadith for tonight, Bukhari :: Book 1 :: Volume 3 :: Hadith 69
Narrated Anas bin Malik:
The Prophet said, "Facilitate things to people (concerning religious matters), and do not make it hard for them and give them good tidings and do not make them run away (from Islam)."
|
|
Momo/Sahal/Abass & Nuun, Dabadhilif, Gaaldoon, Muxsin & co haysu jiibiyeen beentii iyo catra baqashkii lagu yiqiin weligoodba. Runtu se waxaay tahay in titalkii shiikh nimada inflation ku dhacay.
Tusaalays: Maanta waxa kugu filan gar dheer iyo dirica dumarka (khanis Carab khamis) si aad u sheegatoo shiikhnimo sida sheydanada Fidow, Mukhtaar Abu Mansuukhow, Xassanow Mahdiow, Xassanow Aweysow iyo kuwa lamid ah.
Allah kuwaani maxay nadhaqan guuriyeen! Waxay nabadeen waxay nabareen baa noga daran! Carab, Pakis iyo Afghan urayah intay soo waarideen bay kulayi yihiin ajnabi ma ahaa, huh.
These mentioned are nothing, but foriegn outlaws and fugitives which we somalis can't afford to have in our country and should be caught alive, put in a zoo cage.
|
|
To All Readers, Narrated 'Abdur Rahman bin Abi Bakra's father:
Once the Prophet was riding his camel and a man was holding its rein. The Prophet asked, "What is the day today?" We kept quiet, thinking that he might give that day another name. He said, "Isn't it the day of Nahr (slaughtering of the animals of sacrifice)" We replied, "Yes." He further asked, "Which month is this?" We again kept quiet, thinking that he might give it another name. Then he said, "Isn't it the month of Dhul-Hijja?" We replied, "Yes." He said, "Verily! Your blood, property and honor are sacred to one another (i.e. Muslims) like the sanctity of this day of yours, in this month of yours and in this city of yours. It is incumbent upon those who are present to inform those who are absent because those who are absent might comprehend (what I have said) better than the present audience." " Where is the sanctity of the MUSLIM blood in Mogadishu. Masaakiin La-Ilah Ila-Allah dhaheeyso ayaa madfac qacda luguhayaa Markaas ayaa Allahu Akbar laga dul leeyahay.
|
|
Hadiithyada nebiga SAW ee meel kasta loo weecoinayo socon mayso lagaaga hari maayo. Hadiith hadaad garaneysid micnahiisa dabadhilifyo gaalo iyo gaalo raac ma aadan noqoteen. Weligeed lama arag nin diin dhab ah wata oo gaal kaalmo ka raadinaya. Adinkaa ugu horeeyay oo haddii adinkaba aad soo baxdeen aduunyo gaddoon waa soo dhow yahay. Laakiin intuusanadduunku dhamaan baan ilaah idiin direynaa si inta hartay ay idiinka badbaado.
|
|
Abass, Masha allah, waa xadiith runta sheegay. Maanta khaimiinta maanta muqdishu iyo somalia jooga waxaa ugu xun, kuwo cimaamado iyo qamiis wata oo aayadu quraan ahna usoo daliilinaya meel aan loogu tala galin. Dadkaas diigii muslimiinta ayey banneysteen, culimadii ilaahay ka cabsaneysay ayey caayaan markasta, marasta ayey laayaan. Qofkii ayanka qilaafa waa riddo. Soomalidii badankoodna waa gaaleysiiyeen.
Diidgaal/Dabadhilif, Maxaad beenta isugu jiibineysaa saaxiib. Shariif waligiis dagaal yahan shiyeeye uma yeeran. Wax proof ah oon hadal ka aheyn ma heysid.
|
|
To all readers, "Narrated Ibn 'Umar:
Allah's Apostle said, "Amongst the trees, there is a tree, the leaves of which do not fall and is like a Muslim. Tell me the name of that tree." Everybody started thinking about the trees of the desert areas. And I thought of the date-palm tree but felt shy to answer the others then asked, "What is that tree, O Allah's Apostle ?" He replied, "It is the date-palm tree."
Muslimka waa ninka nacfiga laga dhaxla ee maahan kuwan geerida masaakiinta sabata u noqday.
|
|
To all readers, "Narrated Abu Huraira:
While the Prophet was saying something in a gathering, a Bedouin came and asked him, "When would the Hour (Doomsday) take place?" Allah's Apostle continued his talk, so some people said that Allah's Apostle had heard the question, but did not like what that Bedouin had asked. Some of them said that Alllah's Apostle had not heard it. When the Prophet finished his speech, he said, "Where is the questioner, who enquired about the Hour (Doomsday)?" The Bedouin said, "I am here, O Allah's Apostle ." Then the Prophet said, "When honesty is lost, then wait for the Hour (Doomsday)." The Bedouin said, "How will that be lost?" The Prophet said, "When the power or authority comes in the hands of unfit persons, then wait for the Hour (Doomsday.)" " Those who are killing poor muslims in Mogadishu are dishonest.
|
|
Anti-dabadhilif waa runtaa waxad sheegatay. Wuxuu kaloo yiri diinteena uga haybeysan meyno gaalo. Gaalana nagama raali noqonayaan weligood. Hadda waxaa lagu qasbay inu ka heybeysto si uu xukun u helo. Waa sharaflaawnimo iyo daciifnimo aan laga yeeleyneyn. Haddii uu rabi inuu sharaftiisa gato asagay u taalaa, laakiin haddii uu rabo inuu gato sharafta iyo diinta shacabka waa laga diiday.
|
|
Nuun. Sharif said that tarabuunka 2006. I guess you were bussy cleaning Ethipian's uniforms lol. He also said AU troops and axmaaro are same and they are our enemies.
|
|
Dabadhilif, Stop lying, sharif never called foreign fighters to come to somalia ever in his life. AUs troops are bound by rules and regulations and they have specific mandate. Tomorrow, they will go by saying one word "leave". But these fighters are real outlaws and fugitives that are hunted by foreign powers that we better not get their attention. These fighters used to be few and in hiding and now their number grew too much to the point now they are patroling some of the streets in mogdishu calling themselves "almuhaajiriin" not only that but they started distributing al-qaacida literature to kids to brainwash them.
|
|
War keensada gaalo oo dhan oo waxay idiin taraan aan aragno. Kumanaan gaalo ah baa xerooyin uga buuxa markaaseey ku leeyihiin ajnabi baa jooga. Oo Ugaandheska maxay yihii? Brundi maxay tahay? Nac nacda iska daaya ee haddii wax ay idiin tarayaan gaalo ha la arko. Haddii kale carab baa jooga iyo tanzanian baa jooga iyo mauritina baa jooga wada sidii gaaladii. Wadankaan muslimiin baa u dambeyn oo maamuli. Dabadhilifna waa laga ceyrin.
|
|
If you are not from Banaadirland, you are foreigner according to new doofaareey. Itis funny that some people like Sharif used to call muslims around the world esecially horn of africa to participate jihaad in somalia, are now calling muslim mujaahidiins "foreigners" and his new brothers are christian AU troops.p
|
|
MOmo Subhana Allah you should May Allah be with them, cause they're not trying to destroy our country but they're helping to rebuild the country, and clear out of all of the enemy of Allah. Those guys know what you don't know, so afka suubi insha Allah. Galbeed ka ayaa iska joogtaa, xoogaa caydh baa lagu siiyaa, waad jiifsataa adoo nabad qaba waad soo toostaa hadana. marka wax aad ku mashquusho ayaad wayday. Inta yar oo caydha aduunka iyo diintada ayay ku ilowsiisay. inta caydha gaalada ay ku siinayaan ka faa'idayso oo diintaada baro.
|
|
If anyone is the ‘enemy of Allah’, must be alshabab & their fugitives who kill innocent Somali muslims everyday and every night.
|
|
[“Jihadists from all corners of the world have been here with us since we confronted the infamous warlords in Mogadishu three years ago,” said Sheikh Fidow.]
kkkk...waa wagar!
Where are those who used to refuse the presence of foreign fugitives in Somalia?
Hymohamed used to deny everyday that there are foreign Jihadists in Somalia.
I told you before and I'm telling you again.
Those who are destroying our way of life are these foreign fugitives who don't want to see a peaceful Somalia.
Peaceful Somalia is contrary to their very existence.
|
|