4/23/2024 today from hiiraan online :  _









 
 
 
Google

 Home  |  Email    |  Print    

Label

 
12 comment(s)
More comments  
    hymohamed2004 @ 6/18/2009 2:03 PM EST
 Syil,
LOL!

Dowlada magaca Islaamka ku qaraabanaysa iyo safiiradeeda, kkkkkkkkkkkkk!!!!!
    biyo-kulule @ 6/18/2009 8:41 AM EST
 Guusha Allah iyo Kitaabka ayaa leh , Kuwa u adeegaya waddammada gaalada sida IGAD iyo UN iyo USA ayaa hoogay oo halaagsami doona. one by one, today we have col Omar Hashi yestarday we had  col Cali Xassan, She Hassan Aweys will over come such munaafiqiin and will rule from south to north by the will of Allah's on the Kitab ans Sunnah!  
    Gacaliye@ @ 6/18/2009 12:40 AM EST
 What does garguduud from Galguduud say about his Xibul Yuhudii attyude? kkkkkkkk!
    Gacaliye@ @ 6/17/2009 10:57 PM EST
  Fannaanada Maryan Mursal Ciise oo dhagax-dhigtay Dugsi cusub oo ay u magac bixisay HADRAAWI

Arbaco, 17 June 2009 (HOL): Fanaanada Caanka ah ee Maryan Mursal Ciise, ayaa shalay Dhagax-dhigtay Iskuul cusub oo ay ugu magac dartay Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi).

Dugsigan oo laga dhisayo xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa, waxa munaasibadii Dhagax-dhigiisa ka qaybgalay Wasiiro, Masuuliyiin kale oo dawladda ka tirsan, Dawladda hoose ee Hargeysa, Fanaaniin, dadweyne tiro badan iyo marti-sharaf kale. Maryan Mursal Ciise oo hadal ka jeedisay munaasibadii Dhagax-dhiga dugsigaas, waxay u mahadnaqday dawladda Hoose ee Caasimada Hargeysa oo bixisay dhulkaas. Isla markaana waxay tilmaantay inay dugsigaas u dhigayso sidii ay u gacan qaban lahayd da’ yarta aan fursado waxbarasho haysan iyo sidii ay u taakulayn lahayd dadka maatada ah.

Sidoo kale, Maryan Mursal Ciise waxay balanqaaday in talaabada dugsigaas xigtaa ee ay qaadaysaa ay noqon doonto wax ka qabashada dhibaato ay tilmaantay inay haysato bahda Fanaaniinta Soomaaliyeed, waxayna ku baaqday sidii wax la taaban karo loogu qaban lahaa, loona horumarin lahaa Fanaaniinta dalka.

Maayar Ku-xigeenka caasimada Hargeysa Maxamed Cabdillaahi Uurcadde oo isna hadal kooban halkaa ka jeediyay, waxa uu Fanaanada Maryan Mursal ku amaanay Hees ay 18 May 2009 u qaaday Somaliland. Sidoo kale, Wasiir Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdirisaaq Rooble iyo Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Mahdi Cusmaan Buuri oo iyana halkaa ka hadlay, waxay Fanaanada Maryan Mursal ku amaaneen socdaalka ay Hargeysa ku timi.

Maaryan Mursal Iciise is a Somali patriotic lady contrary to those male mu*d*rers, or shall I say, XISBUL YUHUDIS in mogadishu, caring  only about the colour and length of beards.

Thanks so much, SISTER MAARYAN!

What the sestionists in Hargeysa should is:

1) Name a main street my old city after sister MAARYAN MURSAL STREET.
2) Stop using all Somalis natioal artist, Maaryan Mursal as a cheap sestionist propaganda.

Once again, thanks sister Maaryan for helping our people, SOMALIS!

 
 


    syil @ 6/17/2009 8:54 PM EST
 Dowlada islaamka

NUUR CADDE safiir
Muuse suudi yalaxow   Safiir
Maxamed dheere safiir
Maxamed jimcaale Wasiiru dowla
Bashiir ragge  safiir
Dowlada Isdlaamaka soomaaliya

KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to [email protected],if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.



 

Opinion   |  Sports   |   Somali Music   |   Somali Map
All Rights Reserved Copyright. © 1999-2012, www.hiiraan.com