Hiiraan online - News and information about Somalia
Home Email Print  


page counter
 

 

Channel4: Warlords Next Door 
======================================================================

       
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to webmaster@hiiraan.com
Subject = Activate Account
Log In
 
 
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to webmaster@hiiraan.com,if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 
14 comment(s)
alow nabad @ 6/1/2008 8:23 PM EST
 findin the truth is the best way 2 live in peace and good life,
the british man did wounderfull job,

arimo qarsoona ayuu shaaca ka qaaday,somali hadii aan nahay runta waay na dhibta oo waxaan mar kasta jecel nahay in been aan u sheego nafta,

wax walba cadeeyn ayeey wataan,walaalayaal aan is ak deeno dhiig xumada oo walaaka ha u ceeb qarin ileen aaqiro qabri kaama celinaayo,wixii xun waay xunyihiin dheh wixii fiican waay fiicanyihin dheh ileen ilaahay baa yiri runta ku dhimo,

i wish and pray 4 one of those days to see those warlords in court and face the real life and see how much it  hurt,

hadii aan irahdo reerkayga waay nabad qabaan oo meel nabad ah ayaay ii joogaan aan baxo oo kuwa nibaadeeysan sii laayo xaq ale ayaa ku qabanaaya waxaana ku raja waynahay in midan uu ku dhaqaaqay the british man in middi xaqa soo saari laheed uu ilaahay ka dhigo insha Allah,
alow nabad,alow cafmad qab,alow owlaad kheer qabta iyo dawlad daacad ah oo xaqa nagu dhaqda,
Mahiigaan @ 5/30/2008 3:00 PM EST
 Yeah, British is still trying to bid somalis against one other
guess what, britinia is the number one enemy of somalis, they gave the
country to Kenya and Ethiopia so spare us the crocidle tears Britinia !
Mahiigaan @ 5/30/2008 10:46 AM EST
 London}28-5-08 Afhayeen u hadlay madaxtooyada dowladda ah ayaa daboolka ka qaaday in aanay waxba kama jiraan yihiin warar ay faafiyeen qaar ka mid ah war-baahinta dalka Ingiriiska kaasoo sheegayay in mas'uuliyiinta ugu sar sareysa dowladda dambiyo dagaal ay ka galeen dalka Somalia........................



Xuseen Maxamed Max'uud (Xuub Siyreed), afhayeenka madax weynaha dowladda waxaa uu intaa ku daray in aanay jirin sharci u baneynaya warbaahinta wadanka Ingiriiska ay ka hadlaan nolosha gaarka ah ee mas'uuliyiinta dowladda Somalia, oo uu ka mid yahay madax weyne Yuusuf, isagoona sheegay dacwad ka dhan ah wariyeyaal ka howl gala Kanaal 4 iyo Wargeyska Daily Mail ay u gudbin doonaan dowladda Ingiriiska.

Xuseen Xuub Siyreed ayaa hadalkan waxaa uu ka sheegay shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaaladad Muqdisho, kaasoo uu u uga hadlayay warar ay faafiyeen qaar ka mid ah war-baahinta dalka Ingiriiska.

Waxaa uu sheegay in dowladda xilligan ay u taagan tahay dib u heshiisiin iyo xasiloonida dalka, waxaa uuna sheegay in waxyaabihii u qabsoomay dowladda ay sii wiiqayaan warbaahinta qaar ee wadanka Ingiriiska ka howl gala.

Afhayeenka madax weynaha dowladda ayaa eedeyn kulul u jeediyay warbaahintaasi kuna tilmaamay in ay sii hurinayaa colaadaha xilligan ka jira dalka, isla markaana ay taageerayaan xoogaga hubeysan ee ku kacsan dowladdiisa.

Hadalkan ka soo yeedhay afhayeenka u hadlay madaxtooyada dowladda ayaa ku soo beegmay xilli uu dhowaan baahiyay Kannalka 4 iyo Wargeyska Daily Mail war bixin ka tarjumeysa xubnaha kala ah C/llaahi Yuusuf Axmed, madax weynaha dowladda Jen. Maxamed Warsame Darwiish, Taliyaha ciidamada nabad sugidda, Jen. Axmed Xaashi Taajir, taliye k/xigeenka ciidamada booliska dalka iyo Xildhibaan Maxamed Max'uud Guuleed Gacma-dheere, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda , oo dhaamtooda ay sheegeen Warbaahintaasi in dambiyo dagaal ay ka galeen dalka Somalia.
mustafa-ii @ 5/30/2008 9:17 AM EST
 We all knew the Tigre funded fagets were no good.
mustafa-ii @ 5/30/2008 9:15 AM EST
 I give 9/10 for not exposing the indiscriminate Ethiopian killings of civilians.
Arraweelo10 @ 5/29/2008 3:18 PM EST
 Boring and badly produced play.
axyaa @ 5/29/2008 3:53 AM EST
 XAQU FARAHUU KADILAACA/   runtii umada somaliyeed inteeda badan  way la socotaa  inteeda badan waxa dalkena kajira  iyo in dalkena  lahaysto  oo amxaaro  hasato kuna soo duushay kawa dawalada shaganayana ay yihiin  dad lugu shaqasto  oo amxaradu  u adeega  marka waxan rabaa inaan u sheega  kuwa  maan gaabka ha  ee aminsan amxaaro wa walal leheen  way nacawinaysa   maxa  fool  xumo  udhiman   oo u haray  kuwa sheganaya mus uu liyiin  somali baan ahay  oo hadan amxaarka  gen/ gebira \ markuu hadalak ii fasxo  baan hadli karaa  ama fasax asaga halaga soo qaato  saw  maha wax   ugu xun qofka  somara  mar xitaa  hadii  u hadalka  fasax  u qadanaya  maxay tahay  xoriyada  uu hasto  musuul ku sheega manta  kataliya dalkena  saw maha  sawir  guri  suran  oo la dawado  oo kaliya
shanta @ 5/28/2008 9:33 PM EST
 This cycle of violence of more than 18 years is so typical of the South-why should be anyway different than now? What do we know now that we didn’t know back then? Killing to maintain a non attainable power for both sides?
president @ 5/28/2008 10:07 AM EST
 Waxaan dhamaan umada soomaaliyeed u qeexayaa in qabiil macnihiisu
yahay cinwaan leysku garto leyskuna ogaado qaraabanimada iyo wada
dhaladnimada si aysan isu guursan labo wada dhalatay. laakiin maanta
waxaa la gaarsiiyey in waalidiin waa hore geeriyooday oo godka
aakhiro jira magacyadooda xisbiyo siyaasadeed loo isticmaalo iyo in
in qofkii magacaas kasoo jeedaba dambina aan galin loo dilo dambiile
qaladkuu ka galay ummadda magacaas dartiis dambi oogayaashana ay u
adeegsadaan dhalinta yar yar & dadka aan cilmiga laheyn naftooda iyo
caruurtooda si raqiisnimo ah ayagoon lacag ugu fadhin waayo qabiilka
dartiis baa leysaga aar gudanayaa.
Hawiye,Daarood,Dir & inta kaleba waxay ahaayeen shaqsiyaad caruur dhalay
rabayna in caruurtoodu nolol waarta ku noolaadaan una soo duceeyaan
laakiin caruurtii waxey noqdeen kuwo awoowayaashood meeshey allaha uunka
abuuray ay dambi dhaaf u weydiin lahaayeen usoo jiida dambiyo aan xag alle
laga cafin karin iyo xag aduunba kolka waayeeladaas qabriyada ku jira
magacyadoodaa nalaga raacaye soomaalaay ummaddu waa shanta farood oo kale
isku fikrad,cilmi,caqli,iyo siyaasad midna ma aha. labadii wada dhalataan isku
si wax u xiiseyne goormaan qabiil isku raaci karnaa? waa cilmiga jaahilka
iyo sheydaankuba isticmaalaane aynu xisaabtano shaqsi walibana asaga hayska
bilaabo intaan allaha awooda lihi xisaabteena na hor keenin walaahaan ku
dhaartee inaan walaasha & walaalkaa & waalidkaa & qabiilkaaga & ubadkaagaba
midna qabriga kula galeyn Naartana kaa celineyn ee qof walboow ogoow dambigaaga
aduunbaa xambaaranaya. qof qofbaa naarta loo galayaa hadase soomaali oo dhan
aduunkaan isku naarnay inteynaan godka aakhiro gaarin. Gacmo wadajir bey wax
ku gooyaane far kaliya fool ma dhaqdee dhiigyacabayaasha noo horseedaya inaan
is cuno aynu si wadajir ah isaga dhicino soomaaloo dhan. Waa walaalo tuugada
iyo dagaal oogayaasha nagana mid ma ahee aynu ayaga cadaab aduun galino
intey anaga na galin. cudurkana in laga hortagaa ka cawaaqib roon intii la
daweyn lahaa.
president @ 5/28/2008 9:31 AM EST
 Waxaan aad & aad  ugu mahadcelinayaa weriyaha u dalka
ingiriiska & bahda Channel4 sida dhexdhexaadka ah ee
ay usoo baareen dhabta ka jirta wadanka(somalia) geeri-
da & Ugaarta dunida ee dadka ah ee sida axmaqnimada ah
loogu gardaroodo nafsadooda. Mida kale C/laahi Yuusuf
(yeey)waxaan kuu sheegayaa god ka aad qoday waa dheer-
eysee ku dhici doontidaana mooyi? dabka aad shideysana
dad aan dambi ka galin shacabka soomaaliyeed oo aad
magac qabiil wadaagtaan baad dhiigooda u xalaalayneysa
kuwaad caruurtooda gubeysid guryahoodana ka qaxineyso.
shalay siyaad baad ku jabhadeysay soomaali baana qoriga
kuu qaaday dartaana loo gubay tii Afweynaan ka gadood-
aye sacii dibi dhalay kadar baad noqotay meeshaan kaa
sugaynay xukuumad dhaanta kuwii tegey ee dhiiga dadka
lagu xalaashaday. Adiguse halgankaan soo marnoo dhan
oo aan raadinaynay nolol ka wacan noloshii hore naar
baabad u badashee soomaalaay dhiigyacabkaan ma naqaan
ujeedadiisee magacana nala wadaaga nama matalee aan si
wadajir ah ugu jihaadno waa noo xalaal dhiigiisee.
Qiyaamaduu ciyaarayo waa mid qatar u ah beesha uu kasoo
jeedo oo maanta loo arko cadowga umada ay la dhasheen
ee soomaaliyeed. ee ay maanta ina yuusuf yeey iyo bahda
la shaqeysa godka (DANGER)ka ah u qodayaan dad'aan wax
ay geysteen jirin markay arkaan dhalaanka C/laahi qala-
nayona dhiigu dubaaxo oo jecel iney isagoo nool hilib-
kiisa cunaan gaar ahaan Aniga & inta igu fikrada iyo
fiirada dheer leh soomaalinimaa ku dhimaneynaa.
Gaadh'haye @ 5/28/2008 4:32 AM EST
 This is sad.
Some one will have to pay for this pornographic slaughter and massacres of innocent civilians. That some one is none other than Cabdillaahi Yuusuf and his clan militias.

What he’s doing in Mogadishu will follow him home to where he hails from.
What goes around comes around. Those who support the criminality of this man must be steadfast when their time for slaughter comes. It will come. Make no mistake about that.

Every one who is deliberately killed according to his clan lineage is accounted for before he is buried. He shall be avenged for. No one is Looma’ooyaan.
Guure1 @ 5/27/2008 7:24 PM EST
 This documentary is a good start but adds and subtracts nothing to the Somali suffering.  It's targeted to British audience and exposes how their government is utilizing their hard earned tax money.  That's the point emphasizes again and again throughout the documentary.  However good or bad that message may be for BBC or its targeted audience, it undermines the Somali tragedy, the never ending violent in Somalia and Ethiopia's presence.  Channel Four may have paid few thousand dollars to produce the documentary but Somalis paid blood of innocent people dying while the film is rolling.  That true reality was given about twenty or less seconds in what may be two hours of documentary.  

Focusing few personalities in TFG is a disservice to the sufferings of millions of Moqdisho inhabitants.  Has this tought Somalis in diaspora anything new?  Most of Somali leaders, warlords, politicians have dual citizenship and their families live overseas.  Every Somali knows that for a fact.  Not news to us.  Maybe for Brits.
Liban.H @ 5/27/2008 6:34 PM EST
 Anyone who supports this Criminal Regime is not a Muslim. Period.
wardheer @ 5/27/2008 6:13 PM EST
 this is sad,
thanks chanel 4 for showing the world these criminals
Somalia free.

 
:

  


Hiiraan Online 

 

Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 1999-2008 Hiiraan Online