Hiiraan online - News and information about Somalia
Home Email Print  


page counter
 

 

Battles rage in Mogadishu: at least 12 killed 

Mogadishu - Fighting between insurgents and government troops rocked the Somali capital Mogadishu Wednesday, leaving at least 12 people killed, officials said, in ongoing clashes that have killed thousands since January 2007.

The battle, which broke out in northern Mogadishu, was the worst in a month as each side fired machine guns, lobbed grenades and flung mortars at the other.

The escalated fighting came as United Nations Secretary General Ban Ki-moon said peacekeepers might be sent to Somalia should certain conditions, like an agreed ceasefire, be met.

'I woke up hearing residents yelling as they were escaping Ethiopian soldiers in the streets,' said Leylo Mo'alim, 29.

Doctors and nurses said at least 20 people were admitted to hospitals around the bullet-scarred capital.

'Insurgents tried to retrieve the bodies on the road but the crossfire rained down from both sides so they were unable,' said Mahad Sadeek, who witnessed the clash.

The Ethiopian-backed transitional government rolled into the capital in January 2007, unleashing a brutal, Iraq-style insurgency that has displaced more than 600,000 people in what the UN calls the world's worst and most neglected humanitarian crisis.

Somalia has had no effective central rule since the 1991 toppling of dictator Mohammed Siad Barre, which plunged the Horn of Africa country into lawlessness and insecurity.

SOURCE: Monster and Critics, March 19, 2008



       
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to webmaster@hiiraan.com
Subject = Activate Account
Log In
 
 
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to webmaster@hiiraan.com,if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 
19 comment(s)
Dr Ali @ 3/21/2008 6:11 AM EST
 Yes, the battle rages across Mogadishu and Amhara lovers days are numbered. Amhara cow cousins surrendered yesterday to J fighters. They asked protection and save passage for others to Garoowe. Rain begins drips then pours. People who want to die for cause and someone who want to dice with Amhara cannot play goal oriented business. Amhara lovers will lose sooner in this world and here after. Fulay hurdada mallado
somali unity 12 @ 3/20/2008 7:08 AM EST
 somali_unity123
war ninyahow isku xishoo..u don't even know what you talking about man..
war oday yuusuf he feels left out now..because nuur cade has all the friends in the west..even yuusuf's best friend or should i say boss..gabre wuu uxanaaqsanyahay..marka
i know your dreaming laakiin iska wado..
maanta soo ma ahayn marya calastaadii xaaraanta aheeyd..kuwii suuqa bakaaraha lagu jiid jiiidaayay..
like a great man said ..(mr. Abdiqasim. marya calas needs to go to their jungle..or else suuqa bakaaraha iyo xoolaha baa hilibkooda lagu cunayaa..ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibaysaa.
walee jahanama weey sugeeysaa..so keep dreaming

saxiib'''


halganka @ 3/20/2008 12:31 AM EST
 waa wax lagu farxo maanta in ummadda soomaaliyeed badankood dhinac ka siman
yihiin aragti amreysa inay dalkooda (lixda qaybood ee soomaaliya ka kooban tahay), marka
lagu daro gasiiradda SOKOTRA, ay u horseedaan halgan ka dhan ah shisheeyaha
mid madow iyo mid cadba.

ummadda soomaaliyeed waa ay heshiineysaa waayo wax xumaan ah oo dhextaalaa
ma jirto waana ummad isku diin, af iyo dhaqan wadaaga, taas ayaa dedejineysa in
dadka somaaliyeed midoobaan kuna tusaale qaataan tafaraaruqa iyo aafooyinkiisa
u gaarka ah.

Fiiro gaara:

soomaaliya itoobiyaan ma gumeysto ee waxaa itoobiyaanka meesha ku haya
reer-galbeed oo dhan iyo carab oo maalgalin ku suubiya inay soomaaliya nidaam
dowladeed oo dhidhibada u aasan ku istaajiya qarannimadeena la heli waayo.



halganka @ 3/20/2008 12:31 AM EST
 waa wax lagu farxo maanta in ummadda soomaaliyeed badankood dhinac ka siman
yihiin aragti amreysa inay dalkooda (lixda qaybood ee soomaaliya ka kooban tahay), marka
lagu daro gasiiradda SOKOTRA, ay u horseedaan halgan ka dhan ah shisheeyaha
mid madow iyo mid cadba.

ummadda soomaaliyeed waa ay heshiineysaa waayo wax xumaan ah oo dhextaalaa
ma jirto waana ummad isku diin, af iyo dhaqan wadaaga, taas ayaa dedejineysa in
dadka somaaliyeed midoobaan kuna tusaale qaataan tafaraaruqa iyo aafooyinkiisa
u gaarka ah.

Fiiro gaara:

soomaaliya itoobiyaan ma gumeysto ee waxaa itoobiyaanka meesha ku haya
reer-galbeed oo dhan iyo carab oo maalgalin ku suubiya inay soomaaliya nidaam
dowladeed oo dhidhibada u aasan ku istaajiya qarannimadeena la heli waayo.



halganka @ 3/20/2008 12:30 AM EST
 waa wax lagu farxo maanta in ummadda soomaaliyeed badankood dhinac ka siman
yihiin aragti amreysa inay dalkooda (lixda qaybood ee soomaaliya ka kooban tahay), marka
lagu daro gasiiradda SOKOTRA, ay u horseedaan halgan ka dhan ah shisheeyaha
mid madow iyo mid cadba.

ummadda soomaaliyeed waa ay heshiineysaa waayo wax xumaan ah oo dhextaalaa
ma jirto waana ummad isku diin, af iyo dhaqan wadaaga, taas ayaa dedejineysa in
dadka somaaliyeed midoobaan kuna tusaale qaataan tafaraaruqa iyo aafooyinkiisa
u gaarka ah.

Fiiro gaara:

soomaaliya itoobiyaan ma gumeysto ee waxaa itoobiyaanka meesha ku haya
reer-galbeed oo dhan iyo carab oo maalgalin ku suubiya inay soomaaliya nidaam
dowladeed oo dhidhibada u aasan ku istaajiya qarannimadeena la heli waayo.



anti-dabodhilif @ 3/19/2008 9:45 PM EST
 Somali unity sxb wan kuu xanaaqsanahay maanta. markaad wax caysid wa bilaahi towfiiq baad ku af jari jirtay. maanta maadan dhihin lol
c++ @ 3/19/2008 7:32 PM EST
 inta kadhimatay askarta somalida iyo inta kadhimatay kooxaha kasoo horjeedo isku dar waa imisa?  intoodaba waa cadow Ethiopianka ka haray.  somali is dishay waa amxaar farxadiisa.
anti-dabodhilif @ 3/19/2008 7:10 PM EST
 araweelo liiskaas 2001 baan galay. Do you remember you either with us or with the terorists
Arraweelo10 @ 3/19/2008 6:19 PM EST
 Anti or Aisha

Iska jira waxad qoreysaan yaan la idinku darine liiska argagixisada.
Aaisha1 @ 3/19/2008 5:14 PM EST
 Islamic Courts group are wing most of time, Ethiopian soldiers they going home
Sow SIS you said you better keep in check your emotions kkkkkkkkkkk today you
Need to check your emotions LOL




Aaisha1 @ 3/19/2008 4:55 PM EST
 KKKKKKKKKKK Ethiopian soldiers go home kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Bay Allah We will fight you,
WE don’t need peacekeepers too; this is the beginning we will see there is more to
Come soon

anti-dabodhilif @ 3/19/2008 3:20 PM EST
 caraweelo waligaaba war wareegso. Ka bixitaanka iyo dagaalka maxaa isku aadiyay. Dabcan weey dhahaayan waan ka baxnay. Ha kasugin ineey kugu dhahaan waa nalaga buriyay.
Hadee ka baxeen hubka meey qaataan? be logic.
Arraweelo10 @ 3/19/2008 2:27 PM EST
 BBC said xearad shacab ayaaa ku jira oo ku xoonsan, ma xasuusataa markey ciidamaad ay kal hore ka bixi jireen Warshada bastada in ciyaal yaryar ay rabeen inay darbiga ka boodaan oo sidaa darteed hal cunug uu ku dhintay. Dadku waa sidaa meesha laga baxo wax bay ka eeg eegtaan, ciidamada way ka baxeen sida caadada u ahayde meelba mar ay baneeyaan sida jidadka ee Ina Xiis iyo adiga ha ku degdegina Alxaraam suuqyada inay ka dhex dagaalamann maahe shaqo kale mayaqaanan si agabaadi u helaan, meel cidla ah oo xero ah intay Itoobiyan ka saraan inay fahdin karin waan ognahee..waayo kaba dhig inay kala wareegeen ma kula tahay in Itoobiyan aysan hubka waaweyn aysan ku soo hogaamiyeen hadday alharam kala waregeen. Si macquul ah wax lo sheego.  
somalipeace10 @ 3/19/2008 1:40 PM EST
 
This is the beginning of the end of the brutal Ethiopian occupation, today one of their bases in Mogadishu is overrun by the resistance fighters. There is more to come and the Ethiopians and their warlords surrogate will be defeated in humiliation. Here below is the news reported by Hiiraan online.
Ciidamada Itoobiya oo lagala wareegay Fariisin ay ku lahaayeen Xeradii Maslax ee Duleedka Suuqa Xoolaha

Arbaco, March 19, 2008(HOL): Kadib dagaal socday muddo saacado ah ayaa Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa Xeradii Maslax ee Duleedka Suuqa Xoolaha waxaa lagala wareegay fariisin ay halkaas ku lahaayeen.

Xeradii Maslax oo ay in muddo ah ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa haatan waxaa ku sugan Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya, iyadoo Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee halkaas ku sugnaana ay ku biireen Ciidamo kale oo Itoobiyaan ah oo ku sugan Xarunta Warshaddii  Baastada.

Dagaalkii saaka ka bilowday Deegaanka Suuqa Xoolaha ayaa haatan waxaa lagu soo waramayaa in uu u soo wareegay dhinaca Xaafadda SOS iyo agagaaraha Xaruntii Warshadda Baastada, iyadoo Ciidamada Itoobiyaanka ah ee halkaas ku suganna ay madaafiic ku duqeynayaan xaafadaha SOS, Waxar Cadde iyo Xaafadaha kale ee u dhow.

Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii maanta ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha ayaa waxaa ku geeriyooday inta la xaqiijiyay 6 ruux oo isugu jiray 3 ruux oo Rayid ah iyo 3 Askari oo ka tirsan Ciidamada Itoobiyaanka ee dagaalka kula jiray Kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda.

Xerada Maslax ayaa waxay ka mid ahayd fariisimo dhowr ah oo ay Ciidamada Itoobiyaanka degeen wixii ka dambeeyay markii uu soo dhamaaday Dagaalkii ay dadka badan ku dhinteen ee Muqdisho ka dhacay Bilihii Maarso iyo April ee sanadkii aynu ka soo gudubnay.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia
Arraweelo10 @ 3/19/2008 1:26 PM EST
 Fariisinka ay ka baxeen ciidamada Ethiopianka maaha wax la qabsade ee maa naaga daysid AL-haram waxna ma qabsan karaane, inay koombooyinla cunatada ka dhamaatay ay luflufanayeen maahe. They can't never capture a home and keep it, let alone a military base. You better keep in check your emotions, cause this is not a mental war.  
wadaad yare @ 3/19/2008 12:59 PM EST
 Ninka warkaas soo qorey waa nin dagaal ku jira oo afkiisa ku goosanaya wixii adinkiisu u goyn waayey. Xaqiiqdase meesha ka dhacdey way ka weyntahay mid sacabo lagu dedi karo. Dadkaas gaaladaa dadka iney ilaah yihiin iska dhaadhiciyey oo warkooduna run yahay waxey sax ku sheegaana sax yahay ayey hawli sugeysaa, laakiin anagu mar hore ayaan ka uur duubaney.
anti-dabodhilif @ 3/19/2008 12:59 PM EST
 Caraweelo you know the real news. They captured Maslax base and took al the weapons. picking and choosing on line will not  make you feel good lol. Many ethopians soldiers died today.
Arraweelo10 @ 3/19/2008 12:41 PM EST
 'Insurgents tried to retrieve the bodies on the road but the crossfire rained down from both sides so they were unable,'

Monester and Crirtics ...I like the name
wadaad yare @ 3/19/2008 11:47 AM EST
 R/Galbeedku markey guuleystaan oo libin ku jiif yihiin ayey dhex dhexaadnimada iyo edebta saxaafada ilaaliyaan. Markaas ayey xuquuqul insanka tix geliyaan. Laakiin markey kuleyl iyo iska caabin dhab ah arkaan miciyaha cawaanta ayey galka kala soo baxayaan. War baahintooduna propaganda machine ayey isku rogeysaa. Iyagu wal wal iguma hayaan oo waa shisheeye, laakiin dadka soomaaliyeed oo cadawgaas qandaraaska ka qaatey kuna mawqifka noqdey ayaa ciil leh. Laakiin waxaa iyadana sabasiin noo ah iney kuwaasi joogaan meel aan ka gaari karno, oo caradii cadawgaas shisheeyaha loo qabey qofkii la saftey ayey ku dhaceysaa. Nin dhuxul dab ah gacanta ku haya daa lama yiraahdo.

 
:

  


Hiiraan Online 

 

Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 1999-2008 Hiiraan Online