Hiiraan online - News and information about Somalia
Home Email Print  




page counter
 

 

Somalia blast kills four including two aid workers 


Monday, January 28, 2008

By Sahra Abdi Ahmed

 

KISMAYU, Somalia, Jan 28 (Reuters) - Two Somalis and two foreign aid workers from the Dutch arm of Medecins Sans Frontieres were killed by a roadside bomb on Monday near the southern Somali port of Kismayu, witnesses said.

 

"A roadside bomb blast targeted an MSF-Holland car, killing two foreigners, one Kenyan and the other a white man, and a Somali driver and a Somali journalist who was passing by on the road," witness Hussein Abdi told Reuters.

 

A Reuters reporter saw the bodies in the vehicle.

 

MSF-Holland could not be immediately reached for comment.

 

Kismayu, a strategic port, is under the control of the local clan, not Somalia's interim government.

 

The government is engaged in fighting a year-long insurgency led by Islamist militants in the capital Mogadishu, where it and its Ethiopian allies are frequently targets of roadside bombs and ambushes.

 

During a two-week offensive in late 2006 and early 2007, Ethiopian and Somali forces cornered the insurgents near Kismayu and further south, towards the Kenyan border.

 

Kismayu has been quiet compared with Mogadishu, but Islamists have threatened attacks there and elsewhere as part of their stated aim of establishing Islamic rule in the Horn of Africa country. (Writing by Bryson Hull; editing by Andrew Dobbie).

 

Source: Reuters, Monday, January 28, 2008


       
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to webmaster@hiiraan.com
Subject = Activate Account
Log In
 
 
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to webmaster@hiiraan.com,if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 
74 comment(s)
@ 1/29/2008 1:17 PM EST
 Horta Salaan,

Waxaan dhamaantiin ka cudurdaaranayaa inan afka hooyo mooyee anaan jeclayn ninaan af qalaad wax ku quro.
waxaan kaloo dinka raali gelinayaa inay tahay markii iigu horaysay ee aan shabakad wax ku qoro inay tahay.
Waayo?, waxaan intiina halka figradaha isku waydaarsadaa wax badan baan akhriyey qalinkiina xumaan iyo wanaagba.
Hadaba su'aashu waxay tahay intaan oo sanadood iyaad Hiiraan shabakad ku dirirkeeda akhrisaye maxaa maanta arintu tahay ee keenay ka did noqoshadooda?.
Jawaabtuse waa sahal. Waxaan intaas oo dhan islahaa bal maruun in ay dadkan kula magac sheeganaya in wax wanaag ah inku afgartaan oo cayda, ceebta, qabiilka, quudhsiga, qabwaynida,iyo qoodhsheegashu ka dhamaato.
Lakiin waxaa cadaatay inayna wax dhamaanaya hayn, balse aanay wali wax wax u sheega. Wax u sheegis la'aantuna waxun maata ee qof wax kuu sheegaa wax wayn buu qabtay.
Hadaba, waxaan idiinka codsayaa arinttan hoos ku qoran.

1.Bal qofwalayba mar noloshaada eeg, oo is cabir sidatan:

B Waxaan aduunka u jooga.
T)afkaygu wanaag maku hadlaa.
J)Gacantudu wanaag wax maku salaantaa waxna ku bixisaa.
X) Lugtaydu meel wanaagleh ma gashaa.
KH)Maxkaxday wanaag maku fekertaa.
D)Niyadaydu wanaag maku hadakhaa.
R)Jiifka wanaag maku seexdaa.
S)Indhahaygu wanaag maku eegaan.
SH)Talo wanaagsan maku talisaa.
DH)Caloodhayda wanaag maku quudiyaa.
D) Quudkayga wanaag maku lehaa.
C) Dhegahayga wanaag wax ma ugu sheegaa.
G) Qalinkaygu wanaag ma qoraa.

Hadaba, Saaxiibayaal hadii hadii aad intaas oodhan jawaab u heshid waxaan qabaa, in aad noloshaadaa wax ka badeli karto.
Waxaan u doortay erayga "WANAAGA" wanaad cad in uu inaga dhamaaday halkiisii "XUMAAN" kalinay.
Waxaan kaloo u jeedaa in aan qofna la badeli karin ilaa uu isagu is xisaabiyo mooyee.

Raali gelina hooya inataanad xumaan ku soo jawaabin. Waxaan ku leeyahay anaa qaldan ee raali ahow hadaad dhibsatay qoraalkan.

Wabilaahi Towtiig.

Qore: Qabiildiid.



Somqabiildiidka @ 1/29/2008 12:22 PM EST
 Test for new user.
Arraweelo10 @ 1/29/2008 11:28 AM EST
 Ama ha iska fogeeyaan ama ha iska leexiyaan dilkaan waxaa ka soo uraaya nimankii afka duubna magacyada badnaa, naxariisna inaba lagu arag oo habeen iyo maalin bambooyinka iyo hoobiyaha ku tuurtuura shacabka. Xamarna ku ugaarsan jiray dhakhtar, macalin, aqoonyahano u dooda xaquuqul insaanka, intii tayo iyo sharaf lahayd si ay waddanka uga dhameeyaan wixii fakari kara. Wadaado ku sheega tuugada ah waa kuwa ugaarsanayey ummada biri ma geydada ah 16 sano in ka badan, is lehna xukun baad heleysaan oo saad rabtaan baad ka yeelaysaan waddanka. Riyo
anti-dabodhilif @ 1/29/2008 10:10 AM EST
 kuwii mooryaantii (futo gaduud iyo kuwii xaq dara ku taageerayay baa dilay shaqaalahaan si aay gaalada ugu dhahaan kismaayo nabad ma ahan ee kooxda bare hiiraale  ka saara meesha  anaga awood malihinee. waxaanu ku fiicanhanhay isku dirka iyo jaasuusnimada. Meeshaan caruur majoogto. xataa sida eey u fakaraan baa la ogyahay iyo waxeey rabaan ineey sameeyaan. Lamakala aqli badiyo meesha. Tikray isagaa tiisa u yaaaban oo orod  ku jiro. Sheekadaas eeyaa cunay.
wadaad yare @ 1/29/2008 5:51 AM EST
 Ma la yaabteen in fikirka taageerayaasha Yeey aad uga gedisanyahay dadka caadigaa iyo somaaliga normalkaaba?

Si cilmiyeysan ayaan u daraaseeyey oon ugu fiirsadey waxa ka dhigey dad tiro badan iney abnormal ka noqdaan xaga fikirka iyo hadalkaba.

Markey dadka la hadlayaan ma ixtiraamaan dadka garaadkooda oo isma yiraahdaan dadku waxbuu fahmayaaye wax isku fala.

Qof ay fikirkooda qaloocan inuu diidanyahay u arkaan ayey daba dhigtaan oo shaydaan kasoo saaraan, hadii isla qofkii beri fikirkooda ku biirana waa halgamaha ugu weyn.

Labo tusaale:

Cabdi Qaybdiid, asagoo denbiile dagaal agtooda ka ahaa ayuu halyey hal mar isku rogey. Hadana waxaa ugu danbeeyey wasiir ku sheega warfaafinta oo ka mid ah milkaalayaasha Horn Afrik. Siduu qaran dumis u ahaa, oo u ahaa nin bililiqeyste ah ayuu xafidahulaahu noqdey!

Waxaa dadkaas sidaas ku kalifey waxey tahay, waqti hore ayey ka go,een nafsi ahaan mujtamaca soomaaliyeed, oo meel ugu xirnaayeen siyaasad gumeysi kalkaalnimo ah oo ku saleysan been iyo huuhaa.

Raadiye Kulmis qofkii xusuusta wuu fahmi karaa, waxa dadkaan sidaas ka dhigey.

Kacaankii Maxamed siyaad waxyaabihii uu ku wanaagsanaa waxaa ka mid ahaa political correctness marka qabiilka laga hadlayo. Iyaga tarbiyadaas way ka maqnaayeen oo cadaw qabyaalada lagu kala qaybiyo bulshada soomaaliyeed ku takhasusey ayey marti u ahaayeen.
Gacaliye@ @ 1/29/2008 12:36 AM EST
 Aid workers caring for our poor & helpless compatriots are targetted. By some of us, it is called liberation.  Somali IDPs are killed just because someone wanted their last few kgs. of wheat. It is also called liberation.  A Somali mother selling few tomatoes to support 10 AGOON kids is blown up at the market place. Is it also called liberation.  I say it is a disguest which I can not discuss. That is more than I can take, that is why I cut and run, or at least take a long break!!!!!!!!!!!!!!
shanta @ 1/28/2008 9:44 PM EST
 Abdullahi was convicted in absentia in 1978 by Geele’s security court(Casiga Qaranka!) I’m not sure of 1974; I think it was later than that perhaps 1976. Dahir was never a religious but the events that I prescribed earlier have tormented him to seek redemption!!
adamjama @ 1/28/2008 9:20 PM EST
 Shanta;
For your information Dahir Aweeys was in Siyad Barre's black list for a long time. He was sentenced to death twice once by military court & again by Gelle's maxkamada badbaadada. He was a man of principal & was against the regime since it killed those 14 religious people in 1974. I do not think he cared for the military dictatorship. Yeey was never convicted to death throughout that period because he was a sellout who could be bought by the highest bidder....
shanta @ 1/28/2008 7:57 PM EST
 Ajama
I don’t distort history nor do I invent it! No doubt that Dahir received a medal for his bravery during the 1977 war. The question I raised is: did or didn’t he submit the list of junior officers shot in Hargeisa in order for the regime to tackle any officers that might contemplate a coup?
Waddad yare. No Somali would ever vote for a caretaker government. Is it hard to digest that the warlords have won and the Somali people have lost. I remember your reasoning or justification of the Clan Occupation Forces—you said, “it’s better for a Somali to abuse another Somali.” Why did it take for ICU to shed light on cruelty, while all along receiving financial backing and counselling from Indhacade & Co.
Arraweelo10 @ 1/28/2008 7:07 PM EST
 Wadaad yarow, ma ninka ku waashey Shanta iyo Arraweelo baad naf ka raadineysaa, inuu soo jeedo iyo inoo riyoonaayo la kala ogeyn, sidi disco jabay ku soo celceliya isla hadalki uu doraad yiri(cut and paste). Itoobiyana adiga iyo alshabaabka guracan Al hebel iyo Abbu nimanka isugu yeeray oo xataa magacii hooyadood u bixisay oo muslinka ah iska bedelay si ay taliban isaga dhigaan, Somaaliya ayaga dartod u soo galeen. Markaa waxaad u iclaamiseen oo tiraahden dabaalkii Indhaha cadaa ayaa nooga masuul ah, oo halkii idin dhigayna idinkagana dhuuntay maad eersataan intaad dad kale xagxaganeyso. Weydii nimanka garka fiiqfiiqan ee tabar iyo caqli aysan haynin ku haddaaqay(all they were good was bragging and photo ops), yirina 7 beri ayaan ilaa Adis ku qabsaneynaa, welina tabtoodii baad adiga ku jirtaa. Bravo continue.
Arraweelo10 @ 1/28/2008 6:54 PM EST
 Muqawaamo sowtey carcareyeen oo qoryaha iyo saadka ka xadeen balidoogle. Reportkii ugu danbeeyayna AU sowtii uu yiri dhaqdhaqaaqyo ayay ka wadaan jubooyinka iyo gobolda dhexe oo ugu sacabo tumeyseen, haadan markey dad dhakhaatiir ah ay laayeen. Mida kale Rooboow maxa ka yeeriyay mar dhexdaas ah inaysan dhibaateyneyn qolooyinka samafalka ee dalka. Maxaa isku soo beegay labadan fal, mabda'iyana haddey Soomaali qarxiyaan maalin kasta ma gaal bay u naxayaan. Waa maya.Muqaawamo hooyaddood ayay bambeeyaan maalin walba iyo Soomali fara badan oo kuli gaalo u arkaan, marka gaal run miyay ka naaxayaan.
wadaad yare @ 1/28/2008 6:39 PM EST
 TO: Shanta

Dawlada aad rabto ma mida aan dawladnimadeeda aqoonsaneyn iyadu, oo oday dhaqameedyada Itoobiya u dhiibeysa?

Ka waran shanta taas sharaf miyaad u aragtaa, mise shabad daba dhilifnimo?

Maxaa ku qasbey shantow nimankaas iney dadka soomaaliyeed Itoobiya u gacan geliyaan, iyaguna tarjumaano u noqdaan iyo rufyaano?

Dawladnimada aad ku wardineyso ma taasbaa?

Ninyahow indho adkidaa malaha caroweelo bilaash laguuguma maleyn?