4/23/2024 today from hiiraan online :  _









 
 
 
Google

 Home  |  Email    |  Print    

Label

 
20 comment(s)
More comments  
    @ 3/18/2012 8:25 PM EST
 asc. Marka hore iga gudon salan mid ugu qiimaha badan marka xigta mama xaawo cabdi dhiblawe mama qeyr iyo xasanaad illaaha ha kaasiyo dhibki farabadna ee umada soomaliyed aad lasoo martaye gaar ahaan hooyoyinka somaliyed iyo caruurtoda midkale dhulka baxadale ee mama xaawo wa dhul tariq mudan oo loo dhiso taalo lagu xasuusto waxa qabadki mama xaawo cabdi uqabataye umada somaaliye aye isku dayin qolada al.shabab inay handadaan goofaka badbaada umada soomaliye ee mama xawo cabdi ... Amiino adaan waqaf iyo deeqo adan waqaf mama xaawo cabdi dhiblaawe waxan ugu dacasiyeena geeridii naxtinta laheed (axmed aadan waqaf) inaalilaahi wa.inaa illeehin raajacun . Mama xaawo cabdi samata bixiya hooyooyinka iyo caruurta soomaliyed anigo ah c.raxmaan(jinijini) wcs.wrxmtulahi wbrkatu
    axyaa @ 1/18/2008 11:11 PM EST
 NOOLAW  MAMA  HAWA O WALIGAA  HA LII CIN   ILAAH  BAA DARAJO  KAAGA BARYIN   AMIIN   DADKU  DALKU  DADKA ADOO KALAH  BUU UBAN HANYAHAY  UMA BAHNA SIDA C\ LAAHI YUSUF OO KLE  UMA BAHNA
    @ 1/14/2008 7:24 PM EST
  Eedo, Dr. Xaawo Cabdi waa qof ka run sheegtay macanaha dhabta ah ee soomaalinimada-islaamnimo iyo walaalnimo- iyo Xirfada sharafta leh  dhaqtarnimada.
 Runtii, warbxintan markii aan akhriyey waxaan dareemay farqiga weyn ee u dhexaaya Dr. Xaawo iyo Dhaqaatiir farabadan oo soomaaliyeed,kuwaas oo la oran karo way ku ballan fureen labada arrimood oo Eedo Dr Xaawo ay ka run sheegtay: Soomaalinimada iyo xirfada caafimaadka.
Eedo, Dr. Xaawo waxay mudan tahay in buug laga qoro. Waxaan hubaa in taariikhda baal dahab ha ay ka galayso.
Ilaah waxaan uga baryaynaa inuu ka abaal mariyo wanaaga ay u samysay dadkeeda.

HOL aad baan idiinkaga mahad celniyaa.
    Arraweelo10 @ 1/14/2008 11:15 AM EST
 Khayr Allaha ku siiyo Dr. Xawa iyo kuwo kale oo kula kalkaalinaaya hawsha culus oo aad heyso. Madiina Jeneraal alaha u naxariisto kuwii ay quudninaysay oo ay dhex joogtay ayaa xabad ku dhuftay haddii ay kama ay ahayd iyo ku tala gal alle uun baa og. Allaha kaa xijaabo dhib iyo xabad wiifaaysa.  
    @ 1/13/2008 11:45 PM EST
 asalaamu caleykum

allahu akbar allahu akbar allahu akbar (HOOYO XAAWO)
WAAD MAHAD SANTAHAY, EEBE HAKUGU BADALO JANATUL
FIRDOWSA, MARKA QOFKASTO MUSLIM AH UU FARXO WAXAA
LOO BANEEYAY TAKBIIRTA SIDII NABIGEENI SUUBANAA
LAGA SOOGAARAY (SCW) WAXAA JIRAY WAQTIGII NABIGA (SCW)
NIN KAMIDA KHULAFA'U RAASHIDIINTA UU LA TARTAMAY
ABUU BAKARU SIDIIQ WAQTI SADAQO LABIXINAYAY LABADIIBA
WAY BEXEEN NINKII KALE WUXUU KENAY XOOLIHISII BAR
ABUU BAKAR NA WUXUU KEENAY XOOLIHIISII OO DHAN MARKA
BUU YIRI MAR DANBE LAMA DARTAMI DOONO ABUU BAKAR
WUU KA DEEQI SANYAHAY MACNIHII,

EEBOW HOOYO XAAWO JANATUL FIRDOWSA KU ABAAL MARI
EEBOW HOOYO XAAWO ADUUN IYO AAKHIRABA DHIB HADUSIN
EEBOW HOOYO XAAWO QAATUMA DEEDA KHEER KADHIG
EEBOW HOOYO XAAWO SIDAY UGA FARXISAY DAD BADAN UGA FARXI
EEBOW HOOYO XAAWO IYO GABDHEEDA IYO INTA AY JECESHAY
                JANADADA KU WAARI

WAXAA IGA TALO AH QOFKII FIICAN WAA LAGU DAYSADAA
MARKA WAXAAN UGA DAYSAN KARNO WAA INAAN IYADA
ISBITAALKEEDA WIXII AAN UQAN KARNO AAN UQABANO OO
AAN ANAQUNA WAX SADAQESANO,  WALAALAYAL UGAADA
SADAQADA WAALA ISKU DAWEEYA OO HADII AAD XANUNSANTAHAY
AMA QOF KAA XANUUN SANYAHAY SADAQO KABIXI WAXAA BANEEYA
NABIGEENA (SCW)

IGA RAALI AHAADA WAAN DHEEREEYAY QORALKA WALAAHI WAAN
QIIROODAY, OGAADA QOFWALBOW SADAQO BAXSO HADA WAXAA
IMAANDONTA MALIN AADAN HELAY QOF AAD SIISO SADAQO

WABILAAHI TOWFIIQ S.W.W.....
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to [email protected],if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.



 

Opinion   |  Sports   |   Somali Music   |   Somali Map
All Rights Reserved Copyright. © 1999-2012, www.hiiraan.com