Hiiraan online - News and information about Somalia
Home Email Print  


page counter
 

 

Violent Demonstrations Erupt In Hargeisa 

Hiiraan Online
Monday, July 07, 2008

Hargeysa (HOL) - So far 11 have been wounded and 2 have died after violent demonstrations erupted in some districts in the city of Hargeisa.

The demonstrations began this morning near the airport and later spread to other parts of the city including the centre of the city’s big market where demonstrators confronted the police.

Later on the military joined the police as reinforcement and used live ammunition.  It is not known yet the exact number of casualties and damages as a result of these violent demonstrations.

The demonstrations started after the government ordered the removal of a rig drilling for water in south of the city. Youth in the area opposed to the removal of the rig protested the decision. Nevertheless, the government removed the truck carrying the drilling rig into a building not far from Ambassador Hotel near Hargeisa Airport. The demonstrations have lasted until 4PM this afternoon.  

The youth opposed to the removal of the drilling rig camped last night near the building were the truck carrying the rig was stationed arguing that the rig is being moved to Borama city after the governor of Awdal region told the BBC yesterday that there is shortage of water in the region.

“We will not accept the removal of the rig until it finishes the drilling of the wells it was doing, “said Mowlid Farah who is one the young people opposed to the government’s decision to remove the rig after we asked him questions.

Senior official in the government remain mute on the issue but eyewitnesses told us that the chief of the police of Somaliland and the Minister of Agriculture who discussed the matter said that the rig is not being moved to Borama but can not function properly due missing parts which have been ordered from overseas.
The plan was that the rig drill four wells in the south of the city but Somaliland administration ordered the removal of the rig from the area it was drilling before it completed its work.

HOL is following the situation closely will report to you any development soon.

© 2008 Hiiraan Online Inc.



       
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to webmaster@hiiraan.com
Subject = Activate Account
Log In
 
 
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to webmaster@hiiraan.com,if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 
80 comment(s)
Arraweelo10 @ 7/9/2008 4:41 PM EST
 Layla, subxaana Caashay that was powerfull statement.

Dhuungal, haddii Riyaale lagu diidaneyn qabiilkiisa waa arin fiican oo reer Somaliland u roon. Mida kale waxqabad la'aanta waalalow arin cusub maaha, ee waa in lala xisaabtamo oo markii waqtigii doorashooyinka laga taqalusaa. Adiga waxaa wax ka sheegee Riyale, Koo Cadde Muuse la dhahaayo oo Puntland xoolaheedii iyo maamulkeedi bing bong ku dheela oo maalin kast Hoteelada Abu Dhabi ugu qaalisan iska jiifa 10 bilood, laba bilood sanadka ku soo noqda, casiir kiisa iska caabayo aa ka daran. Ar waa la kala daran yahay, Somaliland armay hadda Jano tahay dhib kasta oo jiraba, wax aan la haagasan karin ma jirto ee waa in shacab u istaagan inay xaqooda dhacsadaan, dagaal la'aan.  
dhuungal @ 7/9/2008 2:12 PM EST
 Salute brothers and sisters!
Waxaan idiinku hambal yaynaayaa dabaysha caafimaad ee ka dhacaysa form-kan ilaa shalay
Keep up this compassionate communications.

Arraweelo10
Waan dhegaystey waraysigii President Riyaale runtii may xumayn
Tan labaad huuno, u malayn maayo in reer Somaliland uga soo horjeedo qabiilkiisa
Waayo haddii taasi jirto markii horeba lama soo doorteen. Waxa qudha ee lagu dhaliilaayaa
Wax qabad xumo,Karti daro musuq-maasaq, taas oo runtii ragaadisay DHAMAAN DHULKA SOOMALIYII
DEGTO!!

danabka garxa @ 7/9/2008 1:33 PM EST
 One day inshallah, marka alla inoo xoreeyo dhulkeenii eey
umadu noqoto mid qabiilka ka bogsatay, dhulkii oo barwaaqo
ah iyo shidaalkii oo inoo soo baxay eeynu ka wada noqono
dhulkii amiiro iyo amiirado maybe who knows walaal,we will be  jaar fiican
Takale ee saaxiib nimada hada ayay nu nahay asxaab waayo
aqoontu waa qaali,markaa halganka yaan laga daali
casharka dhigidiisa ha la wado team kana ha inaga kala dhimina
nadia208 @ 7/9/2008 1:20 PM EST
 C'est gentile mon Danabka.

Subxaan caashay,adiga waxaad tahay qof aan saaxiib iyo
daris la noqon lahaay. Macalinna ka dhigan lahaay. Merci .
danabka garxa @ 7/9/2008 12:14 PM EST
 Layla waxaad ahayd adiga iyo nadiya araweelo sobobaha
ugu horaysa eey daku yidhaahdaan fikrado caafimaad qabaad
Hol ugu tagaysaa markaa walaal halganka wacdiga umadeena
sidaa fudud ha uga hadhin waxa idin weheliya geesigii
nargaal markaa waxaan qabaa without the 4 mousquetaires
Hol will be an ampty place.
Gaadh'haye @ 7/9/2008 11:30 AM EST
 Layla,
What about me? I've suffered from your tirades more than any one. You owe me one, dear.
nadia208 @ 7/8/2008 9:57 PM EST
 Layla,

I enjoyed it though,thanks for the ride! Evry now and then
one needs to hear different take on issues.

Rumour has it that Somalis are unimmaginative lot,repeating
the same excruciating painful massages of Kill this,kill that..

well done, may be some will learn that after all it is not
that difficult to think differently!
laylasamatar @ 7/8/2008 9:44 PM EST
 N - all what I can say is that it was a real fun!!
nadia208 @ 7/8/2008 9:07 PM EST
 OH Jesus Come back now!!!

Lala, is this what happens to women when they join Nargale
a night-out??.

How cold was cold,i mean the beer??. We know the Cigar was Cuban.
laylasamatar @ 7/8/2008 8:53 PM EST
 I take back every angry word I said about hawiye, ogadens and our Somali clans and would sincerely apologise.  I said horrible things out of frustration and anger.  

Fiqicigaal, walaalo, I respect you so much please accept my apology.  

My apology also to every member and everyone.

I would ask allah to protect hargeisa iyo dadkeenii gobta ahaa

I also genuinly don't know whose city is baladweyn, but I sincerely would pray for allah and say
"baladweyn alahayow ka dhig beerta raaxada"

Guys I call for everyone of you an I am appealing to you to denounce evil and the evil people amongst us who got us where we are today.  Anyone who is wanted in connection of a crime however small or trivial it sounds has to face justice even if that is my brother for the sake of Somalia.  
I say this with tears in my eyes, my people are going through rough times where ever they are because we refuse to say kalimat alxaq- the word of justice, please if we want justice we will have to be seen to give it.  
I beg you to come to this line of thinking, to tell your family friends and colleagues about our intentions, tell them that we have to denounce evil and stand for the right thing.  I know that we might be contemplating about what is right and what is wrong, it is right if it feels that way in your heart!!!  Tell them that for the sake of Somalia we will have to take a stand we have to demand justice, it won’t come to us we have to seek it.  Peace will come ones we have justice.  Please safe Somalia... Please safe Somalia.... Please safe my country.  It won’t be saved until me and you come to the conclusion that we want justice, we want to give justice to those who died and those who are dying, please lets safe Somalia it starts with you and me.
Safe Somalia from itself I beg please safe our country awoowayaasheen u dhinteen what ever qabiil they belonged to.

Its us and only us who can make a differenece and change our current conditions.
danabka garxa @ 7/8/2008 8:09 PM EST
 walaal xaqiiqada markaan ka hadlayno, hadii ay wax jiraan
lagu dhaliilaayo madaxweyne rayaale, waxaa dalka u yaal
xeer iyo sharci markaa meeshan waxa ku jira ha la baadho
waar runta hadaan isu sheegno, reer awdal jaamacadii ugu
horaysay ee inta burburku ka jiro laga furay dhulkeena
ayagay ahayeen pionneer kii camuud university, nagama ay xaasidin
oo aduun weynihii aqoonsaday tooda kamay odhan dalku wuu
yar yahaye hal jaamacadaa ku filan at the moment waxay waliba
sameeyeen taakulayn ay nagu taakuleeyeen
buugtii lagu furay jaamacada hargeisa in ay si walaaltinimo
ay ku dheehantahay noogu soo gudbiyeen ooy waliba nagala qayb
galeen aqoonsigii aan jaamacadaha kalee aduunka looga heli
lahaa ictiraaf
markaa qaladku ma fiicna ninka waxaaso kale ku hadlaana waa in la qabto
oo dhamaan dhinac laga wada maraa
Arraweelo10 @ 7/8/2008 7:52 PM EST
 Mida kale Riyaale (Mr.Biinso) haddi ay ku nacayaan reer Hargeysa qabiil ahaan, waxlaga yeelayo maaha. laakiin haddey ku nacayaan professionkiisii hore waa ok, hanoo soo gudbiyaan anaga hawlahaas uga baahaan koofurta Soomaliya oo birqabad iyo biinso intaan u dhiibno dhaeyna ka hawl gal godkaagii caan ahaa. From Oval office of Hargeysa to xafiiskii Godka ee Muqdisha. Alshabab ba naftii noo keentay haddii uu ka hadal siin karo milyan baan siinayna.
Arraweelo10 @ 7/8/2008 7:42 PM EST
 danabka

Taa waan kula qabaa, sida uu u hadlay Riyaale ma xumeyn(I have renewed respect for him), haddan marmaarsiiyo kale la wadan. Nabada wax ka wanaagsan ma jirto, ee inta qas wadayaasha ah ha la iska qabto ama Hargeysa ha joogeen ama Burco iyo Boorama. Mida kalena hanti dowlad oo ka dhaxeysa uummad oo dhan see bay dad shacab ah uga hadli karaan, haddii takri fal jiro la garay, laakiin ummada kale in wax la gaarsiiyo ma ogilin waa waxa burburka iyo kala qoqobka keeni kara.  
danabka garxa @ 7/8/2008 7:35 PM EST
 walaal umadu waa mid somalilandna waa laasqoray ilaa
lawyacada markaa madaxweynaha dalku ma aha nin xun walaal
balse cudurkan qabiilka la yidhaa dadbaa ku qadhaabsanaya
oo raba in ay dhiiga umadooda ay nolol ka samaystaan.
waxaan qabaa anuu hadii borama la geeyo iyo hadii laas canood
la geeyo iyo hadii burco la geeyaba dalku waa somaliland
dawladbaana ka talisa markaa foodo iyo wax qabiil la yidhaa
in meesha la keenaa waa caqli gaabnimo iyo qaran dumis
Arraweelo10 @ 7/8/2008 7:14 PM EST
 Aaway saaxibley Dhuungal, sidee baad u aragtaa wareysiga Riyaale?. Danabka Qarxa afkaagaa caano lagu qabay.
Arraweelo10 @ 7/8/2008 7:10 PM EST
 Waxaan dhageystay wareysi uu siiyay Riyaale VOA. Runtii haddalkiisa waxaa ka muuqatay inuu aad uga xun yahay wixii dhacay ugana tacsiyadeeyey dadkii dhintay iyo eheladoodii. Wuxuuna yiri riiggagan anigaa keenay Somaliland, anigaana maamulaya meesha ay ka hawl galayaan, Hargeysa ayaan ku soo hormarinay madaama ay Caasimadii tahay, dhowr ceel ayaa koofurta laga qoday, hadana waxaa la gaaray waqtigii dalka inta kale la gaarsiin lahaa ceel qodida. Ka dibna waxa la wareystay oday dhaqameed reer Hargeysa ah, oo yiri cid nagala tashatay ma jiraan in Riigaga la qaadayo, anagana waxaan ka xignaa dhimasho in la qaado.

Well well, walahaahi Riyaale si macquul ah ayuu u hadlay, waan ku danbi in ciidankiisa ay laayaan shacab, laakiin odey dhaqameedka Spaarada u dhigaanaayo, waa in la xiro waayo wuxuu wax u bedelaaya si caadifead ku saleysan. Intii dhibka sii badan lahaa odeyga dhaqamedka cabaar ha loo huuriyo, Riyale wuu yaqaan dadka kacaan diidka ah sida loola dhaqmo. Ar yaa reer Hargeysa edeb yeesha dhaha waxaad u ordeysiin, xaalka koofurta uu marayo waad ogtihiine, ee nabadiina kuwa diidan haddaba iska qabta.      
danabka garxa @ 7/8/2008 7:02 PM EST
 Hadal ka lagu leeyahaa kaa qiimo badan ayaan filayaa umana
malaynaayo in aad somali caaro ku leedahay sobotuna ay tahay
waxa aad meeshan ku soo qortay wax nooloshayda aan arkay
nin raga oo ku hadlaya ma arag wey jirtaa in cayaala suuqo
ay waxyaabaha qarkood ku hadlaan balse ninka rag ihi gabadh
waxaad ku hadlaysay kuma yidhaa. hadaan ku aqaana gacan baan
meeshaad joogto kuugula iman lahaa.
Waxaan ku idhi nin waxa la noqdaa marka uu qofku noloshiisa
ka adkaado uu masuul qaado uu xil ruux kale oo naftiisa ku aaminay
dusha u dhigto markaa uma malaynaayo in aad wali ka adkaatay
noloshaadii waxooga saminaar ah yara qaado soo baro sida loo
kaftamo ama umada loo dhex galo noloshaadana la soo xisaabtam.
Intaa ka horaysase af aad ku hadashaa meesha kuuma yaal
iila.tali @ 7/8/2008 6:27 PM EST
 Freedom of speech, if you can't stand what I said,
what you othink others will feel about
your comments.

You are advocating e-sensor, which will never happen,
after all this is what is all about, truth nothing but truth so help me god.

Insha allah, Somalland and Puntland will be libereted
after we get staright with Mogadisho, we will clean qat,
sharmuuto, afmiishaar, tuug, and ilmo buluq bacayr oo idil.

Waan hubaa walaalaha cabursan ee ku nool labadan gobol
in nasri ilaahay u keeni doono within.

Ogaabay wixii la baadi goobayey 17 sano ayaa foolan maanta,
waana sababta loo weyraxsanyahay maanta,
take it easy dad xirfad farsamo leh oo gacan adag
ayaa jira ama taageer ama afkaada ka qabso.

Ethiopia way burburtay waynu u dhamaatay, waana inaan ka
walwaaanaa, qaxootiga ku soo burqan doono Somaliland & Puntland,
oo laga ilaaliyaa Berbera & Bososo.

danabka garxa @ 7/8/2008 5:18 PM EST
 C`est avec plaisir ma chere.
Waxaa meeshan wareershay dad aan aqoon u lahayn hab nololeedka
adamaha iyo bulshada aadamuhu in aanay midna mida kale ka maarmin
aqoona u lahayn waxa la yidhaa qaran sida uu u samaysmo
ayaa halkan ku soo halaabay oo moodaya in geel iyo
ari ama lo` lagu kala celinaayo ama bililiqo qabiil
sidii loo qaybsan lahaa lagaga doodaayo
Waar waxan meesha ama caqli wanaagan la kaalaya dhaha
ama meesha waa in laga mamnuuco
nadia208 @ 7/8/2008 3:56 PM EST
 Danabka,

Merci mon Cher.

LA TRISTESSE DURERA TOUJOURS!  Ninka ragga runts hadaladaas way dhibtaa. Merci.

Dhuungal, shucuur caatifi eh yaysan ku qaadin Somaliland is heaven comparing
to the south.
Sahalsiidi @ 7/8/2008 2:44 PM EST
 This is the article in Calanka re: Raqdii Ceerow.
http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka2302
Mahiigaan @ 7/8/2008 2:28 PM EST
 Awdal4file:

maadama aad warba heyn dhageyso:

http://harowo.com/2008/07/06/bbc-da-oo-ka-waraysatay-gudoomaiaya-gobalka-awdal-xaaladda-biyo-laaanta-iyo-sicir-baraka-ee-jira-gobolka/
simbe @ 7/8/2008 1:38 PM EST
 SOMALILANDERS
Do nor be like the South you have working adminstration, keep the peace and good lucky for coming general elections.
dhuungal @ 7/8/2008 1:18 PM EST
 Somaliland waa in mar labaad dib looga xureeyaa hadhaagii faqashta, Ina riyoodle iyo waxa u shaqeeyoo dhan.Sababtoo ah wax ALLALE wax iska bedelay ma jirtaan nidaamkii Mohamed Siyaad Barre. Sidii 80’s kii shicibka xabada loola dhacaayey ayaa maantana loola dhacaayaa. Maye libaaxyadii SNM?

Waa kan Abawaankii Qaasin ILAAHAY ha u naxariistee
Isagoo ka biyo diiday dawladii ugu horeeysey Somalia

“Isma doorin gaalkaan diriyo daarta kii galaye
Dusha midabka Soomaalibaad dugulka moodaaye
Hadana laguma diirsade qalbigu waa dirkii karan’e
Sidii baa docii aqladii uga daloolaane
Sidii baa Digaalow biyaha loo demeriyaaye”


Arraweelo10 @ 7/8/2008 11:26 AM EST
 Brother Dhuungal,

Alla dadkii xabada ku yaal waa runtaa website aad soo gusbisay, markii hore waxaan u haystay inay dadka kala eryeen, laakiin xabadihii hoos baa loo dhigay. Bisinka, walaahi waa sheeko aad u foolxun, aad baan uga xumahay.
dhuungal @ 7/8/2008 11:11 AM EST
 Hargaysa oo dadka loo laynaayo Sidii dawladii
Mohamed Siyaad barre, Look a this gruesome pictures
 Plz go to this webside

http://www.sdwo.com/War125.htm
dhuungal @ 7/8/2008 11:02 AM EST
 Waar bal dalcadan iyo nasladata eega!

We’re completely sidetracked by one little monkey called iila-tali!
Lets go back to the subject in hand, the Faqash resurfaced of Hargaysa the capital of Somaliland.

 
abmoh3 @ 7/8/2008 5:10 AM EST
 asc wr wb

waxaa nasiib daro ah, in website sidaas u weyn oo somali
oo dhan soo gasho lagu soo qoro hadal micno lahayn iyo cay!
markaa qofka soo qoraya hadduu xishoon waayey
waxaa la rabaa kuwa website-kan masuulka ka ah inay
eegaan/fiiriyan waxaa lagu qorayo meeshan(Hiiraan.com)!

waxaan idinkula talinaya in Allah lago baqo.kii caytama
kii u jawaaba waa la dambi!Dadka yaan la isku dirin
wsc wrwb
simbe @ 7/8/2008 5:03 AM EST
 iila-tali

Difaac dal iyo diin meel ha uga dhicin, sow ninka waxa hoos ku qoran qoray ma tihid. Adiga oo aan dalkuu dhiibano see yeeli lahayd? .
@ 7/8/2008 4:57 AM EST
 iila-tali

Difaac dal iyo diin meel ha uga dhicin, sow ninka waxa hoos ku qoran qoray ma tihid. Adiga oo aan dalkuu dhiibano see yeeli lahayd? .
Sucaad_USA @ 7/8/2008 1:32 AM EST
 To: HOL, this is a somali website that millions of somalies arround the world come and read your articles and exchange their comments. However reasonly this place it seems us ch'unky place and some people are o'ffended including me. My point is for those of you who are adminstraters the system needs to be upgraded and set some rules what to post and what not to post and to look people who are h;arrasing&d'iscriminating and in'sulting other people based of their own agenda. If this is what you want to be your Website than millions of people will leave and eventually will turn down and find better places to express their thoughts with dignity and respect. i would suggest you do it something as soon as possible. It is your interest and as a readers we pay attention to our blogs.
mustafa-ii @ 7/7/2008 11:00 PM EST
 War ma anaa umaleeyo mise qoom Ayaan Hirsi waa kudhufan rabaa.  The topic is about the tragic violence that happen in Hargeysa today.
iila.tali @ 7/7/2008 10:37 PM EST
 Danabqarxa & danabkadamo ogaada in Tigrey
ay habeen & maalin Kofur & Galbeed ku layn
dad Somaliyeed, kii door bidana iskaga ayey jirtaa.

Sababta aan waxaba ula reeban qorkani Araweelo
isku sheegto oo iila muqda Malez Zanawi progornda mahcine
waxa ku nacay hadal haynta umuda diintoda & dalkooda
u dagaalamayan, wali waxay hadal haysaa nin dhintay
ilaahay Mr. Ayro, in sawiradiisa la daawado ayeey naf kaa raadin.

habeen & maalin markaad caynayso waxaad hadal haysaa
dad u dagaalamayo xoreyaan dalkooda & diintoodaba.

Waynu oganahay waxaa tahay wax jirin oo
u shaqeeya Malez Zanawi propogandada machine.

Ogow, Xabashi dalka waa laga xoreyn,
ama qori caaradii, ama qoraal & siyaasada,
ama qalbiga & afka lagu dagaalamayaa,
kuwa aamusan oo indhaha ka daawadan guilty feeling la dhiman.

burburka Muqdisho waxaa hilmaamteen in meesha quroomo
badan ku nool yihiin, ee halka qoys ee habeen
& malin aad hadal haysaan deganeen.

Waxaa kuu sheegi marka xabashada laga saaro dalka
inta dabodhalfaka ee la shaqeeyay TFG & xabashida in
cagaha ka guban doonaan, meel ay u carari waayaan.
this time.

Waxaba yeeynaa qiic isku qarin, ama afeef hore lahow ama
adkeesysi danbe lahow marka aad dakala wax ka sheegaysid,

Danbiga TFG Somali ka gashay wuxuu ka weyn yahay
18 sano danbe ee la is haystay.

waa la kala bixi doonaa ee ha filan been in la isku sheego.
danabka garxa @ 7/7/2008 8:30 PM EST
 Waar rag yahow ninkaa ila taliya la yidhaa maad isoo
dirtaan aniga ood soo raadisaan meesha uu joogo haduu
iskeeni waayana anaa danaboo meeshu joogo qiiq kaga duulinayee
tola`ayoo tola`ay ma maantuu hablahayagii nacas aan talo lahayn
iyo doqon aan garasho lahayn ba afka u soo kala qaaday,
aheey ah, war ragooy ninka ha la ii keeno.
Hablaha walaalahaybaan la hadlayaa walaalayaal xaal qaadata
oo raali noqda, waxaasoo kale nin mahinbaan qabaaye anagaa
hadaan ragnahay baadhi ninimadiisa e 1000 jeer walaal
raali.
danabka garxa @ 7/7/2008 8:16 PM EST
 waaryaadhaheen oo naayaadhaheen, cajab subxaan caashaay!!
Waar heedhe aayara soomalaay, oo waxaan ku idhi waaryaa
ila tali ,taalaan kuu raa raadinaynee maxaad tidhi?
Maad huruday oo imikaad soo baraarugtay mise dhulkaba ma tihide
shalaa meesha lagu keenoo laguu magac bixshay oo lagu yidhi
waxaad u eegtahay dadka somali layidhaaye sheego?
Cajiiib.Waar dhibto anay igu soo horaysay, oo dad aircraft lagu
weerarana anaa jiray, shalay dhibtaadii anuu kaagamaan
hoos kicine waata qooxootigii hargeisa wali fadhiyo abaalaawe!
Umada reer somaliland waa umad somaliyeed dameeryahaw
isuna kaayo diri maysid koonfur iyo bari iyo keeniya, ethiopia, djibouti
waa wada walaalahayo nuucaagaasoo kale oo talo raadsanaya anagu hadal
kayaga kuma qasaarino, magaratay inta kale ee saarku hayaan u sheegayaa
somali waa somali midna uuna caara dheerayn ka kale borama,berbera,burco,bossasso baladweyn,baydhabo
balaydoogle ilaa gobolka banaadir waa dhul soomaliyeed
somalida midawday miyaad ka bugtaan?
Sucaad_USA @ 7/7/2008 8:06 PM EST
 To iila.tali you are idiot and low class individual as i was reading your comments i almost throw up. Get a life CIYAALASUUQ WAAXID. By the way  Some men here are discusting and i dont know how HOL let there comments posted, for g'ot sake give a mercy to the ladies. Shame on you those of you backlashing women's. Araweelo sister i know you take lot of heats from this place, but if your rights violats don't take it and nail them down and until they beg you for forgiveness.
Counselor @ 7/7/2008 7:55 PM EST
 It seems most of you guys don't see the big picture,
which is innocent people have dead and I believe that who
ever is responsible should be brought to justice.
walaahi you are all been blinded by qabyaalad...Ilaah
umaqan dadka layiraahdo SOMALIAN
dhuungal @ 7/7/2008 7:41 PM EST
 Name-calling didn’t help either side, we need a way out of this 18 yrs nightmare!
We have been killing each other for two decades! People we need
Solution, solution


alqudus @ 7/7/2008 7:37 PM EST
 you don't know how to depate or talk that was youre trademark
so don't cry carawelo!
see how does it feel when you insult people on and on on....so on
show some respect and you 'll get return in kind, and
me coming xamar lately how dare you is hometown baby
my forfathers roam xamar walaahi! are you kidding ME



Arraweelo10 @ 7/7/2008 7:28 PM EST
 I felt like I am conversating grown up man with 10 year old brain, so long su'cker, I will call it for the night.
Arraweelo10 @ 7/7/2008 7:05 PM EST
 Horaan maanta u iri barnaamijkaan waa "Ila Qosol". Alla kariin, mooryaan cago ku boorle ah oo soo galay waddanka sagaashameeyadii baa igu leh magaaladan ku dhashey waa kaa xaraan, oo macawis caro gaduud ku dhegentahay gashan, asagoon qabeesan waligiis. Waa waxa Magaalada Xamar ay ula burburtay dad aqoon waxay tahay iyo sidii loo degi lahaa, oo sidii aboorkii guryihii iyo bilicdii magaalada ku diirtay 16 sano gudaheed (wixii kor joogay iyo wixii dhulka hoostiis ku jiray).

Talo xumada iyo nacasnimada miyaa la iska dhaxlaa, mise waa amuuru laahi oo dadka qaarkii jiilkiisa danbena way ku habsataa. Adiga, Alshabab/Al-haram iyo Itoobiyanka/ Gabre, Gableyshinbir ku dheela Mogadishu intaad doontaan. Mar danbe aan sahan idinku imaan doonaa, anigoo idinka indho indheynaayo saxaafada.kkkkkkkkkkk  
alqudus @ 7/7/2008 6:50 PM EST
 faqashwelo
there you go dabadhilifyahow i asked you simple question
sow adiga maaha waxa qabiilka wada anagaa na isaga keen
dhigaysaa qof rabta in laga baxo dhibka.
marka hadaad igu edayso diin been ah adigu dowladaada
marunbaa miyeysan aheyn dowlad qabiil.
dacuufnimada waa la'idinku yaqiin all iam doing is giving
you doze of youre madicine. XAMAR IYO KOONFUR WAA KAA XAARAAN
ILLAA INTAAD DIINTAADA U SOO NOQOTO OO AAD ISKA ILOWDO
DHAFOORQIIQ DACUUFYAHEY!!
Arraweelo10 @ 7/7/2008 6:35 PM EST
 Ar dey hee!! Alqudus, the convicted ra'pist/mooryaan who is preaching others about religion and rehabilitation of soul. What an irony, when the perpatuators of endless violence, r'ape, l'oot and m'urder elect themselves, as saviours of the country and religion. That is why every attempt of your actions had become counter productive so far. All I say to you is you belong in Jail or you die by the bu'llets of all Somalis and Ethiopians or any other forces that join in(I don't discriminate).  
alqudus @ 7/7/2008 6:20 PM EST
 faqashwelo and dhafoorqiiq company
isku daya inaad is qarisaan intaad doontaan dacuufyahey
soomaali waxaa soomartay 14 chance adinkoo caawinaya
lama'arag maanta maxay tahay dowlad nimada aad raadineyso
miyeysan qabil kaa'aheen markaad nagu qasbeyso tii ugu
liidatay ee dalkii iyo diintii iibsatay sow adinka maaheen
kuwii ku'ooyayey tigreegu waa walaalaheen marka adigaa
qabiil wada hadana dacuuf ah oo aan wax tareynin faqashyahow
waxaa kuu dana inaad ku sugnaato garawe halkaa amxaaradu
waxay doonto hakaa sameyato laakiin weli axsaan ayaan
kuu sameyneynaa markaad so hanuunto nasoo waco anagaa
amxaarka kaa fujin illeyn awood aad isaga fujiso maqabtaane
dacuufayahey faqashtaa oo gaajadu dilatay!!
Arraweelo10 @ 7/7/2008 6:18 PM EST
 Alqudus
War ku dhaafay dhug u yeelo.
alqudus @ 7/7/2008 6:11 PM EST
 i don't understand how can someone get mad by other
people who voiceing there opinion!
you should let lamadage voice his opinion without insult
don't start tribe/clan madness cuz iam darn sure you ain't
foolin no body acting like you born again somalian!!
Arraweelo10 @ 7/7/2008 5:59 PM EST
 Nadi

Ex com'batants or ra'pists are obviuos in here, all you have to see their reactions as you said on loots, dea'ths, ra'pe or displacement of people.  Many we had convicted them to be rap'ists long ago, like wiilkawalan, alqudus or ila..tali, Dr. eber and many more. Then, there are those who inappropriately comment certain subject matters and who are so confused, but got legitimate cause.
shanta @ 7/7/2008 5:55 PM EST
 What happened to the impartial judicial system? These youths should have went to the court, instead of disturbing the peace. I agree that the police shouldn't have used live ammo.
nadia208 @ 7/7/2008 5:50 PM EST
 Arawella,

I am finnishing a paper work,it is about morning. G'day.
nadia208 @ 7/7/2008 5:44 PM EST
 Magaca iyo aragtidiisaa isku eg ,that is all.

So many are ex-r.a.p.i.s.t.s Arawella, you may find some
of them in the Masjaid shouting at you to wear Hijab.

You may never know the persons you are conversing with.
We saw obssesive Dh..los and the platoon supporters, we may
see some more as well.

As Laylasamatar said some commentators who cheer for the deaths
of individuals and families without those killings having any effect
on the war in general may have been ex-active participants.

haddii aadan dhiig ban'adam galin geerida way ku dhibee markay shaqsi tahay.

When it is not abstract in a war . Here on HOl you see people cheering for
the killings fo famillies, Mother and child are dismissed as "Collatora damage"
easily!.
Arraweelo10 @ 7/7/2008 5:33 PM EST
 Nadi iyo Simbe

The man lamadage, didn't had much of brain or deep thinking, when you follow all of his previous shalow comments. But, I doubt that he is Dr Hiraabe. But you posed in here valuable questions. Why is he hiding? what a coward.  
nadia208 @ 7/7/2008 5:27 PM EST
 Ali , aniga su'aalaan ku wadiiyay inaad tahay ee ma ahan inaan
leeyahay waad tahay Dr Ali Hirabe, mar hadaad isku magac iyo qormo tihiin.
jawaabtana adigaa iska leh .the final answer.

Arawella,

Waan arkay, ileen qof malaga quusto waxaan waydiiyay laba su'aal.

1- ka soo qaad in Arawella r.a.p.e Victim tahay Islaamiyan iyo moraly
ma aheenoo inaad ayada la safato ileen ayadaa xaq lehee?.

2- haddii Arawella uga soo horjeedo  Mooryaanta sabata inay kufsadeen
adiga maraykanka maxaad uga soo horjeedaa ma Gaalshiraa lagugu kufsaday?

Aaway Diinta dadkaan ay sheeganaayaan markay saas u hadlaan!!.

Mahiigaan @ 7/7/2008 5:25 PM EST
 lol Ha badhleyso, waryaa Awdalow4life maxaa tidhi, ina Riyoode
baa Boorame caasimad ka dhigi kara. hehehehe, habar jirtaa waa tidhi
"iska hadlow ina igadhe"
Odayga  Shandadii ku googo'deey ee uu sidaha heyn jirey sidii buu wali sidaha u
heystaa, oo hadh iyo habeen wuxuu sugaa goortuu baxsan lahaa...

Anyway, meeshu baryahan waa qasan tahay, dorraad Berbaraa la isku laayey,
weegag ka hor Ceergaabaa la isku laayeey. horaan u sheegey, Ballada Waqooyi bey
ku socotaa ee is lakiin soomali waa dad aan dhago u daloolin.
nadia208 @ 7/7/2008 5:18 PM EST
 Quraanka sidaas u qoro aan ka fahmay iyo :

Majeerteen ilaahay naarta ayakaas u abuuray.

Shalayna tiin aan ka sugaay ee qarqariska ku haayay aa soo
baxday oo eh Cucubine, waxaas asagaa isticmaala iyo so much
talk of r.a.p.e.

Waa yaqaan ingiriis jajab, kolay Ali asagaa ka jawaabaa, Ali ma
tahay asagii.   Waa laga mamnuucay Somaliwaeyn,may be he is taking
HOL for a ride as Somaliweyn.
simbe @ 7/7/2008 5:17 PM EST
 Waxa Somali kala dheeraynaya waa Lamadage"dr". He can not represent the people of the south with his narrow minded seen about the world. The man is crazy revolutionist. I canot figurout his future goals. They are Jihadist with no targit just to bring death and distrution. Somali wise words says CAGTII JOOGSAN WEYDAA MARBEY CEEB LA KULANTAA. Bal maxaa ceeb ku jira aan wada hadalno dhulkeenana aa u tashano, waayo 18 sano wax keeni weydey ee hadda ha lagu caawiyo ee adiguna caqlidga wax ku darso. SHEEKADU WAA: states quo and ANARCY as usuell......
Arraweelo10 @ 7/7/2008 5:12 PM EST
 Nadi, article wuxuu ahaa: Ethiopia, Somali forces kill 71 insurgents - TV

Dr Ali hunqaacaya dacarta qabiilka oo mooryaanimada ku saleysan, waa runta in Dr. qabiilka (hiraabe) inu yahay. Laakiin Hiraabe wax uma qoro sida Lamadage, Ingriisna inu yaqaan uma malaynaayo oo qorista af Soomaliga ayuu qaati ka jooga. Maqaalada uu qoro oo dacda ah, Sadaradiisa hakad iyo joogsi midna malaha, oo waa hal bog oo isku wada dhex yaacsan. Laakiin waxaa dhici karta in asaga iyo Dr eber ay isku magaalo jogaan oo is dhaafsadaan falsafad xumada waalaaleysay oo naceyb iyo fikir mooryaaneed.    

nadia208 @ 7/7/2008 5:05 PM EST
 Arawella,

Abaay maxaad u malaysay inay na gaarsiisay meeshaan joogno.
Walaahi waa kuwaas oo badan.  hadalka lamadage waan arkay jawaab
qancisana waan u qoray. waa laga saaray commentkayga, mashquulna
waan ahaay ma soo celin karin.

Waxaa u roonayd in tiisana ka saaro. Kuwaasaa hadda Diin iyo Dawladnimo
ku baraaya.

Dr Ali, are you the lost twin of Dr Ali hirabe.
Arraweelo10 @ 7/7/2008 4:58 PM EST
 Sister Nadi thanks,

Lol! (kuwa caytamaaya)naa meeshan rag ma joogaan, waa ciyaal suuq ah dagaaldii ku hana qaaday iyo niman waaweyn oo maskax mooryaan leh, xaraan ka dhergay. Markaad xaraan aad ku naaxdidna, ilaa ay ka go'do hari meysid, oo diet si rabi ah aad u gasho. Hadda tii yaa socoto, mana u adkeysan oo waa kuwaas sidii dhoocilihii u niicniic leh.
nadia208 @ 7/7/2008 4:48 PM EST
 Arawella,

Saaxiibkaa Chiuaua Melez is here. we are invited by him for brief meeting,
all ethios Somali and yemeni community. Enjera and Zignig.

Lamadage,

maxaad jawaabtaan ku siiyay shalay u saartay,ma adigaa saaray mise waa laguu saaray?
Arraweelo10 @ 7/7/2008 4:45 PM EST
 War bal kaalayooy, mooryaan Lamadage aka Dr eber, maxaa uga gadhiisha ah Hargeysa iyo ceelashooda. War nin tiisa ka soo baxa ayaa tu kala ku dara,  mooryaantii Xamar qurunsatay durbaan u timidooda iyo kabo leefidooda baad ku jirtay intaan arkayey. Shuqul yeelo, Su'aashadii July 4, jawaabteedii waan kuu dhigay mar hore, mal'educatto.  
nadia208 @ 7/7/2008 4:44 PM EST
 Reer Somaliland is dajiya wax badan aad dad dhaaantaan. Noolaada.
nadia208 @ 7/7/2008 4:42 PM EST
 Dhuungal, thanks for raganimada runta. Way jiraan abow asaga iyo kuwa kale oo dhi.yin ku waasha.

Ilatali, Laba si ay ila noqotay:

Kow- Inaad 15 iyo wax ka yar tahay, markaas Macduur.

Laba- inaad qof wayn oo g.u.s yar,fool xuma badana tahay.

Haddii aad tan labaad tahay bax ee miraayad isku fiiri then SPIT ON YOUR IMMAGE.

Caraweela Tangi ma saarna xamarna ma joogto, niman ragaa wadankii la wareegay ,markii
siyaasad iyo dagaal laga hadlaayo ragaas Dh..lo iyo g.u.s ma sheegaan sida qaarkiin .

ku wareeji xooga g.u.s.k.a kaaga jira muruqaaga ee bax ka xoreey wadanka ragaas.
fiqicigaal @ 7/7/2008 4:40 PM EST
 They shouldn't have used live ammunition on innocent protestors and they should have dealt it in a civil manner what ever the situation might have been . Now the authoriy of the region must take responsibility and take constructive actions to make peace and respect the needs of the people in the region fair and square  
Lamadage @ 7/7/2008 4:37 PM EST
 What warlord Riyaale (Former Siyaad Barre CID senior officer) did is an acceptable. He got the rig from UAE as sadaqa only to divert to his tribal city “Borama”. That didn't sit well for many reer woqooyi who are so desperate for water. They use always for jirigaan/donkeys for collecting water. Their anger expression was like a mob lynching by using tribal slogans. Moreover, their mooryaan uniforms kept their toward/name by using live bullet on demonstrators. To cover up the mess, maintaince was ready made excuse.

This incident shows Riyale warlord is no different than Amhara lover in south. He only exceed Amhara lover for his openly Yahuud pimping. That is why Abyssinian regime runs today from Immigration, CID, golaha guurtada qabiilooyika , Customs, Air and sea ports.

You wonder, why for the last 17 years this tribal regime didn’t set up a network that give water all Hargeysa vicinity let alone other Somali cities in North. The answer is simple: there was no intention to do so. Even those little developments that Hargeysa witnessed has come from Somali Diaspora community. Most of money that British lackeys collected from their masters, NGO, Taxation or muslims were used by tribal game play and Qat session. For that reason, people there were cheated to a degree many can't wait Somali capital settle in peace.
Arraweelo10 @ 7/7/2008 4:35 PM EST
 Dhuungal,

Ha u bixin oo waa mooryaantu ay s'exka ku cusub yahay (dagaladii ku bilabay inay deriskooda u dhacaan iyo markii danbena walahood ku soo jeestay)  uun baa saa u hadla. Hadda ka horna mid lamadage la yiraah baa igu yiri ma waxaa "concubine" u ahayd mooryaantii USC da. Waxa kaliya aan gartay dadkan inay ku jiraan nolol ay istaahilaan oo maalina eedadood maalina abkowgood gandhahooda kufsadaan iyo marna xabad marna dhib kale ay kula jiraan (jahanaba gurigooda uu ku noqday). Waayo waxaad ka raali tahay oo ku faantid xumaan iyo dhiba, mar uun way kugu soo wareegi. Shalay dad kale, maanta adiga, ka xaaxabiya dheh.....Mac sonkor waxa cayda iyo calacalka idinka keenaya waa xanuunka iyo tabar darida idin hayso.

Sahalsidi thanks walaal, qabaarka raqdii Ceyrow oo Sawiran waa waxay u baahan yihiin inay ku quus qaataan cyper mooryaan. Please soo raadi raqdii Asparo iyo mooryaanti kula dhimatay MATABAN. Ilaahey idinku salid Soomali badan, Itoobiyan, Mareeykan iyo Adduun weynoo idil. Marna Tomahawk, Marna BM iyo Taangi dhadhamiya seddexda gelin. Markaas barnaamijkii iila..tali waxuu isu bedelaa barnaamijkii Ila qosol.
defender @ 7/7/2008 4:34 PM EST
 iila.tali,

Kulama yaabani afkaaga wasakheysan ee bulaacada ah.  Mooryaan ku soo ababtay aflagaado, kufsi, isbaaro, maxakamdo baad tahay.  Markaa afkaaga uraya ee bulaacada ah halkan kala tag sxb.
awdali4life @ 7/7/2008 4:34 PM EST
 To Mahiigaan;
Saxiib Sidii ri'da ayaad ciday!!
Daahir Riyaale adigu riig ayaad ka hadlaysaaye, haduu rabo
rabo Boorama ayuu caasimad ka dhigi karaa! Waxa hargiesa yaalana wuu wada rari karaa!
Runta hadaad rabtana, Boorama riig uma baahna. Marka mooryaantan meesha yayna ku qudhbixine runta usheega!

Viva Adal empire.


simbe @ 7/7/2008 4:24 PM EST
 Who is that sick ila-tali ba*tard, who pretending he is the only man on earth. shut upp you stupid mooryaan. That era you are dreaming is over, you will be hunted down like animal that you are. The atrocity you commited will be panished on eath or heaven.
dhuungal @ 7/7/2008 4:18 PM EST
 Waar bal dalcadan iyo nasladan eega
Maxaa ku dhacay ixtiraamkii? Waxaa jirta hees ay qaado gabadh reer Djibouti ah Nimco Jama

“Wixii laga xishoon jiray nacas ku xaragooyoo” goormaa la bilaabay in haweenka  sida loo caayo
Soomaalida wax u hadhay ma jiraan, wadan, dhaqan , xushmad 0000000000000

  Dumar sidan loo caayo maantaa ii kow ah!!!!!!!!!!!!!!
Sahalsiidi @ 7/7/2008 4:17 PM EST
 War nacaska iila.tali oo xasidka ah sidii xoolihi gabdhaha
u caynayaa afkaada iyo dabadaada uraayo dabool.

dhageeso warkaan ku saabsan sidii mooryaankii ugu weyna  dhulka loogu jiiday:

Raqdii Ceeyrow iyo Duqeyntii Dhuusamareeb.

http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka2302

Sedex wax aa iga yaabiyay:
a) raqdii ceeyrow oo noqotay tuute military oo dhex yaala guryo jajabay.
b) hooyadiis oo amerikanka ka codsatay magdhow
b) nin deris la ah oo ay ka tagtay raganimadii, jugtii kabacdi.

iila.tali @ 7/7/2008 3:52 PM EST
 Nolosha aadamiga qiimo ayey leedahay ama Kofur ama Waqooyi ka soo jeed.
oo moryanta meel kasto ayey joogaan Riyoole, Cade calooleey, af biijo,
dabaal dheere, laxdii qaybdiid, inta ugu xun ee Malez dhabodhilifika u ah.

Laakin kuwa ku farxa xanuunka Kofur bal inay nala xanuunsadaa
waa lo bahan yahay oo dareen yeeshaan,
Bosaso & Hargiesa inay isla weyraxdo ilaahay ka baryi.
Araweelo hadaii aad tahay habar gumeys waxaan kugu duceen
inuu ilaahay ku sahlo muraadkaada oo mooryaan khamiis
labisan oo gar & gus dheer oo ku xanuujiyo afka aad ka keento
markaa ayaa fahmi lahayd qiimaha nolosha aadmiga,
oo marn dnabe wax kama sheegteen nin Somali ah oo dabo
dhilifnimada nala dabo joogto malaha way hari lahayd.
waayo hadalkaada bulaacad afkeedii weynaato ayuu u muqdaa
oo lagu qanci waayey, wax ku qanciyo dooni waana aamusi lahayd
ee alow yaa mar uun gacanteeda soo gal indhahaa ayaa cadeen
oo igu wad ayaa kaa keeni lahaa inta aad dad wax ka
sheegi.

Sucaad afkaada caano lagu qabay oo qof qanacsan ayaa iila
muuqataa ee xagso xoolaha aad haystao.
Arraweelo10 @ 7/7/2008 3:37 PM EST
 Mahiigaan,

I use to hear that most of the development is Hargeysa based, now other regions like Awdal can't get the same thing...it is sad thing. Even (Democtratic!!!) Somaliland people are not treated equal. That is disease that most of Somalis suffer, whether they are from Somaliand, Puntland and the rest of Somalia, which we don't want to go there yet.  
Mahiigaan @ 7/7/2008 3:25 PM EST
 Riyaale riiggii uu UAE ka soo lufluftey buu reerkiisa u
gayn kari la'yahay hahahahaha!

Booraameey iska biyo la'ow, bal hargeysaba ha dhaafto!
loooooooooooool
Arraweelo10 @ 7/7/2008 3:22 PM EST
 I admire Somalilanders and their expression of anger, but things can get out of hand anyhwere. Military spraying bullets to unarmed civilians is ugly and unnecessary, after all this is not Mogadishu were you are welcomed with mo'rtars an d land min'es by civilian dressed Al-haram.

Dhuungal, you are forgeting that the biggest FAQASH worker is your President Riyale(Dr. Biinso), he may had kept certain covert actions in his sleeve.
simbe @ 7/7/2008 2:43 PM EST
 sometimes people express their anger with law profile violence that we see every day in the developed countries, today in Hokaido JAPAN. Somaliland people do not be like chaotic south you are where petter then that. I am Wenlaweyn Guy who admires you, Do not forget SOMALINESS, The whole Europe is becomimg brothers from Portugal to Finland, and we are all Somalis with same language, religion, ethnic and culture. Ask your self why you are fighting for, think your close relativs... I am sure you will be surprise that you look llke the ancle,aunt, grandmother or father you oppose to day..... wake upp or die.
shakurjeesto @ 7/7/2008 2:33 PM EST
 Jiirna waa ka naf bisad na waa ka ciyaar war dadka ka daaya dhibka wax idinku so dege e!
waa maxay foolxumadan iyo militarigan dadka loo adeegsanayaa. Kii madaxkuuska ahaana malaa wuu soo wataa !
Wax yaabaha noocan ah inaanu ka horu marno ayaan u soo dhimanay xasuuso !
simbe @ 7/7/2008 2:31 PM EST
 I admired the law abiding citisens of Somaliland, they civilize people who understand lawlessness but sometimes people express there with law profile violence that we see every day in the developed countries, today in Hokaido JAPAN. Somaliland people do not be like chaotic south you are where petter then that. I am Wenlaweyn Gay who admires you, Do not forgett SOMALINESS:
dhuungal @ 7/7/2008 2:09 PM EST
         Sucaad
Huuno mayee qoyahaad ka hadlayso may nasoo geline
Biyii baa nagu yaraaday Markaas baanu yare dawakhnay!
  laakiing waxaan ka yaabay
"Later on the military joined the police as reinforcement and used live ammunition."
That sounds like a Faqash system to  me! I thought  Somaliland get rid of that barbaric treatment
Long time ago  

 
abdiaziz2007 @ 7/7/2008 2:04 PM EST
 welcome to somaliland....democratic and freedom is on the rise...where else can you see such in africa...citizen opposing the goverment..
Sucaad_USA @ 7/7/2008 1:43 PM EST
 WAXAA LADHAHAY NINKII DARISKIISA LOOXIIROOW ADIGANA SOOQOYSO. MARKA SOMALILAND WUSSUP PEOPLE ALHARAM MIYAA IDINSOOGALAY IDINKANA, WAABA ROONEEYDEENEE SAY WAX U JIRAAN? DHUUNGAL WHERE ARE? WHAT IS HAPPENING TO UR PEOPLE. FORGET ABOUT INDENDENCE COZ YOU GUYS ARE K'ILLING PEOPLE DEMOSTRATING PEACEFULLY THAT IS AGAINST GENEVA HUMAN RIGHTS.

 
:

  


Hiiraan Online 

 

Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 1999-2008 Hiiraan Online