Inaa Lilaahi Wainaa-Ileehi raajicuun. Ilaahey waxaan ka baryaayaa inuu janada geeyo aabaheen qaranka soomaaliyeed. Wuxuu ahaa madaxweenaha kaliya oo nabad ku qabsadey xukunka nabadna uga dagey.Ilaahey janadadiisa ha galiyo.AAAmiin.
|
|
Inaa lillaah wa inaa ilayhi raajacuun allaha unaxariisto marxuunka janadii fardowsana allaha kawaraabiyo!!! aamiin(3)
|
|
ilaahay janadiisa hakaawaraabiyo, ilaahayow Soomaalina nin siddisa oo kala ah ka dhali.
|
|
Ilaahay janadii hakaa waraabiyo, alahayo somaalina nin sidiisa oo kala ah ka dhali.
|
|
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN PEOPLE OF SO CALLED SOMALIA LOST A GREAT HUMAN BEING REST IN PEACE MR: PRESIDENT
|
|
Leaders are never made but they are born.Mr Abdulle was just a profound selfless leader who led the nation by example and not by words.He also fought for the pan-africanism and will be dearly missed by the whole african continent our bigotry not withstanding.May the almighty lord rest his soul in eternal peace.Amiin
|
|
INA LILAAHI WA INA IAYHI RAAJICUUN
allaha u naxariisto madaxwaynaheenii xusuusta mar walba ah mudnaa ADAN CADE janadii fardoosana allaha ugu bishaareeyo.
dhamaan eheladiisa iyo umada soomaaliyeed ee qaderinta wayn u haysana samir iyo iimmaan allaha ka siiyo AMIIIIIIIIIN.
|
|
May our ex-president be in peace in his grave! At the same time, why not work for those of us living today for a better Somalia for all? Come on, please do it!
|
|
INAA LILAAH, WAA INEYHI RAAJICUUN -- ALLAHUMA RAHMA DHAMAAN INTII MUSLIM OO DHIMATAY!
|
|
Ilaahay ha u naxariisto Madaxweeyne Adan cabdulle Cusmaan. Please visit this link to see more of what he did.
http://www.qaranimo.com/2007/feb/prifile_adan_cadde_english-jan-23-07.htm
|
|
inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun waxaa u dirayaa ubadkii iyo eheladii uu ka geeriyooday waxaan leeyahay ilaahey janatu fordowsa alaha geeyo waxaa uu ka geeriyooday shacabka soomaaliyeed dhamaan gaar ahaan shacabka Aamiin Aamiin
|
|
Ina Lilahi waina ilayhi rajicon. May Allah(swt) bless you and may Prophet Mohamed (pbuh) give you shafacah! You will be sorely missed by our nation and all the peace loving people of the world.May Allah reward you for what you have done and may your passing reawaken what you fought for all your life: Soomalinimo! May our people use this time to reflect and may we find our way back to the straight path. Ameen
|
|
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi rajacuun, Aden Abdulla may god bless you with Jana and rest in peace. He reached 99 years and people were surprised his long life and good health, till recently. He was loved unanimously by all Somalis.
|
|
INAA LILAHI WAI NNAA ILLAHI RAAJICUUN MAY ALAAH (swt)GIVE HIM MERCY AMIIN
|
|
Allah u naxariisto aamiin.
He must have been disappointed on what has gone on in Somalia for the past decades and under occupation recently.
May he rest in peace.
|
|
Allaha u naxariisto Adan Cabdulle Cusmaan, reerkiisana samir iyo iimaan allaha ka siiyo. Soomalinimadiisa iyo kartiisa taariikhda iyo maanka Soomaalida ayay ku wada xusan tahay. Laakiin waxaa wax laga xishoodo ah in ninka sidaa zaciimka u ahaa in tacsidiisa la dhexgaliyo qabiilaysi, nacayb iyo cay dad kale, Adan Jama waad ka sii daraysaa waxay ila tahay, it is time to check your self psychologicly. You are sick man and dark in heart.
|
|
One of the best leaders of Africa! Decent, honest and intelligent, he led an entire nation with simplicity and sophistication that no one could duplicate.
|
|
May President Adan Cabdille Osman rest in peace! He really ruled before his & all Somalis time!
|
|
Inaalilaah wa inaa ileyhi raajucuun!!!Allah ha u naxariisto annagana Allaah gadaashiis nama fidneeyo!!! Aabihii ummadda soomaaliyeed wuxuu u soo halgamay wadanka xoreyntiisa ilaa uu ka mid ahaa kuwii xoreynta. ummadda ku damashaaday birima luulyo 1960. se wuxuu ilaahay qadaray in uu cimrigiisu gaarsiiyo wadankii oo amxaaro gacanta u galay oo gumeysi hor leh galay. insha laah maalinta aan xoreyno ayaan mudane Addan cadde Qabrigiisa ugu sheegi doonaa in aan wadankii mar labaad xoreynay inshaa alaah !!! guul & Nabad !!!
|
|
INAA LILAHI WAI NNAA ILLAHI RAAJICUUN. Allaha u naxariista.
|
|
INAA LILAHI WAI NNAA ILLAHI RAAJICUUN. What a noble man.
|
|
May Allah rest his soul in eternal peace.
|
|
INA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN: ALLAHA U NAXARIISTO ADAN ABDULLE OSMAN IYO INTII MUSLIM AH EE DHIMATAY. He was a very honest, straight forward, nationalist, & down to earth statesman. He was corruption free & never was a power hungry monster. Do we know anybody he killed? NO. He didn't come to power through military means or on the backs of Ethiopian tanks because he had something more powerful than both "The people's trust". Without it, nothing else works. Historians will be busy for many years with the simple question of how is it that we started with a noble men like Adan Cade & a democratic system in 1960 & we ended up with this rat-race war lord system? Where did we go wrong? One thing is for sure, nobody can distort historical facts with tribalist bull-horns & a loud mouth diabolical liars.
|
|
History shall never forget you, Mr. President as a Somalia's. first and last leader for the people by the people. May Allah pour all His mercy in your soul.
|
|
Alaa yaa rahma My Allah for give him and reword him Jannah to furdosa He was most Respected Reader ever we had in somalia.
|
|
Innaa Lilaahi Wa'Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaan tacsi tiraanyo leh u dirayaa ieladii iyo qaraabadii iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday madaxweyne Adan Cabdulle Cusmaan. Waxa aad muran ku jirin in uu ahaa madaxweyne sharaf iyo masuuliyad ku gutay xilkiisa, taasna ku mutaystay qiimayn iyo tixgalin uu ka helay dalka Soomaaliyeed oo dhan. Ilaahey umadda Soomaaliyeed gumayiga iyo waxmagaradka dhiigyacabyada ka ka dulqaado hana u soo saaro madaxweyne lamid ah Aaadan Cadde. Waxaan is leeyahay waxaa lamid noqon kari lahaa Sheikh Sharif Sheik Axmed haddii fursad la siinlahaa. Markale Ilaahey jannadiihaka waraabiyo madaxweyne Adan Cadde.
|
|
Stop bein Dictators, be like Adan Abdulle Rahmahullah.
|
|
Waxaan jalkaan ugu tacsiyadeynayaa umada soomaaliyeed meel walba ooy joogto geeridii ku timid madaxweyne adan cabdulle cusman, kama uusan geeriyoon reer aadan cade oo keliya hase ahaatee wuxuu ka tagay soomali oo idil ee rabiga awooda leh janadiisa ha ugu deeqo anaga iyo gurigiisaba samir iyo iimaan hanaga siiyo.
|
|
Inaa lillah wa inaa ileyhi raajucuun..
Waxaan u diraaya tacsi ubadkii uu ka geeriyooday gaar ahaan Cismaan, Abuukar, cabduqaadir iyo faadumo. shacabka soomaaliyeed oo dhan ayaa ka xuun waa maalin murugo iyo tiiraanyo leh illah waaxan uga baryeyna jannatul fardowsa
Amiin
|
|