Dr. Ali Mao-Aweys, M.D. is a General Medicine and Natural Health Doctor has now fully moved to United Kingdom. He specializes:
Stomach����
�Heart�����
Lungs
Liver
Bones
Women
Children
Diabetes
Pain therapy
Full internal Diagnostic
Acupuncture
Natural cures and Remedies
Nutritionist (special care for diabetes)����������������������������������
Dr. Mao has now fully moved to UK in his London office. But if there a need that a patient requires to go to Germany, he will assist you on that. Please make an appointment (Ballan suubso).
London Office 02088025566 (if you are calling from London ) 00442088025566 (if you are calling from Europe ) 001442088025566 (if you are calling from America )
07985747612 (if you are calling from London )
00447985747612 (if you are calling from Europe ) 011447985747612 (If you are calling from America) Address
602 Green Lanes, Haringey N8 ORY London, U.K.
Ogeysiis Ogeysiis Ogeyssis
Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool qaarada Yurub waxaa la ogeysiinayaa in Dr. Cali Macow Aweys uu soo wada wareegay Rugtiisa Caafimaad ee ku taala magaalada London. Waxaa dadweynaha la ogeysiinayaa in Rugtii Caafimaad ee ku teelay dalka Jarmalka la xiray, haddiise qof uu caafimaad ugu baahdo dalka Jarmalka uu Dr. Macow arrintaas ka kaalmeyn karo.
Dr. Macaow wuxuu ku taqasusay baarista iyo daaweynta cudurada ku dhaca: Caloosha, Wadnaha, Sanbabka, Beerka, Lafaha, Cudurada u gaarka ah dumarka iyo Carruurta, macaanka (Diabetes).
Dr. Macaow wuxuu laga bilaabo bishan March 18keed uu si joogta u fadhiisandoona xafiiskiisa weyn ee ku yaala magaalada London.
Dr. Cali Macaw Aweys wuxuu dhammaantiin idiin rajeynayaa caafimaad wanaagsan
Xafladdii Furitaanka Rugta Caafimaad ee Magaalada London, UK