Laanta Afka-Soomaaliga ee BBCda Barnaamijka - Sagaalka Habeenimo - G. Afrika Barnaamika - Shanta Galabnimo G. Afrika Barnaamika - Labada Duhurnimo - G. Afrika
Radio Hiiraan
Amin arts

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Bantu
Solamusic
Sh/Hoose

Shirqool
SomaliSwissl
SOMWAT

Somali Citizen

Somali Amreican C.
Somaliwide.Net
Somali Star TV

Somali Sports
SomSport
SS Union
Somali Swiss
Soomaalinews.com

SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com

Talo Wanaag
Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye

Xog-Waran

Arab News

Opinion - Fikrado
The U.S. secret war in the Horn of Africa - Philippe Leymarie
New PM Expected to Tackle Insecurity  - Abdulkadir Khalif
Las Anod Speaks - Mohamoud A Gaildon

Regional Reconciliation and Reconstruction Approach: A Paradigm Shift for Somalia - Ahmed Dirie

Recent Statement by Meles Zenawi - Jama Mohamed Ghalib

Somaliland’s Perilous Road for Recognition - Mohsin Mahad

War Crimes Investigation in Somalia: - Abdirizak Mohamed
Cleanse the Vandals from Mogadishu! - Abdulaziz Mohammed
The Bleak Future of the Horn of Africa - Mahamud M. Yahye, PhD

More articles....

Somali News Update - Monday - November 26, 2007

Halimo Omar: "There is no limit to the suffering" - AFGOYE, 26 November 2007 (IRIN) - Halimo Omar, 40, fled fighting in Mogadishu, and is now living in a cramped, makeshift camp for the displaced near the town of Afgoye, 30km south of the capital. Full News
UNHCR to build more shelters in refugee camp - IRIN
Germany increases aid to victims of Somalia violence - dpa
Malta's accidental immigrants face 'inhuman' conditions - AFP
Kenya offers asylum to Somali refugees: UN - AFP
Somali cops kill woman vendor - AFP
UN agency says loses track of Somali refugees in Kenyan capital - AFP
Ugandan troops to fight back if attacked - The East African
Kenya offers asylum to Somali refugees: UN - AFP

Waraka Maanta Isniin, - November- 26, 2007
Maamulka Gobolka Banaadir oo sharci adag ku soo rogay Warbaahinta ka howlgasha Magaalada Muqdisho Isniin, November 26, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sharci adag ku soo rogay Warbaahinta madaxa bannaan ee ka howlgasha magaalada Muqdisho, xili uu sharcigii lagu dhaqi lahaa Saxaafadda uu horyaallo Baarlamaanka Soomaaliya.(Wararka Maanta Nov-26)
Xukuumadda Somaliland oo amar ka soo saartay Passport-ka cusub ee Soomaaliya - HOL
Suuqa Bakaaraha oo  ay xasilooni darradii ku soo laabatay - HOL
LUUL AXMED DIIRIYE: “Dowladda Federaalka waxaan ka codsaneynaa in haddii uu nool yahay Aabahey ay soo deyso, haddii uu dhintayna ay nagu wargeliso” - HOL
Qaraxyo shalay iyo xalay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho Baydhabo iyo Beledweyne - HOL
Ciidamada Uganda ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in ay jawaab bixin doonaan haddii mar kale la soo weeraro - HOL
UNHCR oo ka walaacsan halka la geeyay Dad Soomaaliyeed oo in muddo ah ku xayirnaa Garoonka Jomo Kenyata - HOL
Shirkii Boocame iyo Jawaabta ay ka bixiyeen Siyaasiyiinta Gobolka Sool ka soo jeeda ee Somaliland - HOL
Somali News Update - Sunday - November 25, 2007
Somali parliament swears in new premier - MOGADISHU (AFP) - The Somali parliament on Saturday swore in a new prime minister, hoping to bolster the feeble government faced with a deadly insurgency in the capital and to restore stability across the shattered nation. Full News
oic donates $300,000 to somalia, benin and yemen - Al Bawaba
Unending violence pushing vast numbers to mental brink - Chicago Tribune
Somalis arrive in Emporia with tuberculosis - Khi News
Refugee stream swells in Somalia - AP
Waraka Maanta Axad, - November- 25, 2007
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo u amba baxay magaalada Addis Ababa Axad, November 25, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa maanta wuxuu u amba baxay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.(Wararka Maanta Nov-25)
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Hay’adaha Gargaarka ugu baaqay in ay Dawo la gaaraan Caruur ku jirta Isbitaalka Baydhabo - HOL
Fursado Muhiim ah oo horyaala Mucaaradka Dowladda Federaalka iyo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya - HOL
Shirkadaha Duulimaadyada iyo Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka oo isku haya Dukumiintiyada ay ku baxayaan Dadka ka dhoofaya Muqdisho - HOL
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo saaka la dhigay Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye - HOL
Fariisin ay Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Magaalada Muqdisho oo la weeraray - HOL
Somali News Update - Saturday - November 24, 2007
For a mother separated from her children  - Fatuma Abdul Aziz Mohammed would give everything she owns to see her five children again. The problem is she owns nothing. The 37-year-old Somali sits with her hands folded, every now and then adjusting her veil, ... Full News
Somali new PM approved - AFP
Mortar barrage sparks Mogadishu clashes: witnesses - AFP
Somali Americans Protest For Peace - KTTC TV
Exhibit chronicles trek to America - AP
Somali opposition dismiss nomination of new PM - Reuters
Canadian oil chief in Somali region for exploration - AFP
Skirt too long to please employer - Toronto Star
Voices: Guard's skirt too long - Toronto Star
Waraka Maanta Sabti, - November- 24, 2007
Baarlamaanka Soomaaliya oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Sabti, November 24, 2007(HOL): Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu cod aqlabiyad ah ku ogolaaday Ra’iisal Wasaarenimada Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo dhawaan xilkaas loo magacaabay.(Wararka Maanta Nov-24)
Maxaabiis ku xirneyd Xabsiga Dhexe ee Kismaayo oo la wareegay gacan-ku-heynta Xabsigaas - HOL
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka hadlay xarigga Axmed Diiriye, Idaacadaha Muqdisho iyo isku-day lagu dili lahaa Inj. Suudaan Cali Axmed - HOL
Ciidamada Itoobiya oo howlgallo ka wada Deegaanka Suuqa Xoolaha kadib qaraxyo halkaas ka dhacay - HOL
Kooxo hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanaayeen Maxkamadihii Islaamka oo xalay  galay Degmada Mataan - HOL
Prof. Geeddi sidee buu u arkaa Ra’iisal Wasaaraha cusub ee loo Magacaabay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya? - HOL
Isbaheysiga Dib u xoreynta oo sheegay in uusan waxba soo kordhineynin Ra’iisal Wasaraaha  loo magacaabay Soomaaliya - HOL
Ururro ka shaqeeya Xaquuqda Aadanaha oo qeylo-dhaan ka soo saaray Fatahaadda Webiga Shabeelle - HOL
Somali News Update - Friday - November 23, 2007
Refugee boat crash kills more than 60 - SANAA, Yemen, Nov. 23 A boat carrying Somali refugees and other migrants capsized en route to Yemen, killing more than 60 people. Full News
Somali press panel asks new PM to protect media - NAIR
Somalia crisis languishes in Darfur's shadow - Reuters
Somalia: Situation Report - 23 Nov 2007 - OCHA
KENYA: Locusts infest Mandera district - IRIN
Somalia: UN envoy hails nomination of new Prime Minister - UN
About 65 would-be migrants die off Yemen coast - Reuters
United Nations Political Office for Somalia - UNPOS
Waraka Maanta Jimco, - November- 23, 2007
Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo sheegay in uu wada hadal la furayo Mucaaradka Dowladdiisa Jimco, November 23, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo wareysigii ugu horeeyay siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ayaa wuxuu ku sheegay in ay Xukuumaddiisa wada hadal la furi doonto Mucaaradka ka soo horjeeda Dowladdiisa.(Wararka Maanta Nov-23)
Gaadiid ay wateen Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu qarxiyay Magaalada Muqdisho - HOL
Dagaal saaka ka dhacay Deegaanka Bacda oo 50km u jirta magaalada Beledweyne - HOL
Soo Noqoshada Somaliland ee Maxamed Cabdi Xaabsade 11 sano kadib - HOL
Deeq lacageed gaareyso 20 milyan oo la gaarsiiyey bukaanada ku jra Isbitaallada Madiino iyo Dayniile - HOL
Somali News Update - Thursday - November 22, 2007
Somali president nominates candidate for PM - BAIDOA, Somalia (Reuters) - Somalia's president nominated Somali Red Crescent officer Nur Hassan Hussein as prime minister on Thursday, three weeks after his predecessor quit amid pressure over a political deadlock. Full News
The history of oil & gase xploration in Somalia - Petrosom
Officer loses assault appeal, led away in handcuffs - Toronto Star
Rights watchdogs urge action against enforced disappearance - IRIN
Somalia 'neglected by the world'
- Al-Jazeera
Photographer Documents Somali Exile
- AP
Five Nations Discuss Military Against Somali Pirates - AHN
U.N. mulls protection of civilians in armed conflict
- Xinhua
Waraka Maanta Khamiis, - November- 22, 2007
Ra’iisal Wasaare cusub oo loo magacaabay Soomaaliya Khamiis, November 22, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaflad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada KMG ah ee Baydhabo ayaa waxaa uu xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya ugu magacaabay Col. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ahaa Xoghayihii guud ee Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed.(Wararka Maanta Nov-22)
Banaanbaxyo lagu taageerayo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay Magaalooyinka Muqdisho, Boosaaso iyo Garowe - HOL
MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Waxaan ugu hambalyeynayaa Ra’iisal Wasaaraha cusub xilka uu qabtay, waxaanse uga tacsiyadeynayaa dhibka adag ee hor-yaala” - HOL
Baadariga ugu sareeya mad habta Catholic oo ugu baaqay dhinacyada Soomaaliya isku haya - HOL
Taarikh Nololeed kooban ee Ra’iisal Wasaare Col. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) - HOL
Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo Bam Gacmeed lagu weeraray xili ay marayeen Xaafadda Suuqa Xoolaha - HOL
Somali News Update - Wednesday - November 21, 2007
Sonkorey Mohamed: "I'd rather die than live like this” - NAIROBI, Sonkorey Mohamed, a 20-year-old woman, lives in a makeshift camp for the displaced near the town of Afgoye, 30km south of Somalia's capital Mogadishu. Full News
Security Council rejects UN chief's opposition to UN force in Somalia - AP
Somali refugees on hunger strike
- BBC
Pope appeals for solution to Somali conflict - Reuters
U.N. mulls protection of civilians in armed conflict
- Xinhua
Regional shipping on piracy alert - Arabian Bussiness
Country Deports 18 Somali Asylum Seekers - Daily Nation
IWU teacher writing: being political prisoner in Ethiopia - Pantagraph
Netherlands Not So Dutch Anymore - AP
Demand rising for goat meat - AP
Death and denial - Guardian Unlimited
Waraka Maanta Arbaco, - November- 21, 2007
SOKOREEY MAXAMED: “Intii aan sidan ku noolaan lahaa waxaa la ii qaatay aniga oo iska-dhinta” Arbaco, November 21, 2007(HOL): Sokorey Maxamed waxay ka mid tahay Dadka ka barkacay dhibaatooyinka ka jira caasimadad Soomaaliya ee Muqdisho, waxayna haatan ku nooshahay Deegaanka Carbiska oo u dhow Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.(Wararka Maanta Nov-21)
Shir ka dhacay Magaalada London oo lagu taageeray Heshiis ay Beelaha Xawaadle iyo Abgaal ku gaareen Deegaanka Moqokore ee G/Hiiraan - HOL
Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta Macallinka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Beledweyne - HOL
Salaadiin ka soo jeeda Beesha Habar-gidir oo ugu baaqay dhinacyada Dagaalka kala soo horjeeda Dowladda Federaalka in ay wada hadal aqbalaan - HOL
Guddoomiyaha Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman oo la dhaawacay - HOL
Somali News Update - Tuesday - November 20, 2007
One million Somalis have now fled their homes -UN - MOGADISHU, Nov 20 (Reuters) - The number of Somalis uprooted by fighting in their own country has hit a "staggering" one million, the United Nations' refugee agency said on Tuesday. Full News
As Somali Crisis Swells, Experts See a Void in Aid - NY Times
Kenya condemned by rights group for Somali repatriations - AFP
Kenya deports 18 Somali asylum seekers - Reuters
Ethiopia denies reports of Ogaden helicopter attacks - Reuters
UNHCR launches last phase of Somali repatriation from Djibouti - UNHCR
Waraka Maanta Talaado, - November- 20, 2007
Dowladda Kenya oo dib-u-celin ku bilowday Soomaalida Magangalyo-doonka ah ee dalka maciinsaday Talaado, November 20, 2007(HOL): Dowladda Kenya ayaa waxay dib-u-celin ku bilowday Soomaalida magangalyo-doonka ah ee badankood ka cararay dhibaatooyinka ka jira Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimaddiisa Muqdisho.(Wararka Maanta Nov-20)
Golaha Ammaanka ee Q/ Midoobay oo ku baaqay in la sii wado qorshaha Ciidamo ka socda UN-ka loogu dirayo Soomaaliya - HOL
Maamulka Gobolka Banaadir oo howlgeliyay Waaxda Dad-Dhigidda Dowladda Hoose - HOL
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka walaacsan Xaaladda uu ku sugan yahay Axmed Diiriye - HOL
C/kariin Faarax Laqanyo oo si weyn ugu ololeynaya qabashada Xilka Ra’iisal; Wasaarenimada Soomaaliya - HOL
Dowladda Uganda oo u digtay dadka Somaaliyeed ee wadankeeda u soo safraya iyo kuwa ku nool - HOL
Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 2007 Hiiraan Online

page counter

A Message From Barack - Video
Waqtiga Salaadda
Dugsi.com
Golaha Imaamyada
Duruus

The Right Way to Pray
Somali Sunah
Listen & Read Quran

Benadir_Islam
AFLAX.NET
ISLAM TOMORROW
Iimaam Shaafici
Boqolsoon

Khalid Bin Walid

La Soco Tafsiirka
Ottawa Muslims
Maktabatu Al-Hudda
Islamic City
MSA
IVIEWS.COM
Learn about Islam