Waxaa la baafinayaa :

Cumar Shekh Mohamed Shekh Ahmed

oo markii ugu war dambeysay lagu sheegay in uu joogay dalka Liibiya isaga oo u sii tahriibayey dalka Talyaaniga sannadkii 2008

Waxaa baafinayo hooyadiis Xamiido Cumar iyo walaalihiis oo kala jooga magaalooyinka Ottawa ee dalka Canada iyo magaalada London ee dalka UK

Qofkii warbixintiisa haayo nolol iyo geeriba ha la soo xiriiro walaashiis Seynab Sheikh Maxamed oo laga helo telefoonka
(613) 744-7047 ama
emailka [email protected]


Waxay REER IBRAAHIN QOODAAR ay baafinayaan gabadhood:

SAFIYO MUUSE IBRAAHIM

oo ugu wardanbaysay bilowgii
1998KII ayidoo waqtigaas ay joogtay wadanka SACUUDI CAREEBIYA xaafada XEYL NACIIM.

Safiyo Muuse Ibrahim ayaa ilaa iyo hadda aqbaarteeda la haynin. Ciddii warkeeda haysa ha la xiriireen

C/Casiis Muuse Ibraahim Telefoonka: 447506962368 UK
AXMED MUUSE IBRAAHIN 255782074866 TANZANIA
HOOYO XALIIMO XALANE 25215859118 B/WEYN, SOMALIA
ama EMAILKA: [email protected]