Qarammada Midoobay oo dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay isku diyaariso maamulka dalka oo dhan Isniin, September 06, 2010 (HOL) − Sarkaal ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay isku diyaariso sidii ay kula wareegi lahayd dalka oo dhan, iyadoo la ogyahay in gobollada koonfureed iyo muqdisho inteeda badan ay gacanta ku hayso Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam.(Wararka Maanta Sept-06)
Ciidammo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo muddo kooban xayiray isku socodka Waddooyinka Muqdisho - HOL
Ganacsatada Jaadka ku iibiya Muqdisho oo sheegay in canshuur fara badan lagu soo rogay - HOL
Beledweyne oo diyaar garow loogu jiro maalinta ciidda - HOL
Puntland oo Looga Diyaar Garoobayo Ciiddul Fidriga - HOL
Shacabka Muqdisho oo diyaargarow ugu jira soo dhaweynta ciiddul-fidriga nagu soo foolka leh - HOL
Xildhibaan dhaliilay Ciidamada AMISOM, Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweyne Sheekh Shariif - HOL
Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Muqdisho ay ka wadaan Xarrakatul Shabaab, Ciidamada AMISOM iyo dowladda Soomaliya - HOL |