Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa maanta markii ugu horreysay u diiday inay madaarka Hargeysa fariisato diyaarad ogolaanshiyo kasoo qaadatay dawladda Soomaaliya, isla markaana sheegtay in aanay hawadeedda u soo mari karin diyaarad aan Somaliland fasax ka haysan.
Warkii oo dhan
Piracy off the coast of West Africa has now overtaken Somali piracy, a report by the International Maritime Bureau (IMB) and other seafarers' groups says.
Full Story
More Articles
Kenya will host a major international conference in August to discuss on modalities of repatriating more than one million Somali refugees to their country.
Isniin, Juun 17, 2013 (HOL) — Kaddib howlgal saacadihii aynu soo dhaafnay ay ka sameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM qeybo ka mid ah gobollka Hiiraan ayeey kula wareegeen deegaanno hoostaga magaalada Baladweyne oo ay horay gacanta ugu hayeen xoogagga Al-shabaab.
Axad, Juun 16, 2013 (HOL) — Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen ardayda iyo macalimiinta jaamacadaha, cuuryaamiin, haweenka Soomaaliyeed, ururrada bulshada rayidka, ganacsato, culummaa’uddiin iyo xubno beesha caalamka ka socday oo looga tashanayay dastuurka ayaa maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.
Three men and a police officer were stabbed at a mosque in Birmingham last night.
Booliska soomaliyeed ayaa hawlgal ay sameeyeen ku soo qabtay hub aad u badan iyo waxyaabaha qarxa oo laga soo saaray meel dhulka hoostiisa ah oo ku taal degmada Hodan sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka booliska.
The al-Qaida-linked militants in Somalia who once controlled the southern port city of Kismayo are gone, but now a fight for control of the city has broken out.
ST. LOUIS, MO (KTVI) – Two men and two women were shot dead at the Cherokee Place Business Incubator in St. Louis Thursday afternoon. Police say that the shooting is part of a murder-suicide.
Jimco, June 14, 2013- Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kusoo bandhigay Nairobi warbixin ku saabsan wadciga dhabta ah ee ka jira gobollada Jubbooyinka iyo waxa dastuurka Soomaaliya uu ka qabo maamul u samaynta gobolladaas.
Khamiis, Juun 13, 2013 (HOL) — Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay iyo xubno la socday ayaa maanta tagay Hargeysa si uu kulammo ula yeesho madaxda Somailland oo uu ugu horreeyo Axmed Siilaanyo oo ah madaxweynaha maamulka Somaliland.
The simmering tension between the Government of Mogadishu and that in Nairobi over the establishment of Somali’s breakaway State of Jubaland has gotten intervention from a likely source.
Arbaco, June 12, 2013 (HOL) - Tan iyo markii loo doortay inuu madaxweyne ka noqdo maamulka Jubbaland Sheekh Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa waxaa kala qaybsanaani ay ka dhex jirtay dhinacyada Soomaalida oo kala taageeray madaxweynayaal dhowr ah oo halkaas looga dhawaaqay, iyadoo dawlada federaalka ah ee Soomaaliyana ay sharci darro ku tilmaantay dhammaan maamullada looga dhawaaqay Jubbooyinka.