Idaacadda Habeenimo Idaacadda Galabnimo Idaacadda Duhurnimo
Somalihome Online
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Soomaali
Suxufi
SUSA Netowrk
STN-TV.NET
Waqooyi Bari Kenya
Widhwidh
Yoobsantimes

Arab News



Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
 
 
Waxaa 22-dii December 2004 ku geeriyooday magaalada Muqdisho Sheekh Aden Sheekh Cumar  Madoobe.
 
Marxuum Sheekh Aaden oo Xarumo waa weyn oo Diinta islaamka lagu fidiyo ku lahaa gobolada Soomaaliya oo dhan gaar ahaan gobolada Somaliland,Puntland, Jubooyinka iyo Magaalada Muqdisho oo uu ku lahaa xaruntiisa ugu weyn xaafada Wardhiigley.
 
 
Waxaa marxuumka uu ka tagay inkabadan boqol qofood oo isugu jira kuwa uu dhalay iyo ilmaha aysii dhaleen.
 
Hadaba anagoo kala ah:
 
Muuse Sheeka Xariir
Xaaji Axmed Awmuuse Duceeye
Cabdulahi Sahal
Cabdikarim Sheekh Muxumad
Maxamed Afweyne
Abdixakiim Sh.Maxamed
Saciid Axmed Cabdiwaxid(Saciid Nabadoon)
Cumar Xaaji Maxamed
Xaaji Carab Xaaji
Maxamed Xuseen Cadow
Cali Tareele Sh Maxamed
Cabdulahi Cabdi Jabane
 
 
Waxaan dhamaan leenahay iheladii iyo qaraabadii uu ka tagay samir iyo iimaan alaha ka siiyo Janadiina alaha ka waraabsho
AAMIIN AAMIIN AAMIIN!!!!!!!!!!!!!!!

Home






 

Contact:[email protected]
Copyright © 2004 Hiiraan Online